Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dhismaha Garoonka kubadda cagta Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ayaa lasoo gaba-gabeeyay, Waxaana loo diyaariyay inuu noqdo garoonku mid si isku mid ah loogu ciyaari karo maalin iyo Habeen. https://youtu.be/TnRZkYeNEqo