Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa hadda ka qeyb galay xafladda daah-furka Qorshe-hawleedka Guddiga Kumeel Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC). HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Author: Jibril Qoobey.
Halkan ka daawo muuqaalka
Qorshaha Farmaajo ee sheegaya in doorasho qof iyo cod ah dalka laga qabto waxaa xataa ka hor yimid Xildhibaanadii xukuumada la jaalka ahaa ee 3-sano lasoo dhaafay ay udeegayay danaha madaxda sare. Kani Waa Jeesoow oo ka mid ahaa Xildhibaanadii sida cad u taageeri jiray danaha Madaxtooyada oo hada si adag udiidan in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka dhacdo,waxuuna sababaynaa sababta aysan uba hirgali karin,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Safaarada iyo Ergada Somalida ee Maraykanka,ayaa si buuxda ugu wareegay gacanta Khayre sida wararku sheegayaan. Warku waxuu kaloo sheegayaa in Abuukar Baalle oo wakiil ka ah Rw Khayre waxuu la kulmay Safaaradaha Imaaraadka iyo Kuweyd ee Washintong. Khayre,ayaa wada loolan adag oo uu kula jiro Fahad iyo Farmaajo.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay furitaanka madasha Dooxa. Madasha Dooxa,ayaa ah Madal soconaysa laba Beri ah ayna kasoo qaybgaleen Madax ka socota qaar kamid ah Dowlado iyo hey’ado caalami ah, ayaa waxaa furay amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ay u tahay markii sedaxaad ee uu ka qayb galo Madashan,ayaa maalinta berri ah khudbad ka jeedinaya. Ka qaybgalka Madashan waxaa lagu dhaliilay Khayre madaama ay ku filnayd ka qaybgalkeeda wafti heer Wasiiro ah. Socdaalka waxaa qayb ka ahaa xubno Ahlusuna ah matalayay,kuwaasoo maalin ka hor heshiis…
Madaxweyne Deni oo mudda 20-cisho ah dalka dibada uga maqnaa,ayaa maanta oo Sabti ah dib ugu soo laabtay caasimada Garowe. Madaxweyne Deni waxaa garoonka kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha iyo maamulka gobolka Nugaal. Deni,ayaa markii uu Garoonka ka soo degay, wuxuu si toos ah ugu gudbay Qasriga Madaxtooyada, isagoo wax war ah siin Sxaaafada kana warbixin safarkiisi magaalada Dubai ee dalka Imaaraaadka Carabta.
Baarlamanka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu ansixiyo sharciga doorashooyinka dalka, kaasi oo dhigaya in doorasho qof-iyo-cod ah aysan xilligan Soomaaliya ka dhici karin, sababo la xiriira amniga dalka oo xun, waqtiga oo yar, iyo dastuurka dalka oo weli qabyo ah. Tani waxay meesha ka saareysa qorshihii madaxweyne Farmaajo oo ahaa in doorasho qof-iyo-cod ah oo ay ka qeyb-galaan kaliya dhowr kun oo qof oo shacabka ka mid ah lagu qabto magaalada Muqdisho. Afhayeenkii hore ee wasaaradda amniga Soomaaliya Cabdicasiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo la hadlay wargeyska The East African Standard ee Nairobi ayaa sheegaya in xeeladda dib u doorasho ee…
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxay ku kulmeen Nayrobi Odoyaashan muhiimka u ah geedi socodka Dowladnimada dalka. Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam,Madaxweynihii hore ee Dowlada Fadaraalka Shiikh Shariif ahna Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Muqdisho,Madaxweynihii hore ee Koonfur-Galbeed Shariif Xasan.iyo Xildhibaan Ilyaas Cali Xasan kulankooda ka dhacay Hoyga Sh.Shariif,ayaa ku salaysnaa ka tashiga xaalada dalku xiligan marayo,gaar ahaan doorashada 2021. Madaxda kulantay waxay si qoto dheer iskula jeexjeexeen arinka doorashada oo ay fahansan yihiin in Dowlada haatan talada dalka haysaa ay hoos ka wado qorshe wakhti kororsi ay ku samaysanayso. Qorsho doorasho oo hal qof iyo hal cod ah oo ana dalkan ka qabsoomi karin xiligan in…
Kusimaha Madaxweynaha Jubbaland oo shir guddoomiyey kulanka golaha Wasiirada Jubbaland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Masuuliyiin katirsan golaha xukuumadda Puntland oo ay weheliyaan maamulka gobolka Bari iyo kan degmadda Bosaaso ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Hay’adda bisha cas ee Imaaraadka Carabta,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Taliyaha ciidanka madaxtooyada dowladda Puntland Gaashaanle dhexe Barkhad Cabdullaahi Yuusuf ayaa ka warbixiyay dib u habayn lagu waday ciidanka madaxtooyada oo la soo gabagabeeyay.,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
“Hotel SYL wuxuu ku yaalaa irida Madaxtooyada, Dhowr boqol oo tilaabo ayuuna u jiraa hoyga Madaxweyne Farmaajo Aniga Xildhibaanka ah dhowr bariis oo ciidamada amnigu joogaan ayaa la’igu hubiyaa kahor inta aanan gaarin goobtaas marka yaa geeyay nimankaan hadii aan shirko lala ahayn Alshabaab? Waa dhif iyo nadir in Madaxweynuhu ummadda hor yimaado uu uga tacsiyeeyo dhibaatada soo gaartay ee naf iyo maalba leh halka HABAR ama ODAY GAAL ah hadii cirifka ugu danbeeya dunida ay ku dhintaan isla saacadahaas loo tacsiyaynayo. Marka maxaa loo hagranaya shacabkii mas’uulka laga ahaa hadii dhiigooda aan shirko lagula ahayn Alshabaab? Shaatiga iyo Shaabada…
Wararka ka imaanaya magaalada Balcad,ayaa sheegaya in malleeshiyada Al-Shabaab ay caawa weerar ku qaadeen saldhigga milatariga Hiilweyne oo 25-km dhinaca waqooyi ka xiga Muqdisho. Dadka degaanka,ayaa sheegay in malleeshiyaadka Al-Shabaab ay galeen xerada iyaga oo dilay Shan qof oo Afar ay yihiin rayid, kan kalena askari. Wararka waxay intaas ku darayaan in malleeshiyaadkaas ay gubeen laba baabuur, kadibna ay ha baxeen haljaasi. Weerarkan ayaa imanaya saacado kadib weerar kii Al-Shabaab ku qaadday hoteelka SYL oo ay ku dhinteen ugu yaraan 5-qof, 11-kalena ku dhaawacmeen.
Maanta oo khamiis ah, 12 December, sanadka 2019-ka waxaa guud ahaan dalkan Britain subaxnimada looga dareerayaa doorasho nooceeda aan horay loo arag tan iyo dagaalkii labaad ee dunida. Doorashadani waxey saamayn balaadhan ku yeelan doontaa jihada mustaqbalka dalka Britain oo kaalinta 6-aad ee dhaqaalaha aduunka ku jirta, saamayn siyaasadeedna ku leh qaaradda Yurub – waliba waxaa intaasi dheer in doorashadan ay ka dhalatay go’aanka reer Britain ee ka bixista Midowga Yurub oo xiisad siyaasad dalka ka buurtay. Ra’iiusl Wasaaraha Britain Boris Johnson oo hogaamiya xisbiga muxaafadka ee concervetifka iyo hogaamiyaha xisbiga shaqalaaha ee mucaaradka Jeremy Corbyn ayaa loolankan xoogiisu uu…
SOUTHERN OMO, ETHIOPIA Ethiopias Prime Minister Abiy Ahmed recieves the Nobel Peace Prize tomorrow in Oslo. But at the same time the security forces of this year’s Nobel Peace laureate are being accused of quietly killing and torturing people from the Mursi, Bodi and Suri tribes in southern Ethiopia. Expressen’s reporter Torbjörn Selander travelled undercover to the region as a tourist and birdwatcher to investigate the accusations of serious crimes. He met in secret with torture victims from the Mursi people. They testified about murder and beatings by government soldiers, about how they had to spend hours without water in…
Halkan ka daawo muuqaalka
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan magaalada Dooxa ee Dalka Qatar kula qaatay guddoomiyaha golaha shuurada Dowladda Qatar Mudane Axmed Bin Cabdallah Al Maxmuud.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Warsaxaafadeed ay soo saareen maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa looga hadlay arrimaha ku aadan doorashooyinka dalka uu geli rabo sanadka soo aadan ee 2020/2021. Warsaxaafadeedka oo ka koobnaa ilaa Lix (6) qodob ayaa waxyaabihii looga hadlay waxaa ka mid ahaa in mamulka Hirshabeelle uusan aqbali doonin muda kororsiga ay doonayso xukuumadda Soomaaliya iyo in dalka ay ka dhacdo doorsho qof iyo cod ah sida balankuba ahaa. Waxaana uu warsaxaafadeedkan ka soo baxay maamulka Hirshabeelle uu ku soo aaday xilli maanta magaalada Jowhar ay ku kulmeen madax ka socota Beesha Caalamka iyo madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare, oo ay ka wada…
Mudanayaasha dooddooda ka dhiibanaya waxaa ka mid ah Khadiija Maxamed Diiriye, oo sidoo kale ah wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha.Shalay hadalkii ay jeedisay waxay ku soo qaadatay qodobo kala duwan. Qaar ka mid ah ayaan halkan idiinkugu soo gudbineynaa: 1-Sharciga doorashada”Waxaa lagu jiraa wakhti ay na hor yaallaan howlo aad muhiim u ah”, ayey hadalka ku billowday Khadiija oo ka hadashay fadhiga Baarlmaanka. “Waa sharciga hadda ee doorashooyiinka ee laga hadlayo. Waxaan ognahay in sheekooyiinka suuqa ku jira (ay sjheegayaan) in aysan ku saleysneyn xuquuq qaanuuni ah. Laakiin waa iska hadallo fadhi-ku-dirir ah”, ayey tiri iyadoo tixraaceysay diidmada siyaasiyiinta qaar ee…
Maxkamadda Caalamiga ah ee dambiyada ee ku taalla magaalada Hague ee dalka Netherlands ayaa waxaa maanta oo arbaca ah ka bilaabmay dhegaysiga dacwad ka dhan ah dowladda Myanmar. Myanmar ayaa lagu eedeynayaa inay xasuuqday muslimiinta laga tirada badanyahay ee ku nool dalkaasi ee Rohingya. Dacwaddan,ayaa waxaa gudbisay dowladda Gambia oo ka wakiil ah ururka dalalka islaamka ah.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dabaylihii iyo roobabkii toddobaadkii hore ku dhuftay degaannada xeebaha Puntland ee Soomaaliya ay ku dhinteen lix qof. War qoraal ah oo ay soo saartay Qaramada Mioobay ayaa lagu sheegay in degaannada ku yaalla Gobollada Bari iyo Nugaal ay dad ka badan 32 kun oo qof ay dabaylahaasi ku waayeen waxyaabihii noloshooda ay ku tiirsanayd. Waxay sidoo kale sheegtay Qaramada Midobay in dabaylahaasi barakiciyeen 4,800 oo qof . Sidoo kale waxay dabaylaha iyo roobabka duufaanta Pawan ay burburiyeen beero, guryo, waddooyin iyo kaabayaal kale, gaar ahaan magaalooyika Eyl, Bandarbayla, Caluula iyo Laasqoray. Waxay sheegtay Qaramada Middoobay…
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan Hay’adda Care iyo maamulka gobolka Mudug ayaadhagax-dhigay dugsi sare oo uu markii ugu horaysay yeelanayo deegaanka Heema ee gobolkaas,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weli haysta qaybo ka mid ah hoteelka SYL ee magaalada Muqdishu oo ay galeen caawa fiidkii. Weerarka ayaa bilwoday daqiiqado ka hor 7-dii fiidnimo ee xilliga Muqdidhso. Waxaana la sheegay in maleeshiyaadka ay qaar rasaas ku fureen ciidamada ilaalada madaxtooyada halka kuwo kalena ay galeen hoteelka SYL. Ugu yaraan laba ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in la dhaawacay. Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka Soomaaliya Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmana Cumar Jeeniqaar oo taliye u ahaan jiray Danab ayaa ku sugnaa hoteelka marka weeraku dhacay. Waxa uu sheegay in ciidankiisa ay difaaceen isaga iyo dad kale…
Harun Macruf
Laamaha amniga Jubbaland oo soo bandhigtay rag ku eedaysan dilal ka dhacay Magaalada Kismaayo,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa magaaladda Garowe ka daah-furtay Qorista muqararka ama habraaca dugsiyada xanaanada iyo bar-baarinta caruurta ee deegaanada Puntland,hoos ak daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Is-rasaaseyn xooggan ayaa ka socota hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku yaalla agagaarka Villa Somaliya, halkaasi oo la rumeysan yahay in ay galeen maleeshiyada Al-Shabaab. Waxay waraka hordhaca sheegayana in uu jiro khasaare xooggan, inkasta oo aan la hayn tirada rasmiga ah. Kooxda Al-Shabaab ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in dagaal-yahanadeeda ay galeen hotelka, kana dhex dagaalamayaan.
Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaas oo uu kulan kula qaatay Madaxda kala duwan ee dowlad goboleedka Koofur-galbeed. Wafdiga uu hogaaminayo Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxda Koonfur Galbeed iyo dadweyne aad u fara badan. Intaas kaddib wafdiga iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareenI iyo qaar ka mid ah maamulkiisa ayaa kulan gaar ah la qaatay James Swan Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaasi…
Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani kama qeyb-gali doono shir madaxeedka Khaliijka ee manta ka furmay magaalada Riyadh, waxaa sidaas werisay warbaahinta dowladda, taasi oo wiiqday rajadii laga qabay dib u heshiin dhex marta Doha iyo isbahaysiga Riyadh ay hogaamiso. Sacuudi Carabiya, Imaaraatka Carabta, Baxrayn iyo Masar ayaa dhammaan xiriiradii diblomaasiyadeed iyo kii socdaal u gooyey Qatar bishii June ee 2017, sababo la xiriira eedeymo ku saabsan inay taageerto argagixisada, islamarkaana xiriir la leedahay dalka Sacuudiga ay xifaaltamaan ee Iran. Qatar si kulul ayey u beenisay eedeymahaas. Amiir Tamim ayaa ra’iisul wasaaraha dalka Abdullah bin Nasser bin Khalifa…
Xubnaha Dimoqraadiga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta shaaca ka qaaday laba eedeymo xil-ka-xayuubin oo ka dhan ah madaxweyne Donald Trump. Dimoqraadiga ayaa waxay madaxweynaha ku eedeeyeen ku xadgudubka awoodda xafiiskiisa iyo is-hortaagga cadaaladda, isaga oo ku cadaadiyey Ukraine inay gacan ka siiso inuu weeraro musharax kula loolami kara doorashada 2020. Dacwadahan, ayaa haddii ay ansixiyaan xubnaha Aqalka Wakiilada oo u codeynaya toddobaadka xiga, waxay Trump ka dhigi doonaan kaliya madaxweynihii saddexaad ee taariikhda Mareykanka ee xil-ka-xayuubintiisa la dalbo, wuxuuna wajihi doonaa in lagu maxkamadeeyo Aqalka Senate-ka. “Madaxweynaheena wuxuu haystaa kalsoonida ugu dambeysa ee shacabka” waxaa sidaas yiri Jared Nadler…
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa manata si rasmi ah u guddoomay abaal-marinta caalamiga ee nabadda Nobel Peace oo uu ku guuleystay. Isaga oo ka hadlayey munaasabadda lagu guddoonsiiyey abaal-marinta ayaa Abiy waxa uu cambaareeyey “kuwa fidiya naceybka” ee rabshadaha ku salaysan qowmiyadaha ka wada dalkiisa. “Kuwa fidiya naceybk iyo kala qeybsanaanta waxay qalalaase ka dhex abuurayaan bulshadeena ayaga oo adeegsanaya barasha bulshada,” ayuu Abiy ku yiri khudbaddiisa aqbalaadda abaal-marinta. “Waa inaan ka hortagnaa suntan naceybka,” ayuu yiri Abiy Ahmed.Dhinaca kale Abiy ayaa ammaanay doorkii ay Eritrea, oo ay cadow isku ahaayeen dalkiisa, ka cayaartay abaal-marinta nabadda ee Nobel…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Dhabancad hadalka uu sii daayay ee ku aadan dagaalka Towfiq,waxuu muujiyay hogaan xumidiisa!! 1.Waxuu ugafay Ciidanka difaaca Puntland 2.Waxuu muujiyay in uusan xogba ka ahayn goobta. 3.Waxuu muujiyay siyaasad gaabnidiisa iyo afgaroocnimadiisa. Dhabancad hadalkiisu waa mid iska hor imaanayay oo uu marna Galmudug ku eedeeyay marna Dowlada Fadaraalka ah. Halkan ka daawo muuqaalkiisa hadalka koobaad Halkan ka dhagayso codkiisa danbe
Gollaha baralmaanka Federaalka oo ku guda jira kulankoodii 19-aad Kalfadhigiisii lixaad,ayaa ansixiyay labo heshiis. Kalfadhigan oo uu shirgudoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxman,ayaa waxaa lagu ansixiyay Heshiiska Ilaalinta Hidda Dhaqameedka Aan La Taaban Karin iyo Heshiiska Khuseeya Ilaalinta Hiddaha Dhaqanka Iyo Hiddaha Dabiiciga ah. 140-Xildhibaan,ayaa ogolaaday,waxaana ka aamusay 4-Mudane wax diiday majirin, Sidaas ayuuna ansax Ku Noqday. Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxman,ayaa gabagabadii kalfadhiga wuxuu Sheegay In Golaha uu Maalin walba uu Shaqayn doono Ilaa Iyo laga Ansixinayo sharci doorasho dalkan uu Yeesho
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Waa Barnaamij ay Bishaaro Baande kasoo diyaarisay Somaliland iyo xiligan xaalkeedu sida uu yahay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladiisa Caafimaad waxay sheegayaan in qaliin looga sameeyay Xangulaha,kaasoo ka dhacay Dalka Kuwayd. Horay waxuu balan Caafimaad ugu lahaa Dalka Jarmalka,balse waa la baajiyay markii uu xaalku kusoo ururay Qaliin khatartiisa leh oo ay dhakhaatiirtu xaqiijin waayeen in uu ka kici karo iyo in kale. Madaxweynaha,ayaa dalka ka maqan maalinkii 17-aad,waxaana dastuurka Puntland qabaa in usan ka maqnaan karin wax ka badan Bil ama Sodon cisho. Sida Dastuurka Puntland qabo wakhtiga uharsan Madaxweynaha markaas talada haya hadii xil gudasho la’aan timaado,waxaa sii dhamaystiraya oo toos unoqonaya Madaxweyne ku xigeenkiisa,isla markaana waxaa la dooranayaa Madaxweyne xigeen. Taageerayaashiisa…
Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Imaaraatka Carabta Anwar Gargash ayaa sheegay in dalkiisa ku mashquulsanayn in ay iska hor-yimaadaan Soomaaliya,mar uu uwaramay Wargeyska ‘Han’ Gargash waxuu sheegay in weli uu furan yahay albaab ay isku fahmi karaan Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. “Weli waxaa banaan fursad ay Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta ku wadaagi karaan diblomaasiyad, anagu marnaba ma raadineyno isku dhac.” ayuu yiri Wasiir Gargaash. Markale isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yir.i,,“Xaaladdan waa mid u baahan diblomaasiyad, taasi oo nagu jiheyn karta xal siyaasadeed caqli gal ah, nabad ah, islamarkaana la joogteyn karo,”. Hadalka Wasiir Gargaash,waxuu imaanayaa,iyadoo ay soo baxayeen warar hoose oo…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Weerarka uu ardeyga u dhashay Sacuudiga ka dambeeyay wuxuu boqor Salmaan ku tilmaamay “mid wuxuushnimo ah”, sida madaxweyne Trump laga soo xigtay. Wuxuu Trump bartiisa Twitter-ka ku qoray in boqorka uu telefoonka ka wacay si uu “si daacadnimo ah uga tacsiyeeyo”. Ardeyga u dhashay Sacuudiga oo baranayay duullimaadyada ciidamada Cirka wuxuu dilay seddax qof, wuxuuna dhaawacay siddeed qof oo kale, ka dib ayaana isagii la toogtay. Maayarka gobolka uu saldhigga ku yaallo ee Florida, Ron DeSantis wuxuu sheegay in dowladda Sacuudiga ay “hadda magdhow ka doonayaan qoysaska dhibbanayaasha”. Ardeyga weerarka qaaday waxay warbaahinta Mareykanka ku magacaabeen Maxamed Saciid Alshamrani. Wuxuuna…
Duufaanta Pawan ayaa la sheegay iney ku soo wajahantahay xeebaha Soomaaliya. Waxaana la soo sheegayaa iney duufaanta maanta oo Sabti ah soo gaari karto deegaanno ka tirsan Puntland gaar ahaanna Eyl. Shacabka deegaannadaasina waxaa lagula taliyey iney badda iyo dhulka badkiisu hooseeyo ay ka fogaadan. Tan iyo xalayna waxaa deegaanno ka mid ah Puntland ka da’aya roobab dabeyla wata iyada oo meela badanna ay is-gaarsiintu ka maqan tahay. Magaalada Garowe ayaa ka mid ah meelaha Saamaynta ay roobabkan ku keeneen. oo mudo tobon saac ayay magaaladu korontadu ka maqnayd. Magaalooyinka uu hada roobku aad uga da’ayo waxaa ka mid ah…
Halkan ka daawo muuqaalka
Gudoomiyaha Gobolka Cayn Maxamuud Maxamed Nuux ayaa kulan la qaatay Taliyaasha Ciidmada Dawladda Puntland ee ka howl-gala Gobolkaasi,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
4-sano oo uu hogaamiyo Puntland Axmed Karaash waxay ubaahnaan doontaa Madaxweyne Xigeen macno badan leh si miisaanku isku keeno. Sida Dastuurka Puntland qabo wakhtiga uharsan Madaxweynaha markaas talada haya hadii xil gudasho la’aan timaado,waxaa sii dhamaystiraya oo toos unoqonaya Madaxweyne ku xigeenkiisa,isla markaana waxaa la dooranayaa Madaxweyne xigeen. Madaxweyne Deni waxuu la tacaalayaa Caafimaad daro ka haysata dhabarka,Neefsashada iyo Dhiig kar sida uu ii xaqiijiyay Qof ka agdhow Qoyskiisa. Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladiisa Caafimaad waxay sheegayaan in qaliin looga sameeyay xangulaha,kaasoo ka dhacay Dalka Kuwayd. Horay waxuu balan Caafimaad ugu lahaa Dalka Jarmalka,balse waa la baajiyay markii uu xaalku…
Ethiopia’s new Navy will be based in Djibouti and the naval command head office will be in Bahir Dar. When Abiy Ahmed became Prime Minister, he announced that the country would rebuild its navy, redeeming its dissolution which occurred during the regime change in 1991 when the nation lost its water outlets. Although the government announced they would resurrect the navy again its base had not yet been decided on. Assumptions were the location would be in Eritrea, Djibouti, or Sudan. A source following the case, told Capital that the government has decided to locate its initial base at Djibouti.Sources…
Halkan ka daawo muuqaalka
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay kasoo jawaabtay hadal muran badan dhaliyay kaas oo jeediyay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa uu sheegay in arintan Cabdishakuur uu galay ay tahay mid ay ku haystaan culimada islamarkaasina la xiriirta arimo diineed. Waxa uu sheegay in ay haboon tahay in arintan uu la kaashado culimada Soomaaliyeed, oo fadhi iskugu waco, kadiba uu wax ka weydiiyo waxyaabaha ay diintu ka qabto, ee aysan ahayn wax la xiriirta aragti shaqsiyadeed. Wasiir Maareeye ayaa sidoo kale waxa uu xusay in warka kasoo baxay hoggaamiyihii hore ee Xisbul Islaam…
“Annaga Soomaali ayaa nahay in si tartiib ah aan arrinta isku weydiino iyo inaan si kulul wax isku weydiino waxaa noo fudud inaan si kulul wax isku weydiino.” Ayuu yiri. Waxa uu sheegay in dhibka Soomaaliya haysta, ee mar walba iska horkeena, islamarkaana muddada fog aan dhibaatada ugu jirno, ay tahay inaan mar walba si dagaal ah aan xalka ku raadino. Sheekh Cabdi Xayi ayaa sheegay in arrinta Cabdiraxmaan Cabdishakuur ay hadda iyo wixii ka dambeeya tahay arrin aan mudneyn in laga sii hadlo sababtoo ah buu yiri “Qofkii gefka galay wuu hadlay, wuu cudur daartay, kana laabtay gefkii uu…
Pelosi ayaa sheegtay in madaxweyne Trump, oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, uu meel ku xooray hab-dhaqankii caadiga ahaa ee madaxweynenimo, kuna xadgudbay waajibkii uu ku dheertay ee ilaalinta dastuurka Mareykanka. Waxay ku eedeysay inuu Ukraine weydiistay inay baaritaan ku sameyso mid ka mid ah musharaxiinta dimoqraadiga ee doonaya inay kula loolamaan doorashada 2020, kaasi oo ah madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden, si taasi ay isaga uga caawiso inuu ka adkaado. “Xaqiiqoyinka lama diidi karo,” ayey tiri Pelosi. “Madaxweynaha wuxuu ku xadgudbay awooddiisa, si danihiisa siyaasadeed ee shakhsiga ah uu uga hormariyo amnigii qaranka.” Pelosi ayaa ku amartay Jerrold…