Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa ka dhashay walxaha qarxa oo la sii dhigay maqaayad ku taalla deegaan 3km dhanka koonfureed kaga beegan magaalada. Goobta la beegsaday ayaa waxaa ku taalla bar kontorool oo ay leeyihiin ciidmada ammaanku. Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, iyadoo dhaawacyadooda loo qaaday isbitaalka magaalada Baydhabo. Wararka aan ka heleyno deegaanka uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in ciidamada amnigu ay halkaasi ka wadaan baaritaan ku aaddan qaraxan dhaliyey khasaaraha dhimasho iyo dhaawac.
Author: Jibril Qoobey.
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Dib uhabaynta Ciidamada Puntland oo soo gaartay Mudug.Taliska Booliska Mudug,ayay saakay ka bilaabatay diiwaangalinta Ciidamada Booliska. Waxaa qorshuhu yahay in guud ahaan Ciidamada la diiwaangaliyo kadibna tababar loogu xareeyo Dugsiga Abqaale. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Hadalka RW ku-xigeen Khadar Guled wuxuu na xusuusiyey Hadalkii 1991 ee PM Omar Carte Qaalib uu Muqdisho ka jeediyey oo ahaa :Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobollada Koofurta joogaa ha isu dhiibeen Jabhadda USC, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobollada Waqooyi joogaa ha isu dhiibeen Jabhadda SNM. Hadalka Omar Carte Qaalib waxaa lagu sheegaa inuu ahaa kala dirkii ciidamada Soomaliyeed. Masuulna ka ahaa kala go’idda waddanka.Nasiib darro, markale (2020), ayaa RW ku-xigeen Khadar Guuleed hadal la mid ah ka jeediyey xalay Muqdisho: asagoo faraya Baarlamanku in ay ku sii joogaan sifo aan heshiis Soomali ku ahayn, sharcigana waafaqsanayn, horseedi karta…
Hundessa, oo 36 jir ahaa, ayaa waxaa magaalada Addis-Ababa ku toogtay dabley aan la garanaynin. Fannaanka caanka ahaa ayaa Khamiista lagu aasay gurigiisa oo ku yaal magaalada Ambo, oo qiyaastii 100 kiiloomitir (62 mayl) Galbeedka ka xigta Addis Ababa. Hundessa wuxuu ahaa nin caan ka ahaa mudaaharaadyadii lagaga soo horjeeday dawladda ee socday saddex sano kahor inta aanu xukunka iman Abiy, oo ka soo jeeda qowmiyadda Oromada. Intii lagu guda jiray mudaaharaadyadii horseeday inay dhacdo dowladdii hore 2018, wuxuu noqday codka dadka Oromada. Halkan ka daawo muuqaalka
Xasan Shiikh digniintii ugu danbaysay hadal umuuqda,ayuu Villa Somaliya madaxda xiligan fadhida udiray.”Weli fursad aad doorasho ku qabataan,ayaad haysataan ee ha iska dayicina”Ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shiikh. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Puntland haddii aay noqon lahayd waddan maxaay uga duwanaan lahayd aduunka kale ? Ma aaminsantahay in aay ka mid tahay 10 waddan ee aduunka ugu dhaqaale Baden? Ma aaminsantahay in aay noqon lahayd mid ka wayn 160 waddan ee Caalamka ah? Ma aaminsabtahay in aay tahay meesha kaliya ee labadda badood leh oo aaysan inta kale ee caalamku haysan? Ma aaminsantahay in aay tahay dhulka dabiici oo dihin Africa oo dhan aay hoos imaan lahayd,? Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Maalinta Sabtida ah ee 4-ta July 2020 waxaa Imtixaanka Shahaadiga ah u fariisanaya dhamaan Ardayda Fasalka 4-aad ee Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee Puntland,.Ardayda imtixaanka u fariisanaysa,ayaa tiradoodu waxay gaaraysaa 16,500, waxayna imtixaanka ku kala galayaan 132 -xarumood oo ku kala yaala 9-ka Gobol ee Puntland.Jibril Qoobey
Halkan ka daawo muuqaalka
“Banaadir Matalaadeeda waa kalmad xaqa oo baadil loola jeedo”Ayuu yiri Madaxweyne Gaas. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Xaflada xuska sanadguurada 60-aad ee maalinta midowga labada Gobol iyo Xornimada Somaliyed,ayaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Jubaland,waxana ka hadlay goobta oo ka jeediyay khudbad aad uqiimo badnayd Madaxweyne Axmed Madoobe. “Madax banaanida Somaliyed waxaa udub dhaxaad u ah waynaynta iyo ilaalinta dastuurka dalka u dagan. Dawladda Federaalka ee haatan taagan waxay ku timid garab istaag iyo taageero ay ka heshay xukuumadihii ka horeeyay. Sidaa darteed ma aha in uu madaxda haatan haysa xilka ay hunguriyeeyaan mudo korodhis dastuurka ka hor imaanaysa oo aan sharci ahayn,” Ayuu yiri Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam. Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata,ayaa yiri markale… “Banaadir waa…
Halkan ka daawo muuqaalka
Odayaal iyo Siyaasiyiin kulan ku yeeshay Kismaayo oo qaadacay in la wareejiyo deegaan doorashada kursi kamid ah golaha shacabka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Dowlada Jubbaland oo guddi u saartay qiimeynta waxyeelada ay geysteen roobabkii ka da’ay magaalada Kismaayo,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Shirkada Towfiiq ayaa sodon Fuusto oo Daamur ah uga qayb qaadatey dayactir lagu sameynayo waddada isku xirta Qardho iyo Bossaaso kaas oo ay hada shaqdiisu socoto,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan xiriirka Kubada Cagta Puntland ayaa daahfurey qorshe dib u dayactir loogu sameynayo garoonka Kubada Cagta Boobe ee magaalada Qardho kaas oo ay waxyeelo kasoo gaartey roobabki halkaas ka day,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Shir ay ayahooda Siyaasadeed ay kaga tashanayeen mid kamid ah beelaha Puntland ayaa lagu qabtay magaaladda Garowe ,waxayna beeshu ka hadashay kursiga ay beeshu ku leedahay xubnaha Barlamaanka Dowladda Federaal oo la rabo in deegan doorashadii laga bedelo Puntland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Xisbiyada Muqdisho si adag ayay uga hor yimaadeen qoondada been abuurka ah ee Gobolka Banaadir layiri waa loo ansixiyay.C C.Warsame,ayaa si weyn ufaahfaahiyay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Si dhamaystiran oo waafiya waxaa u iftiinshay waxa ka dhacay maanta Golaha shacabka ee ku aadan Matalaada Gobolka Banaadir War saxaafadeedka Xildhibaanada ilaalinta sharciga u istaagay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Maxay ku heshiiyeen Dowladaha Puntland iyo Galmudug ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka? Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Golayaasha Xukuumada Puntland waxay saakay bilaabeen ka doodista go’aanka masiiriga ah ee ay qaadan karaan reer Puntland. Golaha Wasiirada kulankoodu waxuu ka socdaa Gaalkacyo,sidoo kale Baarlamaanka waxaa doodoodu ka socotaa Garowe. Ugu danbayn ilaa beri waxaa soo baxaya war. Halkan ka daawo muuqaalka
Xasan Shiikh waa asiibay in uu soo dhaweeyo 13-ka Xubnood Aqalka-sare ee Muqdisho. Sidoo kale Gudiga doorashada dhaliilo oo ka hor yimaado qorshahooda. Xasan waxuu ciyaaray door aan shacabkiisa looga hor keenin,isla markaana Doorashada aan looga mashquulin.Nabad iyo Nolol ujeedkoodu waxuu ahaa in Shacabka Muqdisho la majrin habaabiyo oo laga mashquuliyo doorashada Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Ansixin kama dhicin ee ku shubasho iyo qorshe horay udiyaarsanaa fulintood,ayaa qabsoomay.Xeerkan iyo kuwa kalaba ma noqon doonaan kuwo lagu dhaqmo oo hirgala kaliya waxay la mid noqon doonaan kuwii horay uga soo baxay Golahan ee aan waxba soo siyaadin.
Xeerarkan laga doodayo waa sharci daro Dastuurka baalmarsan.Labada Aqal ee Baarlamaanka,ayaa si wadajir ah markii hore uga shaqaynayay Xeerarkan ka hor intaan la xadin oo aan la badalin kuwii ay wadajirka usoo wada diyaariyeen. Halkan ka daawo muuqaalka
Dad badan,ayaa u arka hadalka Gudoomiyaha Gobolka Bari mid Dowladnimada ka fog oo liita. Halkan ka daawo muuqaalka
Gudoonka Golaha Shacabka maanta waxaa loo gacan geliyay Mooshin ay ku saxiixan yihiin in ka badan 130-Xildhibaan. Mooshinka,ayaa ku aadan ilaalinta qoondada Haweenka ee golaha shacabka Fadaraalka. Xildhibaannada Haweenka ah kuraastooda in ay u tartamaan dumarka oo kaliya si loo xaqiijiyo qoondadooda ah 30%. Xildhibaannada Haweenka ah ee ku jira labada Gole,ayaa ka walwalsan in ay waayaan saamiga laga siiyay tirada Baarlamaanka oo ah 30% waana tan keentay in ay dood ka furaan inta lagu guda jiro dooda ku saabsan ka hadlidda xuquuqdooda. Beesha Caalamka ayaa wada cadaadis ay ku saarayaan baarlamaanka in aan la faragelin qoondada haweenka ay ku…
Xalay waxaa Gurigiisa loogu dhacay oo ay Ciidamada Sirdoonku la baxeen Xabiib Yuusu ” Xabiib Gumaar”. Xabiib qabashadiisu waxay qayb ka tahay hawlgalkii silsilada ahaa ee lagu qab-qabtay shaqsiyaad muhiim u ah kooxda argagixisada ah ee Daacish. Ilaa iyo hada waxaan weli la qaban laba Nin oo kala ah… 1. Nin lagu magacaabo Cabdi Khashiin oo ufadhiya kooxda caasimada IRAN ee Dahraan,kaasoo lacagta Bosaso laga diro lagu shubo si raad gadasho ah,Lacagtaas oo lagu sheego in Shidaal Ganacsi ah lagu soo iibinayo. 2.Ninka labaad waa Shakiib Bacow oo ufadhiya Shiinaha una qaabilsan soo iibinta Tuutaha iyo Kabaha,kaasoo maalmahan isku mashquulinayay…
Cawil Daad waxuu ka hor yimid Qodob Xildhibaanada qaar ku dalbadeen Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa in ay golaha hor yimaadaan.Cawil horay waxaa loogu xasuustaa su’aashii Madaxweyne Deni uu golaha ku hor waydiiyay ee ceebtu ka dhacday.hoos ka daawo muuqaalka Halkan ka daawo muuqaalka
Fadhiga 46-aad,ayuu ku guda jiraa Baarlamaanka Dowlada Puntland.Arimo xasaasiya oo ay ka mid yihiin uyeerida Madaxweynaha iyo M-xigeenka,ayay ka doodeen,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Dhalinyaradan mudo,ayay ugu xirnaayeen Cumaan arimo la xariira Burcad Badeednimo. Hadaba markii lasii daayay oo Waxgaradkii Jaaliyadu udadaaleen una diyaariyeen tigidho iyo anba bax waxaa jid gooyo cad udhigtay Safiirka Safaarada Somalida ee Cumaan. Dhalinyaradan waxay intooda badan kasoo jeedaan Puntland sii dayntoodana waxaa dadaal dheer galiyay Dowladihii kala danbeeyay ee Puntland. Safiirku dhalinyaradan sii dayntooda si cad,ayuu uhor ustaagay isagoo warqad uqoray Dowlada Cumaan,taasoo kaliftay in dib loogu celiyo Xabsigii. Dadaal dheer oo ay galeen haldoorka jaaliyada mudo kadib,ayaa dib loogu guulaystay in lasoo daayo dhalinyarada lana soo anba bixiyo. Safiirka halka ujeed uu ka duulayay oo uu udhibaateeyay…
Waxaa cajaa’ib lahaa in Shirkii uu Odayga ka ahaa laga fara maroojiyay oo lasoo cayrsado laguna bahdilay. Sida aan xogta ku helay Farmaajo markii Shirka la furayay,ayaa Ismaaciil Cumar Geelle ku yiri adigu Odaygii baa tahay ee erayo kooban oo furid kaliya kusoo koob hadalkaaga 3-daqiiiqu,ayuuna wax ka talac-talac siiyay. Kadib Ismaaciil oo marti loo ahaa waxuu kusoo dhaweeyay hadalka Muuse Biixi oo soo diyaarsaday khudbadiisii ictiraaf raadiska oo aad looga soo baaraan dagay soconaysana 20-daqiiqo. Markii kulankii maalintaas soo gabagaboobay oo dib loogu soo laabtay Hotela-da,ayuu Geelle markale ku yiri Nimanku xasaasiyad fog ayay kaa qabaan si Shirku uguulaysto…
Madaxweyne Xigeenka cusub ee Somali State Jigjiga. M-xigeenka Ibraahim waxuu buuxinaya booskii Aadan Faarax M-xigeenkii Deegaanka Somalida oo hada noqday Afhayeenka Aqalka-sare ee Dowlada Fadaraalka Itoobiya. M-xigeenka cusub waxay siyaasad ahaan isku aragti dhow yihiin Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo isbahaysigiisa heer Fadaraal ee RW Abiy.
Islaan Bashiir Islaan cabdille Ilsaan Faarax oo in mudo ah dalka dibadiisa ugu maqnaa hawlo caafimaad,ayaa dib ugu soo laabtay Puntland,gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. Soo dhaweyn balaaran,ayaa islaanka loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo. Sida qorshuhu yahay Ilsaanka waxaa sugaya hawlo fara badan oo ay ugu waa weyn yihiin qabashada Shirweyne beesha Cumar Maxamuud iyo dhisida Gudi horumarineed oo isla beesha ah.
Halkan ka daawo muuqaalka
Gaalkacyo waxay heegan ugu jirtaa imaanshaha Madaxweyne Deni. Bulshadu dhanka amaanka si weyn ayay uga mahad sheeganayaan oo labadii bilood ee udanbeeyay majirin fariimo iyo hanjabaadyo ka imaanayay argagixisada. Sidoo kale lacagtii baada ahayd ee gaarsiisnayd calaa shaqsi bishii in uu bixiyo 25-dolar way istaagtay. Baraxley oo ahayd godadka argagixisada iyo tuugada waa loo dhacay dad iyo xogo,ayaana gacanta lagu soo dhigay. Amaantaas waxay shacabku uhayaan Ciidamada Booliska ee Talye Muumin hogaaminayo oo ay garabgaleen PSF iyo Danab. Haatan baahida taagan waa dhanka maamulka oo Gobolku weli Gudoomiye maleh. Duqa Magaaladu waa Nin dhalinyaro ah oo si muuqata ay uga…
Mukhtar Yuusuf Maxamed iyo Wiil uu Abti yahay oo lagu magacaabo Maxamed Cabdiraxmaan,ayaa lagu xiray Imaaraadka. Xarigoodu waxuu ka danbeeyay markii Sirdoonka Imaaraadku yaqiinsadeen in ay qayb ka yihiin Ururka Daacish. Labada Nin ee la qabtay,ayaa midna uu la dhashay midna Abti ay u yihiin Ganacsade Liibaan Dheere iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Abwaan. Sida xogaha ugu danbeeyay ee soo gaaraya Shabakada Idil News ay sheegayaan waxaa isna xiran Maxamed Nuuroow oo ah xubin muhiim ah oo hawlgalkan qayb ka ahayd una qaabilsanaa Daacish soo iibinta Gawaarida iyo Raashinka. Sidoo kale Laba Doonyood oo ay leeyihiin Ilmo Yuusuf Qoyska Gudoomiyaha Gobolka…
Shirkii Jabuti waa lagu kala kacay waxaana xaqiijiyay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Dastuuriyan ma sharcibaa in Jubaland loo qoondeeyo doorashadeeda iyo mudo xileedka Madaxweynaheeda,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka