Farxaan Cali Xuseen, ayaa loo doortay Senatorka 7-aad ee Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kaddib markii uu u tanaasulay Hodan Isxaaq Maxamed.
Intaas kaddib Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa cod taag ah galiyay xubinimada Farxaan Cali ee Aqalka Sare, waxaana Codka kalsoonida siiyay 65 Mudane.
Idilnews