Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»James Swan oo dowladda Kenya kala hadlay Amniga Soomaaliya
    Somalia

    James Swan oo dowladda Kenya kala hadlay Amniga Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 6, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa uu kulan kula qaatay Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Kenya, Monica Juma.

    Kulanka ayaa labada mas’uul waxaa ay uga wada hadleen xaalada amni ee dalalka Geeska Afrika gar ahaan Soomaaliya maadaama dowladda Kenya ay Ciidamo farabadan ka joogan meelo kamid ah Soomaaliya.

    Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Kenya, Monica Juma oo qoraal soo dhigtay Barteeda twitterka  ayaa sheegtay in Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya James Swan ay is dhaafsadeen qaababka loo xoojin karo iskaashiga amniga gobolka.

    Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa dhawaan socdal ku tegay qaar kamid ah dalalka Carbeed ee saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya gar ahaan Sacuudiga & Imaaraadka, isaga oo kala hadlay arrimaha amnga & doorashada Somaaliya.

    Socdaalka Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya James Swan uu ku tegay Magaalada Nairobi ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dhawaan xal laga gaaray khilaafkii diblumaasaiyadeed ee u dhaxeeyay Soomaaliya & Kenya.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Israel announces official recognition of Somaliland as independent state

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.