Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Liiska Golaha Degaanka Degmada Gumbax oo lagu dhawaaqay
    Somalia

    Akhriso: Liiska Golaha Degaanka Degmada Gumbax oo lagu dhawaaqay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowladda Puntland oo soo saartay liiska magacyada Xildhibanaaadda Golaha Deegaanka ee Degmada Gumbax ee Gobolka Gardafuu oo ka kooban 17 xubnood.

    Xubnaha 17 ah ee Golaha Degaanka Degmada Gumbax, ayaa 3 kamid ah ay yihiin Haween, waxaana degmadaas ku sugan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Maxamed C/rixmaan Dhabancad, isagoona la filayo inuu ka qeyb-galo Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gumbax.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.