Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Akhriso: 7 Qodob oo laga soo saaray Heshiis dhex-maray Soomaalida iyo Canfarta+VIDEO
    Puntland

    Akhriso: 7 Qodob oo laga soo saaray Heshiis dhex-maray Soomaalida iyo Canfarta+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019Updated:October 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen labada madaxweyne ee dowlad deegaanada Soomaalida iyo Canfarta dalka Itoobiya ayay ka sheegeen in lagu heshiiyay in ay lala shaqeeyo ciidamada dowladda  federaalka si masuuliyadi ku jirtana ay uga wada shaqeeyaan ismaamuladu sidii xal waara loo gaari lahaa colaadda, iyado ugu danbayn sharciga lagu kala bixi doono.

    https://www.facebook.com/SRTVPage/videos/2239301646366893/

    Sidoo kale kulan seddax geesood ah oo shalay labada madaxweyne iyo ay Xafiiska kula yeesheen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Aby Axmed ayaa laga soo saaray qodobada lagu heshiiyay, kuwaas oo ka koobnaa ilaa todoba qodob oo kala ah:

    1) In mar kasta rabitaanka Shacabka la tix galinayo.

    2) In dadka hubaysan laga kala fogeeyo aaggaas.

    3) In ay khalad wayn oo qaranimada Itoobiya meel uga dhacay ay ku kaceen ismaamulka Canfarta markay warar ku tiri ku teen ah ay ku baahiyeen saxaafada dalka.

    4) In Degaamaynta cusub ee is-maamulada qaar ay wadaan ay joojiyaan

    5) In saxaafada lagu daba galo faafinta wararka beenta ah isla markaana talaabadooda ku haboon laga qaado.

    6) In Ciidamada militeriga ay ilaaliyaan amniga iyo nabad qabka shacabka iyo xoolahooda.

    7) In Canfartu ay soo celiso xoolaha ay ka dhacday shacabka dowlad deegaanka Soomaalida.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.