Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Maxkamadda Sare Ciidanka qalabka sida ee Puntland ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay 18 kamid ah maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo ka dambeeyay falal isugu jira dilal iyo Qaraxyo oo muddo 13 sanno ah ka dhacayay magaalada Gaalkacyo. https://www.youtube.com/watch?v=5OV6KR-9rz4