Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Qarixii lala beegsaday Taliye Qaroole (VIDEO)
    Somalia

    Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Qarixii lala beegsaday Taliye Qaroole (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 10, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin guud ka bixiyay khasaaraha dhimasho dhimasho midka dhaawac iyi midka hantiyadeed ee ka dhashay qaraxa  Gaariga loo adeegsaday ee lagu weeraray Taliyaha qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole.

    Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan (Duudishe) oo Shir Jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Taliyaha qaraxa lagu weeraray xilli uu karayay wadada ka leexatay Isgoyska Banaadir ee aada dhinaca Isbitaalka Banaasir, isla markaana uu ka badbaaday.

    https://www.facebook.com/826003914191316/videos/990925371663593

    Waxaa uu sheegay in qaraxa ay ka dam eeyeen Al-Shabaab ayna doonayeen inay ku dilaan Taliyaha qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, balse uu ka badbaaday, waxaana uu sheegay inay qaraxa ku dhinteen 5 Ruux oo Shacab ah, 9 kale ay ku dhaawacmeenn ,sidoo kale uu jiro dad farabadan oo ka burburtay hantidooda.

    Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxa Ismiidaaminta ahaa ee lagu weeraray Kolonyada uu watay Taliyaha qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qarooel, iyaga oo sheegay inay askar farabadan ku dileen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Israel announces official recognition of Somaliland as independent state

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.