Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.
    Somalia

    Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maalin ka hor Xasan Shiikh,ayaa kaga dhex faanay Golaha Wasiirada Fadaraalka in uu Israa’iil kaga adkaaday Diblomaasiyadii oo ay carartay,isla markaana aqoonsigii SL been ahaa,waxaase ka danbeeyay in Israa’iil ficil ku dartay hadalkeedii.

    Sidoo kale Rw Xamse,ayaa Dhuusamareeb ka sheegay in uu aqoonsiga SL yahay Prank ku kooban Video Call,balse Video Call mahan ee waa dhab.

    SL,waxay u ahayd guul kale oo ay gaartay imaanshaha Wasiirka arimaha dibada Israa’iil.

    SL,waxay heshay Quwad ay ka garabsato loolanka uga imaanaya Xamar iyo xulafadeeda.

    Turki iyo Sacuudi lama diriri karaan Israa’iil,waana iyaga kuwa hada Xasan isku halaynayo.

    Israa’iil,waxay muujisay in ay tahay Sxb laysku halayn karo oo la garabsan karo,si gaar ah,waxay hoosta uga xariiqday SL in ay muhiimad uleedahay oo aysan dayacayn.

    Villa Somaliya,waxaa bahdil ugu filan in ay ogaan wayday xogta rasmiga ah diyaarada toos uga soo duushay Adis-ababa ee uu saarnaa W.Arimaha Israa’iil.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.