Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa deegaan dalxiiseedka Goobweyn qado sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Dowlada Puntland H.E Said Abdullahi Deni iyo wafdigiisa booqashada ku jooga Jubbaland. Idilnews