Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo dagaal kula wareegtay Aadan Yabbaal
    Somalia

    Al-Shabaab oo dagaal kula wareegtay Aadan Yabbaal

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Aadan Yabbaal ee gobalka Shabeellaha dhexe, taas oo muddooyinkii u dambeeyay ay gacan ku heynteeda ku fara adeegaysay DFS.

    Al-Shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saaka, weerar dhowr jiho ah kuna bilowday qaraxyo ku qaaday saldhigyo ciidamada Dowladda Federaalka ah ku lahaayeen Aadan Yabbaal – waxaana dagaal saacado socday kaddib isaga baxay degmada ciidamada Xoogga dalka, taas oo suuragalisay in argagixisadu si buuxda ula wareegto.

    Sawirro iyo muuqaallo ay baahisay kooxda Al-Shabaab – ayaa muujinaya maleeshiyaadka kooxda oo dhexmaraya degmada Aadan Yabbaal, oo kamid deegaanada istiraatiijiga ah uuna dhowaan booqday Madaxweyne Xassan Shiikh.

    Xilliga weerarku dhacayay, waxaa Aaddan Yabbaal ku sugnaa saraakiil sare oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee DFS, kuwaas oo dhowaanahan abaabulayay guluf weyn oo dagaal, oo ka dhan ah Al-Shabaab.

    Qabashashadeeda ayaa uga dhigan Villa Somalia guuldarro weyn, iyo fashil dhanka Amniga ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.