Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Tirada dadka ku dhintay rabshadaha Koonfur Afrika oo la shaaciyay
    Somalia

    Tirada dadka ku dhintay rabshadaha Koonfur Afrika oo la shaaciyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 14, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saraakiisha amniga ayaa sheegay in dowladdu ay ka shaqeyneyso sidii loo soo afjari lahaa rabshadaha iyo bililiqada, taasoo ku faaftay gobolka uu ka soo jeedo Zuma ee KwaZulu-Natal ilaa Johannesburg, oo ah magaalada ugu weyn dalka, iyo gobolka ku xeeran ee Gauteng.

    Booliska Koonfur Afrika ayaa sheegay goor dambe oo Talaadada ah in dad gaaraya 72 qof ay naftooda ku waayeen, halka in ka badan kun iyo laba boqol loo qabtay mudaaharaadyada u xuubsiibtay bililiqo iyo gubid loo geysanayo goobo ganacsi.

    Dibadbaxyadaan ayaa ka dambeeyay xarigga usbuucii la soo dhaafay loo geystay madaxweynihii hore Zuma iyo caro badan oo ku saabsan sinaan la’aanta weli taagan 27 sano ka dib dhamaadkii midab kala sooca.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Israel announces official recognition of Somaliland as independent state

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.