Author: Jibril Qoobey.

WASIIR KA TIRSAN XUKUUMADA XILGAARSIINTA ROOBLE OO UU WARIYE KANADA U DHASHAY UU KU CADEEYAY MUSUQ INUU UU KU KACAY, KA DIBNA WARYIHII CADEYBTA KEENAY & URURO KU EEDEEYEY “SHIRQOOL LA RABO IN LAGU DILO” Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada DFS Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa ku eedeeyey Jay Bahdur & urur aan dowli aheyn oo fadhigiisu yahay Switzerland iney jabsadeen Email-kiisa isla markaana qorsheynayaan iney dilaan. Hay’addan ayaa wada baaritaano ku saabsan kaluumeysiga sharci darrada ah ee laga sameeyo xeeebaha Badweynta Hindiya dalka Somaliya & in Wasiirka ka mid yahay dadka dhacaaya kheyraadka dadka Somaliyed sida lagu daabacey jariidada Nation ee…

Read More

Waxaa sii xoogeysanaya carada ka dhalatay weerarkii lagu qaaday markab shidaal oo dalalka reer Galbeedka ay ku eedeynayaan Iiraan, inkastoo ay Tehran iska fogeysay mas’uuliyaddiisa. Safiirro dhowr ah ayaa looga yeeray wasaaradaha Arrimaha Dibadda, halka ay isasoo tarayaan hanjabaadaha ku aaddan in jawaab laga bixin doono falkaas oo isbuucii las oo dhaafay ay diyaarad drone ah ku qarxisay markabka. Britain, Mareykanka iyo Israa’iil ayaa si cad u sheegay in Iiraan ay ka dambeyso weerarkaas, inkastoo ay iska fogeeyeen madaxda dalkaas, waxayna wacad ku mareen in ay sameyn doonaan wax walba oo ay ku waxyeelleynayaan danaha Iiraan. Maxaa dhacay? Maalintii Khamiista,…

Read More

Sao Paulo waa gobol dhaca Brazil, waxa uuna kamid yahay 26 gobol ee Brazil ka kooban tahay. waa hal bawlaha wadanka Brazil waana gobol baaxad ahaan kaga jira dalka kaalinta 12aad. Waxa ku nool 46Milyan oo qof, taaso ka dhigan in 21% dadka Brazil ay gobolkaas dagan yihiin, waana gobolka ugu dadka badan guud ahaan Brazil. Gobolka Sao Paulo waxa uu baaxad ahaan inyar ka weyn yahay wadanka UK, ama wax ka yar 40% dhulka Soomaaliya ayuu le’eg yahay. Waa gobol aad qani u ah, oo ah kan ugu hodansan uguna dhaqaalaha weyn guud ahaan Brazil. Waa gobol xudun u…

Read More

Waxaa socda qaabilaada Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland. Si guud iyo si gaar-gaar ah,ayuu ula kulmay Xildhibaanada Sool iyo Sanaag Madaxweyne Deni. Galabtana kuwii Bari ayay is arkeen. Habeen danbe,waxaa la kulmaya Xildhibaanada Mudug. Sabtida,waxaa la filayaa in uu siidaayo Aqalka-sare xubnaha utartami doona. Inkastoo ay adag tahay in la xaqiijiyo Dadka kusoo bixi doona Liiska ugu danbeeya,hadana waxaa jira war suuqeed hadba iska daba imaanaya. Mudug” 1.Gaagaab oo Turkiga Dhabancad ka keenay. 2.Sanyare oo horay uhaystay carab laalaadinMadaxweyne. 3.Gabar ama Nin Beesha Yoonis Cumar kasoo jeeda. Nugaal” 1.Faroole 2.Faroole Darawalkiisa. Karkaar” 1.Daahir Ayaanle Ganacsade xariga Beyla ka ah Beesha hoose ee…

Read More

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. 15-xubnood oo dhammaantood ka tirsan Xildhibaanada Hirshabeelle ayuu Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan Maxamed u magacaabay Guddiga doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo dooranayo Maamulkaas. Guddigaan ayaa ka shaqeyn doona doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee ka dhaceysa Magaalada Jowhar, waxaana Guddigan ay la kulmi doonaan Guddiga hirgelinta doorashooyinka Hirshabeelle.

Read More

Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hogaamiyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa goordhoweyd shaaciyey inaysan qeyb ka aheyn doorashada guddoonka guddigaas ee la shaaciyey inay qabsoomeyso maalinta Sabtida. Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal ayaa maanta sheegay in doorashada guddoonka guddiga Somaliland la qaban doono maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 7-da bisha Agoosto ee 2021-ka, waxayna ka dhici doonta Xerada Afisyooni, midaasi oo ay qaadaceen xubnaha taabacsan Cabdi Xaashi. “Waxay madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ee doorashooyinka, waxgaradka iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi (Somaliland) halkan ugu caddeynayaan inuusan jirin wax heshiis is-afgarad ah oo laga…

Read More

Darawaliinta iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho, waxaa amni-darrada ugu sii darsamay caqabaddo ay kala kulmayaan waddooyinka magaalada oo qaarkood ay xireen biyo ka dhashay roobab magaalada ka da’ayay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyay warar maalmihii ugu dambeeyay la isla dhexmarayay, kuwaas oo sheegayay inuu jiro isu tanaasul ay isku afgarteen qaar ka mid ah musharaxniita tartanka madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ah ee Facebook, ayuu madaxweyne Shariif ku yiri “Waxaan had iyo goor aaminsannahay dimuqraadiyadda iyo in la galo tartan xor ah, ku salaysan aragti siyaasadeed iyo isbahaysi, taasoo aan waqti soo galinnay welina aan u taagannahay.” Bayaanka Shariif Sheekh Axmed ayaa intaas ku daray “Sidaa darteed waxaan rabaa inaan caddeeyo inaysan waxba kajirin wararka ku saabsan shir ay…

Read More

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Itoobiya iyo taliyaha guud ee Milatariga oo ku dhawaaqay inay sugayaan amarkii ay qaban lahaayeen gobolka Tigreega.Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Dalkaas,waxay sheegayaan in Ciidamads TDF ay 160-km gudaha ugaleen Deegaanka Amxaarada.Sidoo kale Deegaanka Canfarta ayay 50-km gudaha galeen Ciidamada TDF,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Maxay Qoonsatay ku Dowlada fadaraalka ah Warbixinta Midowga Afrika ?? Dowladda Soomaaliy,ayaa ku gacan sayrtay warbixin kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika, taasoo looga hadlay arrimo ku saabsan howlgalka AMISOM iyo xaaladda Soomaaliya. War kasoo baxay xukuumadda,ayaa lagu sheegay in Golaha Wasiirrada ay shir deg deg ah ka yeelanayaan arrintan, dhawaanna bayaan kasoo saari doonaan. Warbixinta,ayaa umuuqata in ay si weyn u dhaliishay hogaaminta Farmaajo muujisayna in aysan Somaliya wax horumar ah samayn 4-tii sano ee udanbaysay laguna fashilmay dhamaan arimihii muhiimada lahaa. Hadaba Warbixinta soo baxday waxa ku qornaa ee saska ku riday Dowlada Dowlada Fadaraalka…

Read More

Guddiga Qiimeynta madax bannaan ee Midowga Afrika,ayaa soo saaray warbixin xaalka Somaliya ah,taasoo aan lagala tashan Dowladda Federaalka ah ee hada jirta. Warbixinta oo ka kooban dhowr iyo sodon bog,ayaa waxaa ka mid ah qodobo xiiso leh,,, 1.In ciidan isku dhaf ah loo soo diro Soomaaliya oo isugu jira AU iyo UN wajiga koowaad ee bisha Janaayo 2022 illaa December 2022, kaasoo ah howlgal cusub. 2.In uu ugudbi doono hawlgalku wajiga labaad oo bilaabaya Janaayo 2023 illaa December 2023, kaasoo ah howlgalka xasilinta oo awooddooda lagu kordhinayo Ciidanka dowladda heer Federaal iyo Dowlad Goboleedyada. 3.In Howlgalkaas uu soo gabagaboobi doono…

Read More

The recent cleanup operations against Al-Shabab will certainly attract the ire and angry responses from the Satans in Galkayo and elsewhere in Somalia. Residents and authorities shouldn’t put their guard down after initial operational and legal successes. According to news sources, some residents in urban towns of Puntland State were receiving typical Al-Shabab phone calls to intimidate and terrorize people. This is the traditional modi operandi of the Evil Group in Somalia. On receiving such cowardly warnings, residents are advised to contact authorities immediately, while taking extra security precautions and safety measures. Collect and document all messages and evidences of…

Read More

Afhayeenka Kooxda TPLF, Getachew Reda oo la hadlay Wakaalada wararka ee Reuters,ayaa sheegay in Ciidamada Tigreegu ay gacsnta ku dhigeen Korem iyo Magaalada Weyn ee Alamata. Maamulka Amxaarada,ayaa xaqiijiyay sheegashadaas,balse waxay ku doodayaan in ay iyagu iskood uga soo baxeen. Tigreega oo weerarka lahaa,ayaa umuuqda in guulo deg-deg ah ka gaaray durba dagaalka. Deegaamada Tigreegu ay gacanta ku dhigeen,ayaa ah kuwo ay horay ugu muransanaayeen iyaga iyo Amxaarada. Jibril Qoobey.

Read More

Kat (aka Qat, Chat, Khat) is Grave National Security Threat to Somalia. If Somalia is to survive as a nation-state and having at least a normal functioning government with even average bureaucratic operations, it must urgently find effective solutions to the epidemic of Kat addiction among its population as a national priority. The problem is more than socio-economic issue. It is a grave national security threat as well. In the summer of 1997, I was a member of a delegation of the now defunct National Salvation Council (the NSC, aka Sodare Group) from Addis Ababa, Ethiopia, to Mogadishu, Somalia. The delegation members included NSC…

Read More

The Somali Salvation Front – SSF, (Jabhadda Badbaadinta Soomaaliyeed), the first Somali Political and armed opposition against the Military Junta of General Siad Barre was formed by Somalis in-exile and defectors from the Somali National Army on the 8th of February 1979, and launched a powerful broadcasting short-wave station -The Radio Kulmis, at the same day. The SSF 23-strong Central Committee was hailing and composed from all parts of Somalia. This included: Mustafe Haji Nur, the Secretary-General of the SSF, was from Hargeisa, Isak Community, Habar Awal.Hagi Omar Mohamed Sterling, First Deputy, from Mogadishu, Hawiye Community, Abgaal.Col. Cabdullahi Yusuf Ahmed,…

Read More

The resistance against Italian colonial conquest of Southern Somalia started with the Kingdom of Boqor Osman in Bargaal and Sultanate of Keenedid in Obyo in former Mudugh Region in early 20th Century. Italian Navy had used warships to bombard the Seat of Boqor Osman in Bargaal on the shores of Indian Ocean in Eastern Somalia.This was followed by Northen Derwish Movement of late Sayid Mohamed Abdulle Hassan, better known as Ina Abdulle Hassan by Somalis or Mad Mullah by the British colonial Military Administration of Somaliland Protectorate (the best good book about the Sayid’s Movement called ” The Divine Madness”…

Read More

According to reliable intelligence sources, the Spokesman of the extremist movement in Somalia, Al-Shabab, Mr. Ali Dheere, is gravely sick with cancer. The terrorist organization is reportedly seeking entry visa clearance from the Gulf State of Qatar for his emergency medical attention. According to the source, the intelligence agencies of the Federal Government of Somalia have already secured the exit clearance for Ali Dheere from Mogadishu Airport for evacuation to Doha. Stay tuned. Ismail Warsame.

Read More

Safiirka Kenya ee Soomaaliya Amb. Lucas Tumbo ayaa maanta dib ugu laabtay Muqdisho, waa tallaabadii u horeysay ee Kenya u qaaday soo celinta xiriirkii diblomaasiyadda iyo dib u furida Safaaradeeda Muqdisho muddo lix bil kaddib oo labada dal ay Safaaradaha kala rarteen. Ergada Diblomaasiyiinta Soomaaliya ayaa la filayaa in maalmaha soo socda dib laabtaan Nairobi, si ay iyagana dib uga furaan Safaaradda, loona bilaabo howlihii diblomaasiyadda.

Read More

Booliiska magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa baaraya shabakad tahriibinta dadka ah, oo la rumeysan yahay inay ka dambeysay dilkii gabar Soomaali ah loogu geystay gudaha magaaladaas. Najma Cabudllaahi oo 19 sano jir ahayd kana soo jeedda magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa Jimcihii la soo dhaafay la heley meydkeeda, kaddib toddobaad la weysanaa. Kahor inta aan la weynin, keliya toddobaad ayay Najma ku sugneyd Mombasa, iyadoo la nooleyd walaasheed, waxaana loo maleynayaa in kuwa afduubtay ay dhulka ku jiideen. Salma Axmed oo ah agaasime ku xigeenka ururka u dooda xuquuqda aadanaha ee Haki Afrika…

Read More

Garsooraha mayalka adag ee Ebrahim Raisi ayaa hoggaaminaya doorshada madaxtinimada Iran, sida uu xaqiijiyay sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha sabtidii, maalin kaddib doorashadii madaxweynaha ee ka dhacday waddankaas. Raisi ayaa ilaa iyo hada ku guuleystey codad gaaraya 17.8 milyan. Khudbad uu ka jeediyay telefishanka ayaa Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee Hassan Rouhani wuxuu u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay, isagoon magacaabin. “Maadaama aan weli si rasmi ah loo shaacin natiijada, waxaan dib u dhigi doonaa hambalyada rasmiga ah, laakiin way iska caddahay cidda heshay codadka,” ayuu yiri Rouhani. Malaayiin reer Iran ah ayaa codeeyay Jimcihii tartan la filaayay in Raisi oo…

Read More

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah 19-ka June, Juneteenth, si loogu maamuuso maalinkii la soo afjarey Addoonsiga dadka madow ee Mareykanka. Wareegtadan madaxweyne Biden ayaa markii uu saxiixayey waxaa goob joog u ahaa qaar ka mid ah xubnaha Labada Aqal, waxaana tani ay tahay taariikh qormaysa oo wax ku ool u ah in lagu xasuusto taariikhda dadka madowga ah ee u soo halgamay in xor ay noqdaan dadka African-America ah sida dadyowga kale ee caddaanka ah.

Read More

Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlibiyad leh u doortay Antonio Guterres inuu mar labad noqodo xoghayaha guud Jimcihii, isaga oo shan sano oo kale sii heyn doona hoggaanka golaha ay xubnaha ka yihiin 193 dal xilli dunida ay kala fogeynayaan khilaafaadyo badan. Volkan Bozkir oo ah madaxweynaha Golaha Guud ayaa ku dhawaaqay dib u doorashada Guterres, kaddib markii Danjiraha Estonia ee Qaramada Midoobay Sven Jurgenson uu akhriyay qaraarkii ay qaateen 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka, kaas oo ay ku taliyeen in Guterres mar labaad la doorto. Bozkir ayaa iska shalay u dhaariyay Guterres xoghaya guud. Guterres ayaa…

Read More

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Difaaca Dowlada Puntland Gen Yaasiin Cumar dheere,ayaa booqday fariisimada Ciidamada ee Gobolka Bari. Xarumaha,ayaa waxaa kamid ah jeelka dhexe magaalada boosaaso waxaana kormeereen qaybaha xabsiga oo shaqooyin ka socdaan. Kormeerkaan Shaqo ayaa ku qotomay xaqiijinta amniga iyo dhiirigalinta ciidamada,waxaana dhamaan looga mahadceliyay sugida amniga iyagoona lagu dhiirigaliyay Howsha ay u hayaan Bulshada Magalaada Bosaaso.

Read More

Garoowe: June 19 2021: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 48-aad Golaha Wakiillada DPL, waxaana fadhiga maanta soo xaadiray 45 Mudane. Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dhageysiga warbixinta Guddiyada Arimaha gudaha, Dawladaha hoose iyo horumarinta Reer miyiga iyo Guddiga Shuruucda iyo Caddaalada ee Golaha Wakiillada. Warbixinta ayaa ku saabsanayd kormeerro iyo xog ururin ay Guddiyadu ku soo sameeyeen hay’addaha dawliga ah ee ay korjoogtada ku leeyihiin, lana socdaan shaqooyinka ay…

Read More

“Waxaa Guddiga doorashada laga saaray Xaawo Aadan Yare Culusow oo lagu eedeyey in ay Farmaajo ka soo horjeedday, kana tirsanayd taageerayaasha mucaaradka. Dhinaca kale, ku dhowaad 20 ruux oo taageerayaasha Farmaajo ah iyo toboneeyo dharcad ah ayaa weli Guddiga ku jira. Haddii uu sidan ku soo baxo liiska guddiga, waxay tani mugdi gelinaysaa hufnaanta Guddiga iyo dhexdhexaadnimada Raysalwasaare Rooble”Ayuu ku yiri C.C.Warsame qoraal uu bartiisa soo dhigay. Todobaadyadii udanbeeyay waxaa isa soo tarayay dhaleecayn loosoo jeedinayay RW Rooble sida uu umaamulayo Gudiyads Doorashada ee lsga sugayo ku dhawaaqistooda.

Read More

Jubaland waxay ka cudurdaaratay imaanshihii Rooble ee Kismaayo. Sida wararku sheegayaan Rooble wax la taaban karo oo safarkiisa saldhig u ah masoo gudbin. Rooble waxuu xiisaynayay imaanshaha Jubaland,maadaama uusan horay utagin,sida Dowlad Goboleedyada kale. Si guud,ayaa layskula gartay in safarka dib loo dhigo oo hadii la kulmayo dhamaan Madaxdu isku timaado. Jibril Qoobey.

Read More

Rooble oo gudbiyay Jadwalka Doorashada?? Jadwalka Doorashada Fadaraalka ee uu Rooble ugudbiyay Madaxda kale iyo Beesha Caalamka,waa sida tan… -June Ilaa July waxaa qaadan doona diyaarinta Gudiyada. -August ilaa Sep,waxaa qaadan doona qabashada Doorashada Aqalka-sare. -Sep ilaa Oct waxaa qaadan doona Doorashada Aqalka hoose. Nov-waxaa dhici doonta Doorashada Madaxweynaha Fadaraalka. Jadwalkan waa midka rasmiga ah ee Rooble si hoose ugudbiyay,balse aan la shaacin. Sida la filayo diidmo xoog leh kama hor imaan doonto Jadwalkan. Jibril Qoobey.

Read More

Warar laga helayo ilo Diblomaasi oo ku sugan Gobolka,ayaa sheegay in Dowladaha Masar iyo Sacuudigu ay wadaan dadaal lagu soo afjarayo khilaafka dalalka iyo Qaahira ay si ka dhakhso badan dalalka Qatar iyo Imaaraadka. Wasiirka Arimaha Dibada ee Qatar Shiikh Maxammed Bin Cabdulraxman Al-Thani,ayaa wareysi uu Jimcihii uu siiyay telefishanka Al Araby ee fadhigiisu yahay UK waxa uu ku sheegay in horumar wanaagsan laga gaaray wadahadalladii kala dhexeeyay Imaaraadka Carabta. Isu soo dhowaanshaha Qatar iyo Imaaraadka Carabta wax weyn,ayuu ka beddeli karaa siyaasadda Gobolka, oo ay ugu horayso Somaliya, ayada oo labada dal ay loolan ku galeen.

Read More

Madaxweyne C/fataax Siisi ayaa noqday madaxweynihi ugu horreeyey ee Masar oo booqdo dalka Jabuuti Muuqaal kooban oo ay baahisay madaxtooyada Masar ayaa laga dheehanayaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhiggiisa Masar oo sheeka isweydaarsanaya isla-markaana dhoolla caddeynaya sida iyaga oo weligood isyqaannay. Qaahirana waxay sheegtay ujeedda socdalka Sisi uu ku tagay Jabuuti iney tahay sidi loo xoojin lahaa iskaashiga dhaqaale, milatari ama amni ee labada dal. Booqashada Sisi waxaa ka sii horreeyey shixnad raashiin iyo gargaar caafimaad isugu jira oo ay Masar ay u dirtay Jabuuti. Jabuuti ayaa ah dalka shanaad ee Itoobiya deriska la ah, iyada oo Masar…

Read More

Waa sababta loogu tilmaamo siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Isaaq ee jooga Muqdisho in ay yihiin shaqo tag dul saar ah oo aan wax matalaad ah lahayn. “Beelaha kale ee aan ahayn Isaaq in matalaadooda la siiyo kuwa isaaqna shuruud lagu xiro,ayaa wacnaan lahayd”Ayay dad badan qabaan. Xildhibaanada wax qariba ee mar walba doorta Madaxweyne khatar dalka ku noqdaa waa iyaga oo aan danba ka lahayn waxa Muqdisho yaal. Sida Mahdi Guuleed uhadlay caadi mahan marka laga reebo ereyada bogaadinta doorashada Goboladaas,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya waxa ay soo dhoweynayaan sida guusha leh ee lagu soo gabagabeeyey shir-madaxeedkii Soomaalidu hormuudka ka ahayd, ayna lahayd, iyagoo ku amaanaya Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble sida uu u hoggaamiyay geeddi-socodkan. Sidoo kale waxay beesha Caalamku ku amaantay Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyo dhammaan hoggaamiyeyaasha kale ee Soomaaliyeed ee saameynta leh hannaankii wax ku oolka ahaa oo ay uga qeybqaateen is afgaradka. Waxa ay ugu baaqaynaan dhammaan saamileyda in ay si degdeg ah horey ugu socdaan si loo abaabulo doorashooyin loo wada dhanyahay oo daahfuran dib u dhac la’aan…

Read More

Ururka argagixisada ah ee Al-Shabaab oo gacanta ku haya inta badan Gobolada Koonfurta Somaliya,ayaa sheegay in maalinta berrito ee 12-ka May ay tahay Ciid Al-Fitri. Al-Shabaab waxay sheegtay in siddeed qof oo kala jooga Gobollada Hiiraan, Gedo, Bay iyo Bakool ay arkeen bisha. Dalka Sucuudiga oo inta badan ay ka tix raacaan waddamada Islaamka,ayaa sheegay in maalinta Ciidda ay tahay Khamiista 13-ka May. Jibril Qoobey.

Read More

Somaliland kuma jirto xanibaada Kenya ay saartay Somaliya,maadaama ay sheegato gooni isutaag,taasoo umuuqata in ay Kenya kaga heshay tixgalin. Markii la qiimeeyo dagaalka Diblomaasi Kenya way u adeegsan kartaa in ay ku karbaashto hogaamiye kooxeedka soo daahay la macmiilka si gaar ah Somaliland. Waa boogaha ay leedahay Dowladnimada Somaliya ee ay tahay in laga taxadaro. Hogaamiye kooxeedka soo daahay,waxuu horay ugu faanay in uu soo xiray Kanaalo.

Read More

Dadka Muqdisho kabaxa Adiss-ababa tagaya,kadibna Nairobi usii gudbaya ee isticmaalaya diyaarada Itoobiya ayay ku baxaysaa Lacag dhan 750-dolar. Waa lacag udhiganta inta loogu kala dhoofo Yurub to Africa, America to Africa Dubai To Africa,Istanbul To Africa. Xasuusnoow waa laba Dal oo daris ah ku darsoo Nairobi iyo Muqdisho waa isaga dhow yihiin Adis-ababa iyo Muqdisho. Ujeedka waxuu umuuqdaa in si dadban Diyaarada Itoobiya loogu xiray suuqa duulimaadyada Somaliya. Jibril Qoobey

Read More

Dhamaan waxaa istaagay Duulimaadyadii gudaha Dalka iyo kuwii Dibada,maadaama Diyaaradaha la isticmaalayay ay ka diiwaan gashan yihiin Kenya laguna amray in ay soo xaroodaan. Farmaajo kuma xisaabtamin danta Umada ee waxuu ka fakaray danta qoyskiisa reer Farmaajo. Qaadka Kenya waxaa loo xanibay kan Itoobiya ee Xasan Farmaajo keeno dalka maalin walba. Ugu yaraan 8-Shirkadood oo maalin walba samayn jiray 24-duulimaad oo gudaha iyo dibada ah,ayaa halmar istaagay. Waxaa go’doon ku jira oo aan laga soo bixi karin lana tagi karin Magaalooyinka Jowhar,Baydhabo iyo Dhuusamareeb. Dadka xayirmay waxaa ku jira Madaxweynayaasha Galmudug,Hirshabelle iyo Koonfur-galbeed oo deegaamadooda diyaarad mooyee aan Dhulka loo…

Read More