Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Amb. Donald Yamamoto “Mareykanku wuxuu garab taagan yahay Danaha Dowlad Gobaleedyada” (Daawo)
    Puntland

    Amb. Donald Yamamoto “Mareykanku wuxuu garab taagan yahay Danaha Dowlad Gobaleedyada” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto, ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex taagan Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah iyo kulamo kala duwan oo uu la yeeshay Hoggaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya.

    Danjire Donald Yamamoto, ayaa ku tilmaamay arrin adag khilaafka Dowladda Fedeaalka iyo Dowlad Gobaleedyada, Isagoona xusay inuu kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Labada dhinac, kuwaas oo uu kala hadlay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka dabada dheeraaday.

    Waxaa uu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ka go,an tahay ilaalinta danaha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyadoon meesha laga saareyn muhiimada iyo Doorka Dowladda Federaalka.

    Ugu dambeyntii, Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa ugu baaqay Dhinacyada Siyaasadda Soomaaliya inay ka faa’ideystaan waqtiga, Sidoo kalena ay xal ka gaaraan Khilaafka ka dhex jira si Dalka looga samata bixiyo dhibihii uu soo maray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.