Ciidamada Itoobiya,ayaa lagu eedeeyey in ay dileen Shaqaalihi Hay’ada MSF ee caawinayey Dadkii dhibaatadu gaartay ee Tigreega.
Hay’ada MSF,ayaa sheegtay in Sadex ka mid ah shaqaalaheeda la dilay xili ay ku guda jireen gurmad Bulsho rayid ah.
Warkan waxuu sii xoojinayaa eedaymihii waa weynaa ee horay loogu haystay Abiy.

Jibril Qoobey.