Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay Liiska Guddiyada Doorashooyinka iyo Gudiga Xallinta Khilafaadka heer Federaal ee Doorashada 2020/2021.