Author: Jibril Qoobey.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo xalay taageerayaashiisa kula hadlay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa weerar ku qaaday Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqallka Wakiilada Mareykanka, lagana soo doorto gobolka. Trump oo aad u dhalleeceeyey Ilhaan ayaa ku celiyey eedeymaha ka dhanka ah ee ah inay u damqato kooxda Al-Qacida, ayna mas’uul ka ahayd hadallo naceyb oo ka dhan ah Yahuudda. “Ilhaan Cumar waxay wax aan weyneyn kasoo qaadday weeraradii 11-kii September ee lagu dilay 3000 oo qof oo dadkeena ka mid ah, oo ay tiri ‘dad baa wax iska sameeyey’” ayuu yiri Trump. Ilhaan oo ka mid ah xubnaha…

Read More

The Nobel Peace Prize has been awarded to Abiy Ahmed, the Ethiopian Prime Minister who helped end his country’s 20-year war with Eritrea. Announcing the prize in Oslo, the Norwegian Nobel Committee said Abiy’s “efforts deserve recognition and need encouragement.” The conflict between Ethiopia and Eritrea over disputed border territory came at a huge financial and humanitarian cost for both countries. Abiy, 43, also recently won plaudits for his role in helping to broker a power-sharing deal in neighboring Sudan after a political crisis that led to the arrest of Omar al-Bashir, the country’s ruler for almost three decades. Berit…

Read More

Madaxweyne Farmaajo maalin ka hor,waxuu uyeeray Rw Khayre,isagoo ka codsaday in xilka qaadis lagu sameeyo dhamaan Wasiirada kasoo jeeda beelaha Daarood. Farmaajo,ayaa ku andacoonayay in ay ka gaabiyeen shaqadoodii iskuna xiri waayeen Dowlada iyo Deegaamadooda. Khayre oo ka duulaya codsiga Farmaajo,ayaa iskugu yeeray Wasiirada beelaha Daarood ku matala Dowlada Fadaraalka,waxuuna usheegay fariintii Farmaajo. Dood iyo isla falanqayn dheer kadib Khayre iyo Wasiiradiisii waxay isla garteen in dhaqdhaqaaq la sameeyo si loo qanciyo Farmaaja-ha umuuqda haad Geed waayay. Wasiirada beesha Harti ee kaso jeeda Puntland,ayaa diyaarad soo qaatay galabta kana soo dagay Bosaso. Lama soo dhaweyn wax baratakool ahna looma samayn…

Read More

Madaxweyne Deni maalinka beri foog waxuu u anba bixi doonaa isaga iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo caasimada Kmg ah ee Jubaland. Madaxweynaha iyo waftigiisu waxay Kismaayo kaga qaybgali doonaan caleema saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Axmed Maxamed Islaam. Ka qaybgalka caleema saarka Axmed Madoobe ee Puntland waxuu ugu fadhiyaa Jubaland qiimo sare. Wafti ka socday Dowlada Fadaraalka ah oo yimid Bosaso,ayaa ku guuldaraystay in ay ku qanciyaan Puntland ka baaqashada caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Read More

Puntland si cad bay udiiday dhamaan qodobadii uu xanbaarsanaa dhanbaalkii Madaxweyne Farmaajo ka yimid. Wafti ka koobnaa 5-Wasiir iyo lataliye oo uu hogaaminayay Wasiirka arimaha dibada Fadaraalka Axmed Ciise Cawad,ayaa galabta soo gaaray Bosaso. Wasiiradan,ayaa waday dhanbaal ka yimid Farmaajo,kaasoo sheegayay in Dowlada Fadaraalku aqbashay wax walba oo Puntland ay dood ka qabtay,balse laga codsanayo in aysan ka qaybgalin caleema saarka Axmed Madoobe. Kulan socday mudo saacada ah oo dhexmaray waftiga Fadaraalka iyo Puntland,ayaa ugu danbayn kusoo idlaaday waxba. Puntland,ayaa waftiga Fadaraalka ugudbisay go”aamadan kala ah… 1.In Puntland ay ka qaybgalayso caleema saarka Axmed Madoobe oo uu yahay go”aan Dowladeed…

Read More

Federal, Unitary, or Confederation for Somalia. Which one? Part III Part I of this article, I have attempted to give brief definitions of each of these three systems. In part II, I discussed the reasons that confederation and unitary systems are not suitable for the Somali state of today. lastly, this part III, I will discuss why federal system is not only the most suitable for the Somali State, but the only system that can preserve its integrity. Why Federal System for Somalia? From the beginning, one might ask why federal system for a nation like Somalia that is so…

Read More

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf,ayaa lagu waddaa in uu ku dhawaaqo Guddiga soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka iyo Farsamada. Xaaf,ayaa saacaddihii ugu dambeeyay la tashiyo la lahaa Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, waxaana xogo hoose oo nasoo gaaray sheegayaan in ay isku raaceen Magacaabida Guddi ka kooban 12-xubnood. Ra’iiusul Wasaare Kheyre ayaa dhawaan sheegay in hanaanka Geedi socodka Galmudug uu la wareegay Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle. Horay ayay xogo aan helany xaqiijiyeen in Xaaf ay Villa Somaliya is og yihiin ,ku dhawaaqistiisii lasoo noqoshada Wakiilashadiisiina ay ahayd qorshe lagu khaldayo mucaaradka. Dowlada Fadaraalka,ayaa ku fashilantay dhisida maamulka Galmudug oo…

Read More

Caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu ku beegan yahay 9-ka bisha sida xogtu igu soo gaarayso. Sidoo kale furida fadhiga Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa ku aadan 9-ka bisha,balse waxay ubadan tahay in uu ubaaqdo kooram la”aan. Xildhibaano ka badan 60-xubnood,ayaa ka qaybgali doona caleema saarka Axmed Madoobe. Villa Somaliya ayay tanina ku tahay naxdin kale,waxaana caawa laga soo sheegaya in Tacsi looga fadhiyo. Jibril Qoobey.

Read More

Waxaa isoo gaaray in Madaxweynayaashii hore Xasan Shiikh iyo Sh.Shariif ay si nabad ah oo aan khash-khashaad lahayn uga dhoofi doonaan Muqdisho,iyagoo si toos ah uga degi doona garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Kismaayo. Socdaalka Madaxweynayaasha ee Kismaayo,waxaa soo faragaliyay beesha caalamka oo ka baqday in kacdoon shacab uu ka dhaco Muqdisho. Hadii ay dhab noqoto xogtan waxay noqon doontaa dharbaaxadii labaad oo xoog badan kuna dhacda dowlada haysata aqoonsiga Qaramada midoobey ee Villa Somaliya. Shirkii SPF ee Maalmo ka hor ka qabsoomay Muqdisho ayay wakiilada beesha caalamku si adag udhaliileen siyaasada Villa Somaliya,isla markaana usheegeen in looga fadhiyo…

Read More

Duulimaadkii ugu horeeyay ee Diyaarada Juba Air ay samayaso waxay saakay kaga soo duushay Caasimada Dalka Kenya ee Nairobi. Madaxweynihii hore ee Koonfur-Galbeed,Shariif Xasan,Madaxweynihii hore ee Galmudug Abdikariim Guuleed iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayay keentay Kismaayo Diyaarada Juba Air. Masuuliyiintan iyo kuwo kale oo ilaa beri la sugayo waxay ka mid yihiin martida sharafta lagu casumay caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhawaan dhici doona,hoos ka daawo muuqaalka Hakan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

The annual U.N. General Assembly is an orgy of symbolism. Who meets whom on the sidelines? Who tried but failed to secure a meeting with the U.S. president? Who walks out of whose speech? Whom do security officers intercept when they try to exceed the permissions of their visa?But there’s a second chapter to the diplomatic saga: Who continues on to Washington? What they do there matters. Some go to the White House, others to Congress, and still others hold meetings with their respective diasporas.President Mohamed Abdullahi Mohamed, or Farmajo as he is known to his Somali constituents, visited Washington,…

Read More

Somaliya waa Somaliland oo horay maqnayd. Puntland oo ka biyo diiday siyaasadda gurracan ee Villa Somaliya. Jubaland oo iyadana ku maqan faragelintii ay diiday. Galmudug oo aan joogin isla markaasna aan maqnayn. Laba maamul ,ayaa soo haray si waji gabaxu u yaraado ayaa la soo fariisiyey Gobolka Banaadir . Sidaas waxaa meesha uga baxay siyaassadda wadaaggaAmniga oo muhiim ah. Shirku markuu bilowday,waxaa weerar lagu ekeeyay Ballidoogle iyo Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ahaa goobo aan horay loo hawaysan karin. Somaliya waxay ubaahan tahay Siyaasad wadaag ah.

Read More

Shirkii 4-aad ee Somali Partner Forum Muqdisho ee maqaamkiisu hooseeyay,waxaa la oran karaa waxba kama soo bixin sidii la filayay. Madal muhiim ahayd oo ka khasaartay horusocodnimada horumarka Somaliya,ayay taariikhda ku galay. Qodobka laga dhex helay kulanka ee ay wakiiladii ku matalayay beesha caalamka afka ay ku balaariyeen,ayaa ahaa in Villa Somaliya si aan gabasho lahayn loogu sheego baahida xiligan ee Dalka,taasoo ah ”Inclusive Policy” Siyaasadda loo dhan yahay Beesha caalamku waxay qeexday in midow Siyaasadeed ay tahay xiligan muhiimada koobaad ee Somaliya oo ah n la baadi goobo. Ka maqnaanshaha shirka ee Puntland iyo Jubaland waxay ka dhigtay mid…

Read More

”Shirkan looma dhama,waxaana muhiim ah in Maamulada ka maqan loo jiheeyo siyaasada,xataa waa in Somaliland la keenaa”sidaa waxaa ka yiri shirka Madaxweyne Xaaf. Villa Somaliya ma filayn hadalka sida lama filaanka ah uga soo baxay Xaaf,waxaana warar hoose sheegayaan in ay aad uga shalaayeen keenistiisa Shirka oo ay markii hore u arkayeen guul siyaasadeed. Xaaf,ayaa maalin ka hor soo saaray qoraal uu ku sheegay in uu dib ugu soo ceshtay wakaalad uu horay ugu wakiishay Wasaarada arimaha gudaha Fadaraalka dib u heshiisiinta Galmudug,waxuuna iskugu yeeray Golihiisii Wasiirada. Xog-ogaal siyaasadeed oo la socda isjiid-jiidka Galmudug,ayaa tilmaamayay in warka kasoo baxay Xaaf…

Read More

“Dib u furidda safaaradda Muqdisho waa tallaabo kale oo horey loogu qaaday dib u billaabidda xiriirka joogtada ah ee Mareykanka iyo Soomaaliya, waana astaan xoojineysa xiriirka labada dal iyo sare u qaadidda xasilloonida, horumarka, iyo nabadda Soomaaliya iyo gobolka.” Ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay dowladda Mareykanka. Dib ufurida Safaarada Maraykanka ee Somaliya,ayaa ka turjumaysa muhiimada Dowlada Maraykanku siinayso xiligan Somaliya. Maraykanka,ayaa xiray Safaaradisii uu ku lahaa Somaliya mudo hada laga joogo ku dhawaad 30-sano,xiligaas oo ay burburtay Dowladii dhexe dalkuna galay dagaal sokeeye. Dadaalkii ugu xooga badnaa ee dib usoo celinta xiriirka diblomaasi ee Maraykanka iyo Somaliya,waxaa samaysay…

Read More

Qarax xoog leh,ayaa ka dhacay Wadada udhaxaysa Afgooye iyo Ceelasha Biyaha. 6-Askari oo ay ku jiraan laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka sida gaarka ah utababaran ee Danab,ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen. Sidoo kale dhaawacyo culus,ayaa soo gaaray Askar kale oo aan tiradooda la xaqiiijin. Wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa inta badan waxaa qaraxyo loogu geystaa ciidamada AMISOM, kuwa dowladda iyo masuuliyiinta ka tirsan dowladda Fadaraalka Soomaaliya ee is ticmaala wadadaas.  

Read More

Police are looking for a Somali national who flew to the country on September 24 after he had been released from a Mogadishu jail in unclear circumstances. Mr. Abdiwaahid Khalif Abdi alias Ise Tarabuun was in 2017 arrested over terror claims in Mogadishu. He was then reported to be in charge of Al-Shabaab operations in Mogadishu prior to his arrest. He was however released in unclear circumstances. According to police reports, he left Mogadishu via Salaam Airline heading towards Nairobi. “He was briefly interrogated at Mogadishu airport while waiting for his flight before he was allowed to travel. He comes…

Read More

Hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta Yemen oo la hadlayay idaacacdaha Maxaliga ah ee ay gacanta ku hayaan,ayaa sheegay in ay weerari doonaan fariisimida Ciidamada Badda Puntland ee taageerada ka hela Dowlada Imaaraadka Carabta. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Badda Puntland oo aan wax ka waydiiyay sida ay u arkaan hanjabaada Xuutiyiinta waxay ii sheegeen in aysan biciidsanayn lana socdaan hanjabaadaas heegan buuxana ay ku jiraan. Xuutiyiinta,ayaa dagaal kula jira isbahaysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ee dalka Yemen,kaasoo ay qayb ka tahay Dowlada Imaaraadka Carabta.

Read More

Federal, Unitary, or Confederation for Somalia. Which one? This is part II of the above topic. In Part I, I gave the definition of each system. In part II, I will try to discuss which system is or is not suitable for Somalia and the reasons why. Part II Which System is Suitable for Somalia to Adopt? Let me start with the confederation system. As I have said in part I of this article, I am not aware of any single country that practices this system today. Historically, confederation has been the steppingstone toward a more permanent union. For example, the…

Read More

Konfadareeshin macno weyn,ayuu usamaynayaa Somalida maanta ee kala irdhowday. Qarka waxay usaaran tahay in Deegaan walbaa iskiis ugu dhawaaqo madax banaani,halka mid kamid ah mar hore go’aankaas uqaadatay. Konfadareeshin waa nidaamka kaliya ee lagu sii hayn karo waxa maanta loogu yeero Jamhuuriyada Fadaraaliga ah ee Somaliya. 15-sano ka hor waxaa la yagleelay Dowlad ku dhisan nidaamka Fadaraalka,balse taasi waxay hada umuuqataa in la xagal daacinayo. Fashilinta iyo fara tagaysiga lagu hayo nidaamkii Fadaraalka ee dalku qaatay waxay soo dadajin kartaa kala tag aan dib layskugu soo laaban. Hadaba si looga hortago kala fogaansho sii xoogooba oo Umada Somaliyed sii kala…

Read More

Wax ka badan sawiro masoo kordhin socdaalkiisii New-York Madaxweynaha haysta aqoonsiga Qaramada Midoobey. Khudbadiisu macno uma lahayn Madaxdii kale ee kasoo qaybgashay Kulanka 74-tanaad ee Qaramada Midoobey. Sidoo kale shacabka Somaliyed dibad iyo gudaba xiiso uma hayn daawashada khudbadiisa marka laga soo tago dhalinyaro guno lagu siiyo xayaysiinta Sawiradiisa. Kulamo macno leh lama qaadan madaxda caalamka ee muhiimka ahayd,hadiiba ay jireen kuwo ay is arkeena kama soo bixin la kulankoodii wax la taaban karo. Waxa ugu weyn ee uu ka faa’iday Madaxweynaha aqoonsiga Qaramada Midoobey haystaa ee Farmaajo tagida New-York waxaa lagu tilmaami karaa ismuujin iyo dhoolatus uu udiray ra’isalwasaare…

Read More

Federal, Unitary, or Confederation for Somalia. Which one? I will divide this paper into two parts. The first part, I will try to define each system as simple as I can. The second part, I will try to discuss which system is or is not suitable for Somalia and the reasons why. Part I: Definitions What is a Federal System? By definition, a federal system is a form of multilevel governance whereby the sovereignty of the nation is shared between central and state governments. Moreover, the structures of power sharing between theses bodies are embedded in the constitution of the…

Read More

Sida aan xogta ku helay Dowlada Imaaraadka oo ah garab istaagaha koobaad ee Ciidamada Badda Puntland,waxay si cad uga diiday codsi mar kale uga yimid Madaxtooyada. Codsigaasi waxuu si toos ah ugu gudbiyay Madaxweyne Deni,isagoona xanbaarsanaa fariin ahayd in shirkada PDG oo ah midii siin jirtay adeega Ciidamada Badda dib loo siiyo qandaraaskii fulinta adeegaas. Masuuliyiintii ku matalayay Dowlada Imaaraadka hawshaas way diideen codsiga Madaxtooyada,waxayna ku adkaysteen in ay iyagu dib uxulan doonaan shirkada fulin doonta adeega. Dhawrkii bilood ee udanbeeyay wax adeeg ah ma fulin shirkadaas,iyadoo lagu eedeeyay adeeg xumo,musuqmaasuq iyo ku tagrifalid awoodeed. PDG,waa shirkad adeeg fulineed oo…

Read More

Hay’adaha sirdoonka Qaranka Ethiopia ee NISS,ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen kooxo ka tirsan Daacish iyo Alshabaab,kuwaasoo qorshaynayay qaraxyo laga fuliyo gudaha itoobiya. Xarumaha uqorshaysnaa kooxahan in ay ka fuliyaan qaraxyada iyo weerarada isla socda,ayaa ku kala yaala caasimada Adis-ababa,Kilinka Oromada iyo Kilinka Somalida. Goobaha ay bar tilmaameedsanayeen,ayaa ahaa,xarumaha lagu dhigo Xafladaha sida Tayaatarka weyn ee Adis-ababa,Kaniisada ugu weyn Itoobiya ee loo yaqaan ”Ma dhalaa alam” iyo Suuqyada Markaato iyo Biyaasa. ee ugu waa weyn xarumaha laga dukaamaysto ee caasimada Adis-ababa. NISS ma sheegin tirada xubnaha ka tirsan kooxahaas ee la qabtay,waxayse xaqiijisay in lagu xiray magaalada Addis Ababa,Kilinka Oromada…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa goor dhaw  gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Abuukar Baalle. Madaxweynaha ayaa kalmad ka jeedin doona madashan kulminaysa Hoggaamiyayaasha Caalamka, iyadoona meertada 74-aad ee Qaramada Midoobey lagu suntay “Dib-u- xoojinta dadaallada wada-jirka ah ee lagu dabar-goynayo saboolnimada, baahinta waxbarasho tayo leh iyo ka hortagga dhibaatooyinka isbeddelka cimilada.”

Read More

“The group was … preparing to attack hotels, religious festivities gathering places and public areas in Addis Ababa,” said the National Intelligence Security Services. Ethiopia worked with neighbouring Djibouti to detain the suspects including their leader, Muhammed Abdulahi. NISS did not specific the number of members detained, but said that they were arrested in the Ethiopian capital Addis Ababa, Oromia and Ethiopia’s Somali region. Al Shabab has been fighting for years to topple Somalia’s central government, which the African Union-mandated peacekeeping force AMISOM helps to defend. The militants have carried out numerous attacks in Somalia on military and civilian targets,…

Read More

Hadalkan waxuu ka mid noqday kuwa taariikhda galay ee muujiyay aftahanimo xumida,beenta iyo khiyaaliga uu ku nool yahay Farmaajo. Xaqiiqdii waa wax laga yaq-yaqsido in qof waxuunn kala garanayaa sidaa u hadlo. Farmaajo waxuu ilowsan yahay in Dhuusamareeb ay nabad ahayd 5-sano ee udanbaysay,isla markaana hal maamul oo kala danbayn leh uu ka jiray,hoos kadaawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Madaxtooyadu waxay shaacin doontaa Agaasimayaasha cusub ee Wasaaradaha Puntland. Ilaa iyo hada Agaasimayaasha tagaya ee xogtoodu isoo gaartay,waxaa ka mid ah.. 1.Agaasimaha hay”ada sirdoonka Pisa.2.Agaasimaha Warbaahinta Dowlada Puntland3.Agaasimaha Wasaarada qorshaynta.4.Agaasimaha Wasaarada Duulista .5.Agaasimaha Wasaarada Amniga.6-Kaluumeysiga7-Arimaha gudaha8-Dekedaha9-Waxbarashada10-Xanaanada xoolaha.11- Caafimaadka. Agaasimayaasha imaan doona,waxaa xogtoodu isoo gaartay oo aan ka xusi karaa… 1.Agaasimaha Sirdoonka Pisa oo loo dhiibi doono Mukhtaar Jeyte oo beel ahaan kasoo jeeda Reer Maxamuud,qaybna ka ahaa olalihii doorashada ee Madaxweyne Deni. 2.Agaasimaha hay”ada shaqaalaha rayidka ah oo loo dhiibi doono Cabdinaasir Biixi Soofe oo horay u ahaa agaasimihii Madaxtooyada Puntland,waxuuna beel ahaan kasoo jeeda Cumar Maxamuud. 3.Agaasimaha Hay”ada Wadooyinka…

Read More

Warar hoose oo la isla dhexmarayay ber yahan,ayaa tilmaamayay in Mooshin xilka qaadis ah oo ka dhan ah Gudoomiye Dhoobo uu socdo abaabulkiisa. Wararka qaar waxay sheegayeen in Mooshinka laga soo abaabulay Madaxtooyada,waxayna cuskanayaan ka maqnaanshihii Gudoomiyaha ee dhawr kulan oo muhiim ahaa. Sidoo kale waxay cuskanayaan tagidiisa Xamar oo soo badatay. Warar kale,ayaa iyaguna leh Mooshinka waxaa wada garabkii Xildhibaanada ee Asad Cismaan iyo Musharaxiintii kale waxayna ka caroodeen Gudoomiyaha oo Madaxtooyada ku milmay. Dhamaan wararkaas markaan dabagalay ma noqon kuwo run ahaanshahoodu dhaboobay,waxayna Xildhibaano miisaan ku leh Baarlamaanka iisheegeen in uusan jirin wax Mooshin ah oo xiligan socda.…

Read More

A reliable sources say Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo has canceled his planned trip to New York this week as the horn of Africa nation faces political crisis pitting the central government and regional states, diplomat said. Somali Foreign minister Ahmed Isse Awad who arrived New York few hours ago will deliver Somali president’s speech at UN General Assembly. The president was scheduled to fly to New York on Sunday to attend the annual UN General Assembly which is set to open next week. However, Mr. Farmajo has pulled out of the high-level UN meeting to help end a growing…

Read More

Mogadishu – As the world marks the International Day of Peace, the UN envoy to Somalia today encouraged all Somalis to contribute towards a sustainable peace in their country. “Somalis yearn for an end to conflict and to the senseless shootings and bombings they have endured for far too long. We commend continued Somali Government efforts, supported by international partners, to improve security and bring an end to the violence. Lasting peace will also require inclusive governance, equitable justice, and sustained dialogue among Somalis of good will to achieve political consensus and national reconciliation,” said the Secretary-General’s Special Representative for Somalia,…

Read More

Aamina Muuse Weheliye oo iyadoo ilmaynaysa ka sheekaysay dhibaatooyinkii iyo Tacadiyadii uu u geystay Yuusuf Garaad madaxii laanta afka somaliga ee BBC-da. Nasiibdaro ka weyn majirto in shaqsiga noocaasa uu noqday Wasiirkii arimaha dibada iyo Safiirkii Qaramada Midoobey ee Somaliya,taasoo umuuqata in hab dhaqankii Yuusuf Garaad ee foosha xumaa loogu abaal mariyay masuuliyad Qaran. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Maalinka Sabtida ah ee nagu soo aadan,ayay wafuuda ka qaybgalaysa caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe intooda badan kusoo xaroon doonaan Magaalada Kismaayo. ilaa iyo hada waxaa gaaray kismaayo Wafti uu hogaaminayo Xildhibaan Faarax Sh.Cabdiqaadir. Waxaa la filayaa in ay kasoo qaybgalaan caleema saarka Madax fara badan oo ka kala imaanaya qaybaha Somaliya. Sidoo kale beesha caalamka Wakiilo ka socda,ayaa qorshaysan in ay kasoo qaybgalaan caleema saarka. Madaxda qorshaysan in ay caleema saarka ka Madaxweyne Axmed Madoobe kasoo qaybgalaan,waxaa ka mid ah.. 1.Madaxweynaha Puntland 2.Madaxweynihii hore Xasan Shiikh.3.Madaxweynihii hore Sh.Shariif 4.Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanada Fadaraalka iyo Puntland 5.Wakiilo ka socda beesha…

Read More

3-ka mid ah Ciidanka Badda Puntland (PMPF) ayaa ugeeriyooday Qarax miino oo dhulka loogu aasay meel ujirta 40-Km Bali-Khadar. Afar kale,ayaa ku dhaawacmay qaraxaas miinada dhulka lagu aasay ah,waxaana gubtay Gaarigii ay saarnaayeen Ciidanka. Qaraxa,ayaa dhacay saakay aroortii saacadu markay ahayd 8:10. Kooxda argagixisada Alshabaab,ayaa lagu tuhmayaa qaraxan in ay maleegeen. Ciidamada Puntland qaybahooda kala duwan waxay dagaal joogta ah kula jiraan argagixisada.

Read More

Hay’adda Read Horn Africa (USA) ayaa guddiga dhismaha wadada Wadaagsin “Galdogob” ilaa Garacad” ku wareejisay $ 90,000 (Sagaashan kun oo doollar), taasoo ka timid bulshadda Somaliyed ee ku nool Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka. Wadada Wadaagsin,ayaa waxaa gabagab maraya dhismaha wajigii jayga,iyadoo qorshuhu yahay in loo gudbo wajiga Laami saarida.

Read More

Madaxweyne Deni waxuu si rasmi ah u dhagaxdhigay wajigii labaad ee dhismaha Dekeda Garacad,kaasoo lagu tilmaami karo kii ugu danbeeyay oo ah buuxinta Badda. Sep 2021 waa maalinta la qorsheeyay in xariga laga jaro Dekeda ugu weyn Somaliya,taasoo ay maalgashteen Ganacsato Somaliyed hadii eebe idmo. Madaxweyne Deni si hufan ayuu umaareeyay doorkiisii kaga aadanaa dhismaha Dekeda Garacad. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweyne Deni oo ay qayb ka yihiin Maalgashadayaal Somali iyo ajaanib ah,ayaa u anba baxaya halka ay ka socoto dhismaha Dekeda Garacad maalinka beri foog ah. Dhismaha Dekeda Garacad waxuu galay wajigii la oran karay waa ugu danbeeyaa ee gudaha Badda laga shaqaynayay. Sida qorshuhu yahay Sep 2021,ayaa xariga laga jari doonaa hadii eebe idmo. Madaxweyne Deni si hufan,ayuu iskaga xilsaaray shaqada Dekeda in ay socoto.

Read More

Have you been somewhere in Somalia in the night of February 8th, 2017?! Certainly if you were, you must have had engaged in one of those street celebrations with those jubilant young, old, men, women and kids who came out to those streets endorsing the then president-elect of Somalia Mohamed Abdullahi Farmajo. Almost in every Somali city on that day, endorsement protests were carried out by all the categories which make up the Somali community. A plethora of cities including all the Southern ones, plus some of which are controlled by the Secessionist autonomous state of Somaliland; Las-Anod and Burao…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay danjiraha Midawga Yurub ee Soomaaliy Mudane Nicolás Berlanga Martine Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaana qayb ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Egypt on Sunday said negotiations over an upstream Nile dam being built by Ethiopia have not led to any “breakthrough.” Foreign Minister Sameh Shoukry told reporters that talks over the $5 billion Grand Ethiopian Renaissance Dam had stopped for more than a year before restarting in Cairo earlier in the day. The long-running dispute centers on the filling and operation of what will be Africa’s largest hydroelectric dam. Egypt fears the dam could reduce its share of the Nile River which serves as a lifeline for the country’s 100 million people. Ethiopia, which has roughly the same population size, maintains…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Bariga iyo Bartamaha Africa, kuwaas oo kasoo qayb-galay shirka Maalgashiga Puntland oo maalintii labaad ka socda caasimadda Garoowe. Guddoomiye Ku-xigeenka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia Cali Baashe Bare iyo Ganacsade Soomaaliyeed oo kamida Ganacsatada dalka Kenya ayaa ka hadlay kulankani iyo muhiimadda Shirka Maalgashiga Puntland uu leeyahay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Laba ka mid ah Ciidamada Booliska qaybta ilaalada Hay”adaha,ayaa goor dhaweyd isku dilay Bosaso agagaarka xarumaha Save Children iyo DRC. Mid ka mid ah,ayaa geeriyooday,iyadoo ciidamada amaanku gacanta kusoo dhigeen kii wax dilay. Ciidamada SPU,ayaa ah kuwa si gaar ah usuga amniga Hay”adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Puntland.

Read More

The president of Puntland, the semi-autonomous region of Somalia, on Sunday committed to defeat militant groups in the region as he seeks to attract foreign investments. “I strongly pledge to protect anyone who invests in Puntland,” President Said Abdullahi Deni told an investment conference in the capital, Garowe. “There are a few terrorist militants of al-Shabaab and ISIS, who are hiding in some places of the state, and they will be defeated soon.” Puntland’s first ever investment conference was attended by delegates from China, Turkey, India, and Saudi Arabia. Situated on the Gulf of Aden near the entrance to the…

Read More

Warbaahinta Sucuudiga ayaa ku warantay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka la yidhaa ay weerareen oo dab qabad siiyey laba wershadood oo kuwa shidaalka ah oo ay leedahay shirkadda dawladda ee Aramco. Muuqaallo goobahaa laga soo duubay ayaa muujinaya olol iyo qiiq ka kacaya Abqiiq oo ah wershadda ugu weyn dunida ee saliidda sifaysa. Weerar labaad oo ay qaaday diyaarad aan duuliye lahayn ayaa isna lagu ekeeyey wershadda shidaalka ee Khurays ee dhanka galbeed ee Sucuudiga. Dabkii ka kacay labada wershadood ba haatan waa xakameeyey ayey ku waramaysaa warbaahinta dawladdu,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta xaqiijiyay dilka Hamza Bin Laden oo ahaa wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee Al Qacida, Osama bin Laden. Bayaan uu Sabtida maanta ah kasoo saaray xafiiskiisa Aqalka Cad ayuu Trump ku sheegay, in Hamza Bin Laden lagu dilay howlgal ka dhan aha argagixisada oo laga fuliyay xadka u dhaxeeya Afghanistan iyo Pakistan. Wuxuu sheegay in dhimashada Hamza aysan kaliyah dhaawac dhanka hogaanka ah ku aheyn Al Qacida, balse ay wiiqi doonto howlgallada iyo dhaqdhaqaaqyada muhiimka ah ee kooxda. Warbaahinta Mareykanka ayaa horraantii bishi August sheegtay, in ay ilo wareedyo xaga mukhaabaraadka ah u sheegeen…

Read More

Drone attacks claimed by Yemen’s Houthi rebels struck two key oil installations inside Saudi Arabia on Saturday, damaging facilities that process the vast majority of the country’s crude output and raising the risk of a disruption in world oil supplies. The attacks immediately escalated tensions in the Persian Gulf amid a standoff between the United States and Iran, even as key questions remained unanswered — where the drones were launched from, and how the Houthis could have managed to hit facilities deep in Saudi territory, some 500 miles from Yemeni soil. Secretary of State Mike Pompeo accused Iran of being…

Read More