“Puntland gogoshii ay dhigtay wali waa fidsan tahay waxa diidan in lawada tashto waa madaxda Fadaraalka,mase aqbali doono mudo kordhin iyo doorasho aan dastuurka waafaqsanayn”Ayuu yiri Madaxweyne Deni. Madaxweynuhu waxuu hoos udhigay oo uusan waxba kasoo qaadin baaqa shirka wadatashiga ee Dowlada Fadaraalka ah. Madaweyne Deni markale waxuu xasuusiyay Somalida iyo caalamka Go’aanka Puntland ee arimaha doorashooyinkaiyo shir wadatashi oo layskugu yimaado. Waxaa muuqata in Madaxweynuhu siyaasad ka fiirsi badan lagu sameeyay uu ku maareeyay ka jawaabida arintan masiiriga ah. Shacabka Puntland intiisa badan si weyn ayay usoo dhaweeyeen hadalka Madaxweynaha.
Author: Jibril Qoobey.
“Wada hadal walba oo lala galo Maamulka Somaliland oo aysan Puntland qayb ka ahayn ma aqbali doono”Ayuu yiri Madaxweyne Deni. Deni waxuu yasay kulanka Jabuti oo uusan waxba kasoo qaadin.Haldoorka qadiyada iyo siyaasada Puntland uqareemaa waxay hadalkiisa u arkaan mid meeshiisii dhacay . Waa muhiim in saxaafada,siyaasiyiinta iyo Bulshaduba mucaarad iyo muxaafid ku garab siiyaan Madaxweynaha qadiyadaha masiiriga ah. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweyne Farmaajo wuxu ku jiraa dabin siyaasadeed, waxayse u egtahay inuu si taxadar leh uga fikiray sidu uga bixilahaa. Looma baahna in ay somaliland dhabar jabiso mucaaradka somaliya iyo umada somaliyeed ee isbadal doonka ah ee La daalaa dhacaysa beenta iyo borobagaandada xukuumada N&N ee aan social media ha dhaafsanayn, waxan u arkaa ilduuf siyaasadeed inay somaliland ka ogolaato Farmaajo wadahadal xilli ay xukuumada somaliya u hadhay muddo lix bilood oo kaliya. Ka sakow muddo xileedka dawlada somaliya ee gebo-gabada ku dhaw; Farmaajo waxa uu badhtanka ugu jiraa mawjado khilaaf siyaasadeed oo ay adagtahay inuu ka sabato baxo, markaad eegto…
Iyadoo uusan gacanba ku hayn intii wada socotay ee 8-dii Feb loo dhiibay Waqooyo uboodka waa ujeedo kale ee midnimo doon mahan” ,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Way iska cadahay in Muuse gudaha iyo dibada ku fashilmay hogaaminta Somaliland hadana naf ka raadinayo soo dhaweynta Jabuti. Mucaaradka Somaliland horay ayay uga hadleen qorshaha ka danbeeya isa salaamida Farmaajo iyo Muuse Biixi. “Boqolkiiba Sodon deeqda Somaliya la siin doono marka daynta laga cafiyo,ayuu ku badashay qadiyadii Somaliland”Sidaa waxaa yiri Faysal Cali Waraabe. Halkan ka daawo muuqaalka
Gudiga Gurmadka Qardho ee iskugu jiray Dowlada,Culumada iyo haldoorka Bulshada,ayaa soo bandhigay lacagaha iyo Raashinka soo gaaray. Sidoo kale Gudigu waxuu soo afmeereen wajigii koobaad ee gurmadka,waxayna soo bandhigeen sidii loo maareeyay wajigaas. Xaqiiqdii Gudigu wax hufan oo lagu qanci karo ayay bulshada la wadaageen. Talaabo muujinaysa nidaamka Dowliga ah ee Puntland sida uu uga horeeyo nidaamyada kale ee guud ahaan Somaliya. Wajiga labaad waxaa ugudbay lacag gaaraysa 3-Milyan oo dolar,Raashin 4300 oo Kiish ah iyo 1200 oo Shamiito ah. Waxaan sugnaaba waa sida loo daahfuro loona maareeyo wajiga labaad oo ah kan ugu muhiimsan gurmadka Qardho,hoos ka daawo muuqaalka.…
Halkan ka daawo muuqaalka 1-aad Halkan ka daawo muuqaalka 2-aad
Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa sidoo kale maanta waxa uu madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ugu baaqay inay isugu yimaadaan shir lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya. Shirkaasi ayuu Aqalka Sare dalbaday inuu dhaco ka hor 25-ka bishan June, waxaana uu magacaabay guddi kasoo shaqeeya qabashada shirkan, oo uu guddoomiye u yahay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi.
Dowlada Puntland Gobolka Mudug dhanka amaanka si weyn ayay uga hawlgashay. Qorshe balaaran oo gaarsiisan in lala hawlgalo maamulka Galmudug ee ka arimiya Xaafada Baraxley,ayaa hirgalay . Baraxley ama Wadajir waa mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Gaalkacyo oo uu ka arimiyo si guud maamulka Galmudug. Xaafada Baraxley waxay hoy unoqotay oo si weyn usaldhigtay argagixisada iyo Danbiilayaasha kale. Meel laga soo abaabulo qaraxyada,dilalka iyo dhaca laga fuliyo 4-ta Xaafadood ee ay Puntland ka taliso ayay noqotay. Xaafada Baraxley waxaan awood buuran ku lahayn maamulka Galmudug dhan walba taasina waxay suurta galisay in argagixisadu degto kuna dhex milanto shacabka caadiga…
Halkan ka daawo muuqaalka
Dhismaha laamiga “Nabadda iyo Is-dhexgalka” magaalada Gaalkacyo ayaa gabo gabo maraya, waxaana gacanta ku haysa Shirkadda Kebarco.Laamigaan oo loo dhisayo si tayo leh,ayaa isku xiraya waqooyiga iyo koonfurta magaalada Gaalkacyo oo ay kala maamulaan Puntland iyo Galmudug. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Goldogob waxaa laga soo qabtay madaxii laanta socdaalka Somaliya M.Shucayb. Sida xoguhu igu soo gaarayaan Shucayb waxaa bixiyay xogta lagu soo qabtay madaxii Sahanka,Sirdoonka iyo Qaraxyada Alshabaab ee maalin ka hor gacanta lagu dhigay. Laamaha amaanka waxay wadaan hawlgalo xoog leh oo ilaa iyo hada guulo la taaban karo laga gaaray.
“Waxaan wada kulanay MW Farmajo, PM Khayre, Afhayeenka iyo Wasiirada. Waxaan ku heshiinay in labada Dal ay hal Wadan noqdaan (Andhi indhi honu)”Sidaa waxaa yiri Rw Itoobiya. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
“Madaxweynuhu talo soo jeedinteenii wuu diiday. Fursad ayuu iska lumiyey, dalkana ka lumiyey, talada Soomaali u taala waa in ay wadashi qaran oo dalka lagu badbaadiyo isugu yimaadaan”Sidaa waxaa yiri C.C Warsame. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Kuma filna raaligalintan xadgudubkii Boolisku ku sameeyeen xuquuqda Haweenja iyo farxada dhalinyarada. Isla xisaabtan intaas ka badan,ayaa laga rabaa Booliska,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Hadii Jidka Jaam kugu qabsado ma gaarigaad Sheelaraha dabada uqabanaysaa mise intaad socon karto,ayaad soconaysaa” Ayuu yiri hogaamiye C.C.Warsame. Intaas ayay fahmi waayeen Xukuumada hada jirtaa markaasay Shil ka bixi waayeen,ayuu hadalkiisa sii raaciyay,hoos ka daawo muuqaaalka oo hadalkaas oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Hal dolar dartiis,ayuu Askari ugu dilay Muqdisho qof shacab ah. Halkan ka daawo muuqaalka
Hawlgal wada jir ah oo loogu magac darey (Joint Operation),ayaa si wadajir ah,waxaa Gaalkacyo uga sameeyey Ciidamada PSF, PISA DANAB iyo Booliska Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug. Waxaan sii xoojin doonaa wada shaqeynta laamaha amniga,iyagoo iskaa shanaya ciidamada 2-da dhinac ee Puntland iyo Galmudug”Sidaa waxaa yiri Taliska Qaybta Booliska. Shir jaraa’id oo wadajir ay uqabteen Talisyada Booliska labada Maamul,ayay kaga warbixiyeen hawlgalkaas iyo kuwii ka horeeyayba,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Booliska Qardho waa in lagula xisaabtamaa xadgudubkan. Arintan markaan baarnay wax danbiya ma samayn dhalinyaradan intooda badan waa walaalo wada socday oo iska cawaynaya Nabadna haysta. In la ceebeeyo oo Muuqaaladooda la duubo laguna shaaciyo baraha Bulshada waa danbi weyn. Boolisku la xisaabtan buu mudan yahay. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, oo goor dhaweyd shacabka dalkiisa la hadlay ayaa shaaciyay in laga billaabo maalinta beri ah la qaadi doono xayiraadda gelitaanka iyo ka bixitaanka ee muddada bisha ah saaran xaafadda Islii. Uhuru ayaa dhanka kale shaaciyay in muddo 30 maalmood ah la kordhiyay bandowga habeenkii saaran dalka oo dhan, balse la yareeyay waqtigiisa oo halkii uu ka bilaabmayay 7-da fiidnimo dib loogu dhigay illaa 9-ka fiidnimo uuna ku egyahay 4-ta aroornimo, halkii uu 5-ta ka ahaa. Ganacsatada iyo shacabka ku nool Islii ayaa sheegay inay dhibaato badan kala kulmeen xayiraadda oo si weyn u taabatay. Halkan ka…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
“Farmaajo waxuu kari waayay in uu Tacsi udiro Dhakhaatiirtii la laayay ee 8-da ahayd iyo in uu yiraahdo waa fashilmay iga qabta dalkan”Sacdiyo Salaad,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalku maanta waxay muujiyeen Wadaniyad. Khudbadii beenta iyo khiyaaliga ay ka buuxday ee Farmaajo si dadnimo leh ayey uga hor yimaadeen intoodii badnayd markii laga saaro koox yar. Farmaajo maanta waxuu indhihiisa ku arkay waaqiciga rasmiga ah iyo sida Bulshadu uga fogaatay. Beentii Fahad Yaasiin ee ahayd arladii waan islaaxiyay ee orod Baarlamaanka tag way fashilantay saakay. 65-Arday baan siinaa Waxbarasho lacag la’aan ah,ayuu yiri ogow Somaliya waxaa lagu qiyaasaa 12-Milyan. 24-Iskuul baan lasoo wareegnay,ayuu yiri ogow Puntland kaliyaa gacanta ku haysa in ka badan 34-Iskuul oo W.Waxbarashadu toos u maamusho. Doorasho qof iyo cod ah baan idin…
Dalkii aduunka ugu horeeyay Dimuqraadiyada,xoriyada iyo dhaqaalaha halkii looga talinayay caawa waxaa laga dul sameeyay Talis Hawada oo ka waardiyeeya shacabkiisa. Trump waxaa horay si weyn sumcadiisa dhulka ula galay sidii uu umaareeyay Xanuunka Corona Virus. Sidoo kale waxaa markale dhulka dhigay banaanbaxyada shacabku ku diidan yihiin midab kala sooca iyo cadaalada xumida lagu hayo dadka laga tirada badan yahay. Muuqaalkan in uu Maraykanku yeesho waxaa aad uga xumaaday kana hadlay haldoor badan oo reer Maraykan ah. Dhacdada ugu yaabka badnayd waxay ahayd in shacabkii iyo Booliska oo is cayrsanaya Aqalka-cad hortiisa uu Trump Kitaab baybala lasoo istaagay banaanka isagoon…
Halkan ka daawo muuqaalka
Allah ha naxatiistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay fanaankii weynaa Cabdi Tahliil Warsame oo xalay geeriyooday kadib muddo ku dhaw 18 sano oo uu xanuunsanaa. Aaska Cabdi Tahliil Warsame ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, maareeyaha golaha murtida iyo madadaalada qaranka, abwaano, fanaaniin iyo ehello.Cabdi Tahliil Warsame, sida la sheegay wuxuu ku dhashay deegaanka Wardheer sannadkii 1952-kii.Sannadkii 1968-kii fannaanku wuxuu ku luuqeeyey heestiisii labaad ee Onkod, taasoo aad u caan baxday.Heestan oo ilaa maanta kaalmaha hore uga jirta dookha dadweynaha waxaa u dhiibay Abwaan Axmed Saleebaan Bide.Sannadkii 1971-kii wuxuu ka qeyb galay tartankii heesaha hirgalay waxaana…
Fu’aad wuxuu Bishii October ee 1983-dii ku dhashay Magaalada Jabuuti, gaar ahaan xaafadda Xayaabley, halkaas oo uu ku korey. Duuliyahan u xiran dowladda Jabuuti wuxuu dhalay toddobo carruur ah oo kala ah 5 will iyo 2 gabdhood. Wuxuu wax ka bartay jaamacadda jibuuti, oo uu dhammeeyay sannadkii 2003-dii. Ciidammada wuxuu ku biiray 2006, waxaana loo diray dalka Morocco oo uu ku soo qaatay tababarka Duuliye. Afar sano ayuu halkaas ku maqnaa.2010 wuxuu shaqo ka billaabay xerada ciidammada cirka Jabuuti, waxaana la siiyay xiddig. 2014 waxaa loo diray koonfur Afrika si uu usoo qaato tababar dheeraad oo duuliyanimada. Laba sano ayuu…
Halkan ka daawo muuqaalka
Kacdoon shacab oo ka dhashay muuqaal uu soo duubay Nin ka tirsanaa Ciidanka jabuti oo Dowladu ku xirtay meel musqul ah aadna ay uga muuqatay caafimaad daro iyo silic nololeed,ayaa ka dhacay dalka Jabuti maalmihii lasoo dhaafay. Maanta waxaa hadlay Wasiirka Arimaha gudaha oo meeshii ay ahayd in shacabka la dajiyo khaladka binidaanatinimo ee Askariga xuquuqdiisa aas-aasiga ah laga galayna Dowladu ka garowdo,ayuu Wasiirku hanjabaad iyo digniin udiray shacabka Talaabo kale oo muujinaysa digtatooriyada Ismaaciil Cumar Geelle,ayuu lagu tilmaami karaa hadalka wasiirka Arimaha gudaha. Halkan ka daawo muuqaalka
Puntland laba kal doorasho oo hore ayay Danta Qaranka Somaliyed,iyadoo ilaalinaysa ka tanaasushay diidmadeedii 4.5. Labadaas jeer Puntland waxaa lagu qanciyay oo balanqaad loogu sameeyay in aysan dib usoo laabanayn 4.5. Dowladii Madaxweyne Gaas waxaa Puntland balanqaaad cad iyo saxiixyo markhaatiya siiyay diblomaasiyiintii beesha caalamka oo ay ugu miisaanka cuslaayeen.. Wakiilkii Qaramada midoobey,Wakiilkii EU,Wakiilkii AU iyo Wasiirkii arimaha dibada Itoobiya ee xiligaas. Balse markii doorashadii dhamaatay dib layskuma waydiin heshiisyadaas iyo sidii looga gudbi lahaa nidaamka 4.5. Puntland dhankeeda waxay eed gaar ah ku leedahay dabagal la’aanta heshiisyada looga gudbi lahaa nidaamkaas oo waxay doodeedu bilaabataa xiliyada doorashooyinku soo dhow…
“Baarlamaanku waa shaqo tag naftooda uqaraabta oo hadii la yiraahdo mudo kordhin baad helaysaan si buuxda uqaadanaya uma layn mahayo Madaxweyne Faroole,Sscdiyo Samatar iyo Jurile in ay 4-sanaa laydin kugu darayaa in ay diidi lahaayeen”Ayuu yiri Madaxweyne Gaas. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Madowga Maraykanku waxay ilaa maanta harjad ugu jiraan siday uheli lahaayeen Cadaalad iyo Shaqo. kulan haldoorka Madowga Maraykanku iskugu yimaado oo arinkaas aad loogu jeexjeexay,ayaa lagu soo bandhigay waxa hortaagan Dadka Madow. Inkastoo Aqalka cad uu Wiil Madow Madaxweyne ka noqday hadana taasi ma noqon mid wax ka tartay dhibkii gaarka ay utirsanayeen dadka Madow. Halkan ka daawo muuqaalka
“Gardafuu Jimce lagama tukado oo 40-qof lagamaba heli karo”Sidaa waxaa horay u yiri Madaxweyne Faroole oo ka falcelinayay Nin sheegay xiligaas in uu maamul gaar ah udhisay Gobolkaas. Faroole hadalkaas waxuu ula jeeday in maamul loo dhiso iskabadaaye Gobolka Jimce in aan lagaba tukan dad yari darteed. Haatan muran ka dhashay tirikoobka Ciidanka ayay Toboneeyo Askar oo is abaabulay ku sheegeen in ay Puntland ka go’een oo ku xirteen Dowlada Fadaraalka ah. Gudiga dib uhabaynta Ciidamada ee uu hogaamiyo Xasan Shire Wasiirka Maaliyada,ayaa ka joojiyay Mushahaarkii iyo adeegii ay heli jireen Askarta Gobolkaas ka diwaangashaynayd ilaa ya Bosaso yimaadaan oo…
Wadadan mashruucii lagu dhisayay ee horay ufashilmay,waxaa lagu wareejiyay Hay’adda UNOPS. Dib,ayaa loogu noqonayaa Qandaraaskii,waxaana soo gaari doona Puntland dhawaan koox (Technical Team) ah oo ka socda UNOPS iyo EU. Rajada dib udhiska Wadadaas waxay ku xiran tahay kooxdaas booqan doonta bilaha soo socda. Wasiirada iyo Xildhibaanada maanta socodka ku maray waxaan waydiin lahayn dhawr su’aalood oo muhiim u ah… 1.Shirkadii dhisaysaa waa tee ? 2..Qalabkii lagu dhisi lahaa meeyay? 3.Maalgalinta dhismaha yaa leh? Wasiirada iyo Xildhibaanada socodka jimicsiga ah ku maray Wadada hadafkoodu waxuu umuuqdaa mid lagu xoojinayo furitaanka Xaafiiska Xisbiga Dowlada KAAH Burtinle. Socod jimicsi ah Wado laguma…
Fowsiyo Xaaji Aadan “Sharciga Madaxweynaha Saxiixay Ma Ahan Mid Waafaqsan Sharuucda Wadanka” Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Hoogan ku Xigenka Xafiska Nabadgalyada Mamulka iyo DDS Cabdulahi Maxamed Cabdi oo ka hadlay fa’iidoyinka iyo khasara ay ledhay isticmalka Barha bulshdu Waxuuna Fariin u diray dadka sida qaldan u isticmala Socail Mediaha Sido kale waxa kula dardarmay in dhanka wanagsan loo isticmalo dahanka kale bulshda deeganka ayu kula dar darmay in ay si xoojiyan ka taxadarista Covid19.