Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talyaaniga oo ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub
    Somalia

    Talyaaniga oo ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 12, 2021Updated:July 12, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dalka Talyaaniga ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Yurub markii ugu horeysay tan iyo sanadkii 1968 iyadoo goolhaye Gianluigi Donnarumma uu badbaadiyey labo rigoore oo England ah waxayna ku badiyeen 3-2.

    Labada dhinacba waxay ku dhamaatay ciyaarta daqiiqadihii loogu talogalay  barbaro 1-1 waqtiga dheeriga ah ciyaarta oo ka dhacday Wembley.

    Goolhayaha Talyaaniga Gianluigi Donnarumma ayaa ka qabtay rigoorayaasha b  Jadon Sancho iyo Bukayo Saka ka dib markii Marcus Rashford uu birta garaacay, iyadoo Federico Bernardeschi, Leonardo Bonucci iyo Domenico Berardi ay dhamaantood goolal u dhaliyeen xulka Talyaaniga.

    Luke Shaw ayaa u dhaliyay gool qurux badan xulkiisa ciyaarta oo socotay labo daqiiqo oo kaliya,siiyay riyo ah laakiin Italy ayaa goolka barbaraha keenstay daqiiqadii  67aad iyadoo uu u dhaliyay Bonucci.

    Waxay ahayd finalkii ugu horeeyey ee lagu kala adkaado rigoorayaal tan iyo markii Czechoslovakia ay garaacday West Germany 1976.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Israel announces official recognition of Somaliland as independent state

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.