Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Puntland ayaa ku dhawaaqday Liiska xubnaha Golaha Deegaanka degmada Jariiban ee Gobalka Mudug, kuwaas oo ka kooban 21 xubnood.