Shacabka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan ciyaarta Finalka ah ee Tartanka 8-aad ee ciyaaraha Puntland, taas oo ay garoonka Mire Awaare ku yeelan doonaan xulalka Gobalada Nugaal iyo Haylaan.
https://www.facebook.com/826003914191316/videos/3031731287152485
Idilnews