Sarreeye Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse taliyaha ciidanka Booliska Puntland ahna taliyaha la dagalanka argagixisada iyo mukhadaraadka oo halkaasi ka hadlay ayaa shegay in dadkii lagu soo qabtay khamrada iyo xashiishadan ay maanta gabeen xidhan yihiin dhaawana la filayo in sharciga la horgeeyo, waxaana waxyaabahani maanka dooriya ee ciidamadu ay qabteen ay ka koobnaayeen 140 Dhalo oo khamri ah iyo xashiish aad u badan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8C4AonvPqtg
Author: Jibril Qoobey.
“The New Horn” 10 Nov 2018 – (EP) Ethiopian Prime Minister Dr. Abiy Ahmed indicated that the Horn of Africa will have one president instead of three in a speech after the inauguration of the Tibebe Ghion Specialized Hospital in the City of Bahir Dar with Eritrean and Somalia presidents today. They also visited a university and various development projects including irrigation projects and agro-industry park in the Amhara regional state. The Ethiopian PM hasn’t specified when the region will have a “united” president other than saying “in the future”. Yesterday, Eritrean President Isaias Afwerki and Somalia’s President Mohamed Abdullahi…
https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/1416427441821114/
Calanka Waxaa la sameeyey Taariikhdu markay ahayd 12kii Oktober 1954tii, waxaana sameeyey ilaahay ha u naxriistee marxuum Maxamed Cawaale Libaan. Alla ha u naxriistee Maxamed Cawaale Libaan oo ahaa nin wadani ah ayaa markii u sameeyey Calanka wuxuu dood dheer la galay dad badan oo ayagu su’aalo ka weydiiyey astaamaha calanka, waxayna dooda ugu weyn ka imaaneysay dhanka Gumeystayaashii oo ayagu markii hore diiday Calanka Buluuga ah. Midibka cadaan-ka wuxuu ku micneeyey nabadgalyo,Buluugana wuxuu ku tilmaamay Barwaaqadda dalkeena uu leeyahay, Bada, Crka iyo Dhulka. Sidoo kale midabka Buluuga ayaa lagu tilmaamaa midabka Biyaha oo ah Aasaaska Nolosha. …
he Ethiopian federal government today issued a stern warning against the Oromo Libration Front – OLFordering to disarm its soldiers voluntarily. Ethiopian State Minister at government Communication Affairs official, Mr. Kassahun Gofe said OLF has armed groups throughout Oromia regional state and neighboring states and the Ethiopian government want OLF to disarm its soldiers. If the Oromo Libration Front leadership didn’t disarm its armed groups the Ethiopian federal government security forces will take action to disarm the OLF armed fighters. Mr. Kassahun Gofe said Ethiopia wouldn’t have two governments at the same time and Ethiopia couldn’t afford to go back to…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/YeArC7kX-Qw
Puntland ayaa galabta baajisay shir uu dhalinyarada jaamacadaha Puntland uu la qaadan lahaa wasiirka qorsheynta ee dowlada fadaraalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta xubin xildhibaanada aqalka hoose loogu doortay Garowe. Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali oo ayaa noo xaqiijiyay in shirkaas la joojiyay, waxuuna sababta shirka loo joojiyey uu ku sheegay xiriirka Puntland iyo dowlada dhaxe oo go’an. kulanka,ayaa waxaa kaloo ka qayb gali lahaa Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Fadaraalka Soomaaliya Xaliimo Yarey iyo Cabdiqani Cabdi Jaamac oo Wasiir kasoo noqday Jubbaland, hadana ah lataliyaha Ra’isalwasaare Kheyre. Shirka wasiir Jamaal Maxamed xasan uu la yeelan lahaa…
Magaalada Dhuusa-Mareeb oo xarun u ah Maamulka Galmudug, waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf). Xaaf, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay xubno katirsan Galmudug, Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kale ee bulshada, Waxaana intaasi kadib loo galbiyay Madaxtooyada Galmudug ee xarunta Gobolka Galgaduud. Shir Jaraa’id oo uu Saxaafada u qabtay, wuxuu kaga hadlay socdaalkiisii Kenya, Kulanka Madaxda maamul Goboleedyada ee Nairobi iyo Shir ka dhacaya bishan Magaalada Garoowe. Xaaf, waxa uu sheegay in laba maalin oo kaliya uu ku sugnaa Nairobi, socdaalkiisana uu la xiriiray sidii uu beesha caalamka ugala soo hadli lahaa wax ka…
Somalia is the most corrupt country in the world. Somalia has a central government in place, but in reality, it is run by rival clans and warlords. Somalia is also the most unstable country in the world. The lifestyle in Somalia is quite tough as a majority of the people make a living from farming, fishing or raising livestock. Approximately only 29% of the population have the privilege to attend school and the average life expectancy is only 55 years old. Somalia remains perilous on the economic front as it is well known for piracy. It is also difficult…
There is a narcissist Prime Minister who is more concerned about his personal fame and self-aggrandizement than the peace and stability of his Country and the security and welfare of his people and who is busy making useless and non-stop domestic and foreign visits (shirshirs) while his people are being slaughtered by armed thugs and terrorists. WHERE: (1) there is a Government that is neither committed nor willing to uphold and safeguard the Constitution, maintain law and order and protect the lives and properties of citizens; (2) the Constitution and the rule of law are daily and openly compromised and…
Thousands of people have taken to the streets of the Ethiopian capital to express their anger after a weekend of deadly ethnically motivated violence. At least 23 people were killed in a weekend of unrest targeting minorities in the ethnic Oromo heartland on the outskirts of Addis Ababa, police said on Monday. About 200 people were arrested in connection with the violence, which broke out as leaders of the Oromo Liberation Front (OLF), a formerly-banned rebel group, returned home from Eritrea after being invited back by reformist Prime Minister Abiy Ahmed. On Monday, protesters blocked roads and shut businesses as they waved flags…
A rebel group in Ethiopia said it will demand a referendum on self-determination for the country’s troubled, gas-rich Somali region during landmark peace talks with Prime Minister Abiy Ahmed’s government. he plan by the Ogaden National Liberation Front, which has staged a low-level insurgency in Ethiopia’s east for more than three decades, comes as Abiy invites once-banned opponents to take part in elections. The demands may aggravate a scramble for the region’s energy resources, including natural gas reserves the government estimates will eventually earn it $7 billion a year. At stake are an estimated 8 trillion cubic feet of natural gas…
Dr. Abiy Ahmed Ali should resign from power right away because he is not fit to lead Ethiopia. In less than six months Prime Minister Abiy Ahmed turned Ethiopia to a failed state. All mega projects like the GERD are stopped since he came to power. Ethiopia is in danger of disintegration more than any time in its history because the prime minister lacks strategic thinking and he is working for foreign powers not for the Ethiopian people. Abiy Ahmed is not an honest leader he is hiding his true intentions for the country. He is secretly working with Gedu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/erdNqIDp8iE
Leyla Cilmi oo ah Gabar Soomaaliyeed oo Sweden daganayd mudo 28-sano ah, ayaa ku guuleysatay in ay ka mid noqoto Baarlamaanka Sweden. Leyla oo ka tirsan xisbiga Cagaaran ee dalka Sweden,ayaa heshay codad gaaraya 1400 oo cod. Guusha leyla oo ah mid taariikhiya,iyadoo noqonayasa qofkii Somali ah ee gaara darajadaas ama fariista Baarlamaanka Sweden. Saxaafada dalka Sweden ayaa aad uga hadleysa guusha taariikhiga ah ee Leyla Cilmi ..la soco wararkayaga danbe iyo waraysiyo aan ka qaadi doono Xildhibaan Leyla Cilmi.
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki kadib kulan ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Madaxweynayaasha labada waddan ayaa is gacan qaaday, waxaana muuqata in Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis uu kulamo gooni-gooni ah la yeeshay madaxda labada waddan. Tallaabadan ayaa ka dambaysay markii wasiirka arrimaha dibedda ee Eritrea Osman Saalax uu dhowaan booqday dalka Jabuuti isaga oo ay la socdana wasiirrada arrimaha dibedda ee waddamada Itoobiya iyo Soomaaliya. Jabuuti iyo Eritrea ayaa dagaallo ku dhexmareen xuduudda kadib khilaaf in muddo ah u dhexeeyey. Xigasho:-VOA
Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa galinkii dambe ee Axaddii shalay gaaray magaalada Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya , saacado yar kaddib markii heshiis nabadeed ay ku kala saxiixdeen magaalada Jeddah madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya. Horey looma sii sheegin booqashada uu dalka Sacuudi Carabiya ku tagayo madaxweynaha Jabuuti, waxaana labadii maalin ee u dambeysay dalka Sucuudiga ugu sugnaa wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti. Madaxweyne Geelle ayaa cusuumad ka helay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Gaar ahaan Boqor Salmaan Cabdulcasiis. Dawlada jabuuti hore ayey u sheegtey in dawlada Sacuudigu culays ku saarayso in ay Dawlada Eriteriya la…
Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa soo hadal qaaday dhanka mushaaraadka Ciidanka,waxana uu sheegay in Xildhibaanada miisaaniyada soo socota lacag fiican loo ansixiyo maadaama aysan ku filneyn Boqolka dollar ee hada loo anisixyay, Sidoo kale Boqore oo hadalkiisa sii wata sheegay in Boqolkaas aysanba qaadan askartu mudo dhawr bilood ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Sida Lawada Ogsoon Yahay Dalka Itoobiya wuxuu ahaa Dal dhanka amaanka aad uga sareeyay Marka La barbar dhigo Wadamada Qaarada Afrika,gaar ahaan kuwa ku hareeraysan ee Bariga Africa. Qowmiyadaha ku kala duwan afka,dhaqanka iyo diinta,ayaa Si Nabadgalyo Iyo Cabsi La’aan ah ugu wada Noolaa dalkaas. Sanadihii ugu danbeeyey waxaa lasoo darsay xaalad Amni dari ah siiba xiligii uu xilka qabtay Ra’iisal Wasaaraha haatan haye ee Abiy Ahmed oo la aaminsanaa markii loo doortay xilkaas in Wadanku noqonayo mid xasiloonaada. Hadaba Inuu Wadanku dego daaye xaalad tii hore kasii daran ayuu galay waxaa maanta lagu dilay agagaarka Addis Ababa…
BOOSAASO,(IDILNEWS)- Murashaxa Madaxweynaha Puntland ee 2019 Faarax Cali Shire ayaa maanta Daahfuray Ololihiisa Doorashada, wuxuuna si rasmi ah u iclaamiyay inuu u taaganyahay qabashada xilkaas Munaasabad ka dhacday xarunta Nasashada ee Rays oo ay kasoo qaybgaleen, Siyaasiyiin, Isimo, Culimaa’udiin, waxgarad, haween iyo Dhalinyaro ayaa murashaxu kaga hadlay waxqabadkiisa iyo Barnaamijkiisa siyaasadeed. Faarax Cali Shire ayaa shaaciyay inuu wax ka qaban doono arrimaha dhaqaalaha, amniga, siyaasadda, Garsoorka, Dhismaha ciidanka, hirgalinta nidaamka Dimuqraadiyadda, la dagaallanka Musuqa iyo hormarinta adeegyada asaasiga ah gaar ahaan; Caafimaadka iyo Waxbarashada. “Safaradda aan dalka dibadiisa ku tegey, xog-ogaalnimada iyo aqoonta aan u leeyahay Puntland dal iyo dibadba…
The Islamic Development Bank has suspended a multimillion-dollar project in Somalia due to accusations of corruption and mismanagement. Started in October 2016, the Dryland Development Project was being conducted in three rural villages to help pastoralists build resilience to drought, give them access to health and education services, and develop livestock and crops. The project was set to cost $5 million overall, and since February 2017, the Islamic Development Bank (IsDB) had transferred about $1.5 million to an account at Somalia’s central bank in three installments. But according to an IsDB audit of the project, a progress…
Muqdisho (IDILNEWS), Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen ugu yaraan 70 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabab. Warkan oo ay baahisay warbaahinta dowladda Ethiopia taageerta ee Fana ee fadhigeeduyahay Addis Ababa ayaa lagu sheegay in duqeyntan ay ciidamada Ethiopia u fuliyeen si ay u fashiliyaan weerar ay al-shabab qorsheynaysayinay ku qaadaan guutada ciidamada Ethiopia ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya, ee AMISOM. Warkan ayaa lagu sheegay in duqeynta sidoo kale lagu burburiyay laba gaari oo uu hub ugu rarnaa Al-shabab. Idaacadda Fana ayaa soo…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa gaaray Jeddah, si ay u saxiixaan heshiis nabadeed oo udhaxeeya labada dal. Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Abdulaziz ayaa martigaliyay shirka ay wadaagayaan Itoobiya iyo Eritrea , kaas oo Axadda ay ku saxiixi doonan heshiis nabadeed. Munaasabadda saxiixa heshiiska ayaa waxaa goobjoog ka noqon doona xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey,Antonio Gutters iyo Madaxa Midowga Afrika, Mousa Faki. Dowladda Somaliya,ayaa horay u sheegtay in ay kaalin muuqata ka qaadatay heshiiska dalalka Geeska Afrika,inkastoo Dowladda Sacuudiga ay ka reebtay casuumadihii ay ukala diraysay dowladaha geeska Africa Dowlada Soomaaliya.
https://youtu.be/w_zllgV46JM
The United States and the United Kingdom have issued security alerts for the Ethiopian capital Addis Ababa ahead of the return of a former rebel group, the Oromo Liberation Front, OLF. The U.K. alert was issued on Friday with hours to the event whiles in the case of the U.S. its alert was issued on Thursday in connection with flag protests in Addis Ababa. The scuffles between Oromo youth and city dwellers had as at Friday led to one death after federal forces clashed with protesters. The painting of public places in the OLFcolours has been condemned by police who maintain that…
Hambalyo ku socota dhamaan faracii reer islaan iyo reer Cismaan qurux. Anigoo ah Idil Hasan Cismaan Keenadiid waxaan halkan hambalyo aroos uga dirayaa walaalkay Cismaan Cabdi Hassan Warsame islaan iyo marwadiisa quruxda badan Iimaan Sanweyne Xuseen Cigaal Caymo oo arooskoodu ka dhacay caasimada labaad ee dalka Swedan. Anigoo ku hadlaaya magaca reer Islaan waxaa leeyahay guri barwaaqo iyo baraare farxad ku noolaada wiil iyo caano gabar iyo Mala… 😘❤❤❤❤
Wasiirka Qorshaynta dowladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan,ayaa si musuqmaasauq ah kula heshiiyey Xildhibaan inuu ka gato xubinimada golaha Shacabka. Xogtan oo aan ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo,ayaa tilmaamaysa in Wasiir Jamaal Xildhibaan kasoo jeeda Beeshiisa Warsengeli gaar ahaan Dubays, laakiin aysan isku jifo hoose ahayn, waxa uu kula heshiiyey inuu uga gato kursiga ay jufadiisu usoo dooratay lacag cadadkeedu yahay 100000 $ doolar. Musuqmaasuqan, sifada sharci darada ah lagu kala gadanayo xubiinimada Golaha Shacabka, ayaa waxaa gadaal ka riixaya oo taageeraya Ra’iisul wasaarada xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo wasiiradiisa ku wargeliyey inay kursi Baaarlamaan raadsadaan,…
Mashuuraca dhismaha wadada waxaa Maalgeliye ka ah Midowga Yurub (EU), waxaana Wakiil u ahaa EU Hay’adda GIZ oo ay leedahay dawladda Jarmalku. Fuliyaha Mashruuca GIZ ayaa waxay heshiis la gashay PHA oo u dhexaysa hirkada dhisaysa iyo fuliyaha. Mashuucaan waxay EU du u qoondaysay lacag ah $6000 000, waxaana lacagtaas maamulaya fuliyaha, GIZ oo kaliya. Tartan furan oo loo galay ayey Shirkada ISXILQAAN oo laga leeyahay Puntland ku guulaysatay, waxaana si rasmi ah loo shaaciyey maarso 2017kii, waxaana si rasmi ah loo kala saxiixday 1 april, hoos ka daawo. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/aAZiT17Jkwc …
The U.S. Embassy is monitoring reports of protest and unrest throughout Addis Ababa, with police deployed in response. These incidents may continue through the weekend with little or no warning. Expect an increased police presence and be prepared for road closures. U.S. Government personnel are advised to avoid non-essential road movements in Addis Ababa on Saturday, September 15, 2018, especially on Bole and Meskel Square Roads, and to limit movement in Addis Ababa until the end of the weekend.
War ka soo baxay golaha iskaashiga dowladda gobolleedyada oo dhawaan ku dhawaaqay in ay xiriirka u jareen dowladda dhexe, ayaa sharuud ku xiray ka qeybgalka shirka uu ku baaqay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qorshuhu yahay in 17ka bishan leysugu yimaado. Warka ka soo baxay golaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada ayaa lagu sheegay in ay ka qeybgali karaan shirkaa marka la hello oo kaliya cid kale oo saddexaad oo dhaxdhaaxdisa iyaga iyo dowladda iyo damaannad qaad buuxa oo siyaasadeed. Sidoo kale golaha iskaashiga ayaa dalbadaya in marka hore ay tahay in leyku afgarto ajandaha shirka iyo goobta lagu qabanayo sababo amniga…
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating oo xilka uu kasii dhammaanayo ayaa sheegay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida. Wareysii uu VOA siiyey ayuu Keating ku sheegay in loo baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan Soomaalida, si waddanka faa’iidadiisa dhaqaale iyo khayraadkiisaba loo soo saaro. Keating ayaa sheegay inaysan ahayn wax sahlan horumar la sameeyo iyadoo Al-Shabab iyo kooxaha kale ee xagjirka ah ay isku dayayaan inay minja-xaabiyaan dadaallada, balse waxa uu ugu baaqay inay Soomaalidu isku tanaasulaan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka…
Maanta oo Jimco ah ayaa lagu waday in Maxkamad lasoo taago Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, kaasoo loo heysto dacwado kala duwan. Xeer Ilaalinta Itoobiya ayaa maanta la siiyay muddo dheeraad ah oo ay ku soo baaraan dacwadaha loo haysto Cabdi Maxamuud Cumar. Xeerilaalinta ayaa horay u dalbaday 10-Beri oo maanta ku egeyd laakiin maanta ayay Markale ay Codsadeen in la siiyo Waqti dheeraad ah si ay si wanaagsan ugu baaraan Cabdi Maxamed Cumar. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hadda ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana xusid mudan in…
UN Secretary-General Antonio Guterres has appointed Nicholas Haysom of South Africa as his special representative for Somalia and head of the UN peacekeeping mission in the country, Guterres’ press office said Wednesday. Haysom will succeed Michael Keating of Britain. Haysom, born in 1952, is a lawyer with a long international career with a focus on democratic governance, constitutional and electoral reforms, reconciliation and peace processes, said the press office. He is currently the secretary-general’s special envoy for Sudan and South Sudan, a position he has held since 2016. Prior to this, he served as the UN chief’s special representative for…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray maanta oo ay taariikhdu tahay 13 Septembar 2018 ku magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 121 September 13, 2018, kuna saabsan magacaabid Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markay tixgeliyey: Aqoonteeda iyo khibradeeda shaqo Markuu la tashaday: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Waxuu Xeeriyey: 1. Waxaa Saynab Ugaas Yaasiin loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. 2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu -DHAMMAAD- XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA,…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/xYZz57cxiO0
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tB9iaiU9kIQ
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guturres ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Nicholas Haysom in uu noqdo ergeyga gaar ah ee QM u qaabisan Soomaliya isaga oo badali doono ergeygii hore Michael Keating . Ergeygan cusub Nicholas Haysom ayaa u dhashay dalka Koonfur Africa waxaa la sheegay in uu yahay nin Qarreen ah oo ku taqasusay arrimaha dowlad wanaagga, Dastuurka, dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha nabada, waana tan keentay ayaa la leeyahay in loo soo xusho in uu noqdo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya. Magacaabistan,ayaa kusoo beegmaysa iyadoo dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka iyo dowlada dhexe ee Somaliya uu khilaaf…
Mareykanka waa inuu xoojiyaa xiriirka kala dhaxeeya dowladda Ethiopia kadib isbeddelo waa weyn oo ka dhacay dalkaas ku yaalla Bariga Afrika, waxaa sidaas sheegay diblomaasi sare oo Mareykan ah. Tibor Nagy, oo ah kaaliyaha cusub ee xoghayaha arrimaha dibedda ee xafiiska arrimaha Afrika, ayaa u sheegay Congress-ka in Ethiopia ay ammaan ku mutaysatay isbeddelka taariikhiga ah oo ay samaysay. “Ra’iisul wasaare Abiy Amed wuxuu billaabay kacdoon isbeddel oo saamaynaya dhammaan bulshada Ethiopia” ayuu yiri Nagy, oo intaas ku daray “wuxuu u qalmaa in lagu ammaano inuu wax ka qabtay arrimo dowladihii hore ay wax ka qaban waayeen” Dhinaca kale Chris…
Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa maanta sheegay inay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir. Kullan uu guddoomiyey ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Galmudug, Xareed Cali Xareed, ayaa looga dhawaaqay in codeyn gacan taag aheyd ay 46 xildhibaan oo ka mid ah 147 xildhibaan oo codeeyey ay xilka ka qaadeen guddoomiyaha. Gudoomiye Gacal ayaa diiday xil ka qaadistaas oo uu ku tilmaamay mid aan sharciga loo marin.
Ka dib is baddelada gobolka ka dhacay, ayaa Eritrea si lama filaan ah waxay u noqotay waddan u furmay waddamada ku bahoobay urur goboleedka IGAD, marka laga reebo Jabuuti, oo aysan weli gaarin heshiis rasmi ah. Inkasta oo dib u dhac uu ku yimid, ku soo laabashada Eritrea ee xubinnimadeedii urur goboleedka IGAD ee la filayey in uu todobaadkan dhaco, sida uu qorshuhu ahaa, haddana waxaa hubaal ah inay wax weyn iska baddeleen sida gobolka looga arki jiray Eritrea. Haddaba qormadan waxaan ku eegeynaa, taariikhda is qab-qabsiga ee Eritrea iyo urur goboleedka IGAD, oo ay u muuqato in…
Xoogagga Mareykanka ayaa iyagoo taageero ka helay kuwa Soomaaliya 11-kii bishan duqeymo cirka ah ka fuliyay xaafadda Mubaarak, oo qiyaastii 37 mile dhanka galbeed kaga began magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa ahaa mid ka dhan ah Alshabaab. Dukheymahan ayay ciidamada isbahaysanaya fuliyeen, kaddib markii weerar lagu soo qaaday, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika. Taliska ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dhinteen labo qof, halka uu mid kalena ku dhaawacmay. Ma jiraan wax shacab ah oo kahsaaro uu ka soo gaaray weerarka sida war-saxaafadeedka lagu sheegay.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13 September 2018 waxaa uu xadhiga kajaray xarunta Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda Puntland, xarunteeda cusub ee magaala madaxda Dowladda Puntaland ee Garoowe. Madxaweynaha Dowladda Puntland waxaa ku wehelinayey xadhig jarka, Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda Puntland Cabdirshiid Maxamed Xirsi, qaar kamida golaha xukuumada Dowladda Puntland, maamulka Degmada, kan Gobolka Nugaal iyo saraakiil katirsan madaxtooyada Dowladda Puntland. Xaruntan cusub ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda Puntland ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyey magaala madaxda Dowladda Puntland ee Garoowe, tan iyo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 12 September furay Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda, Maamul Wanaagga iyo Horumarinta ka qayb galka Bulshada ee go’aamada dowladda Puntland. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiro iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Masuuliyiin ka socotay hay’adaha aan dowliga ahayn, 6 degmo iyo 54 degaan oo kamida degmooyinka iyo degaanada Puntland, aqoon yahano, hay’addaha Wasaaradda Dastuurka kala shaqaynayey mashruuca, masuuliyiin ka socda ururada siyaasadda iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa bogaadiyey cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta barnaaminka Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda iyo…
Dhismaha Wadada Wadnaha u ah Magaalada Galkacyo,ayaa si rasmi ah ubilowday. Xaflada Daahfurka dhismahaas oo ay iska kaashanayan shacabka Gobolka iyo Xukuumada Puntland,ayaa lagu qabtay Hotel Uunlaaye. Hadaba Cabdirisaaq Baraag oo ka mid ah haldoorka hawsha wada,ayaan kasoox iganay warbixinta oo dhamaystiran. XAFLAD DAAHFUR” Tani waa Xafladdii Daahfurka Dhismaha/Dayactirka Jidka Wadnaha ah ee Gaalkacyo dhex mara kaas oo ay bulshadu isla garatay in ay dib u hagaagsato. Xafladdu waxa ay dhacday Sept. 09, waxa ayna ka dhacday Hotel Uunlaaye. Waxaa ka soo qaybgalay ganacsato, aqoonyahano, waxgarad kale, nabaddoono, siyaasiyiin iyo shacab caadi ah inta ba. Ujeeddadeedu waxa ay ahayd in…
Halkan ka daawo muuqaalka
Isbitaalka Guud ee Galkacyo oo dib u dhiskii marayo heer gabagaba ah.todobaadyo gudahoodna xariga laga jari doono. Isbitaalka oo si casri ah dib loogu dhisay waxaa hada loo diyaarinayaa in uu noqdo dhisme Hal dabakh ah,kaasoo ka kooban 15 qaybood oo qayb walbaa ay kasii kooban tahay 9-qol oo gudaha ku leh musqulahoodii.. Guud ahaan waxuu noqon doonaa Isbitaal ka kooban 84-Qol oo Musulahoodii wata qaybtan cusub ee lagu daray hada. Waa dhisme casri ah,waasic ah,qurux badan oo ka dhigi doona isbitaalka Galkacyo kan ugu weyn guud ahaan Isbitaalada Puntland iyo mid ka mid ah Isbitaalada ugu waa weyn guud…
Halkan ka daawo muuqaalka
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa sheegaya in maanta xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay mooshin ka gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir. Xildhibaanada maanta kulanka yeeshay ayaa waxaa ay gaarayaan 140- Xildhibaan ,waxaana 89-xildhibaan oo ka mid ah ay u Codeeyeen in Mooshinka la qabto,iyadoona mooshinkaasi uu qabtay gudoomiye xigeenka koowaad ee Baarlamaaanka galmudug Xareed Cali Xareed. Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa lagu eedeeyay xil gudasho la”aan, taasina waxaa ay keentay in mooshin laga gudbiyo. Maalinta Berri ayaa lagu wadaa in la dhageysto Doodda Mooshinka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka…
Wadadan waxaa hada Daamurka la saarayaa 40-km oo ka mid ah,waxaana bixinaysa dhaqaalaha ku baxaya Dowlada Puntland,halka 40-km ee harayna wajiga labaad uu noqon doono,kaasoo dhawaan isna ku xigi doona,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/TayBFjahKsI
Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland uuna Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, dhismaha wadada Jalam- Gaalkacyo iyo taageerida go’aankii golaha iskaashiga Dowladdaha xubinta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xaaladda Amniga Dalka: Wasaaradda Amniga oo uga warbixisay Golaha Xukuumada Dowladda Puntland guud ahaan xaalada nabadgeliyo ee dalka ayaa sheegtay in amniga dalku sareeyo loona baahan yahay in si wadajir ah loo ilaashado nabada iyo horumarka, Sidoo kale Golaha Xukuumada Dowladda Puntland ayaa faray shacabku inay la shaqeeyaan laamaha amaanka ee u taagan difaaca dalka iyo naafeynta cadowga handadaya nabada iyo…
Warar laga helayo ehelada madaxweynihii hore ee Dowlad-deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegaya in ay la kulmeen “ayadoo Cabdi lagu jirdilayo xabsiga uu ku xiran yahay”. Xaaska, iyo hooyada dhashay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa labaduba ka hadlay “inay arkeen” jirdilkaasi. Xaaska Cabdi Maxamuud Cumar, Sadiiqa Cabdi Ismaaciil, ayaa sheegtay in iyagoo cuno u geeyey ay arkeen askar garaacaysa Cabdi Maxamuud, kana soo tuurtay jaranjarada dhimsaha halkii uu ku xirnaa. “Qolkii uu deganaa ayaan ku aragnay labaatan nin oo bustayaashii uu ku jiifay intay u dhibeen ku yiri ka kac meesha, markaan weydiinay halka ay u wadaana…
SIDA KU XUSAN TAARIIKHDA SOOMAALIYA WAXAA JANUARY 1991 SOO IDLAADAY XUKUNKII KELIGII TALISKA AHAA EE SIYAAD BARRE,WAXAA GEBI AHAANBA BURBURAY HEYKALKII DOWLIGA AHAA OO AHAA HAL NIN IYO HAL MAGAALO (ONE MAN ONE CITY).. WAXAA BEESHA CAALAMKU QABATAY SHIRAR LOOGU GOL-LAHAA IN DOWLADNIMADII SOOMAALIYA DIB LOO SOO CELIYO,WAXAA SHIRARKAASI LAGU KALA QABTAY JABUUTI,ADDIS ABABA,QAAHIRA INTABA WAA LAGU GUULDARREYSTEY. WAXEY SHACABKA PUNTLAND GO´AANSADEEN INEY DHISTAAN MAAMUL U GAAR AH KOL HADDII LA WAAYEY DOWLAD DHEXE OO LA WADA LEEYAHAY OO LOO DHANYAHAY,BISHA AUGUST 1998 WAXAA SEESKA LOO DHIGAY PUNTLAND STATE OF SOMALIA.. WAXAA 15 MAY 2013 LA YAGLEELAY…
Shirkadda Isxilqaan ayaa maanta bilowday in ey Laami saarto qaybo ka mid ah Laamiga Gaalkacyo iyo Garoowe, xilli dhawaan hay’ada GIZ iyo dowlada Jarmalku ay shaaciyeen in ay joojiyeen mashruucii dhismaha wadadaas. Gudoomiyaha Isxilqaan, Nabad doon Khaliif Aw Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa yiri,“Jarmalku 10% wax ka yar bay bixiyeen, haddana loo dhutin mayo, jidkana waa la dhisayaa oo dad iyo dowlad buu leeyahay”. Dhismaha Wadadan oo markii horeba qorshuhu ahaa in dib loo dayactiro 80-km oo ka mid ah Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garowe,ayaa waxaa hada ku biwloday saaridii laamiga 40-km oo ka mid ah 80-kaas. Talaabadan…
Wasiirka Qorsheynta Dawlad Gobaledka Jubbaland Mudane Aadan Aw Xirsi ayaa sheegay in aanay ka qeyb galeyn shirka Golaha Amniga Qaranka oo uu maalin ka hor ku baaqay Maxamed C/llaahi Farmaajo. Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ayuu ku sheegay in aanay ka qeyb geli doonin shirka Golaha Amniga Qaranka ee lagu xayeysiiyay Barta Twitter-ka ee Villa Somalia. Dawlad Gobaledka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiirtii u horeysay ee ku wajahan Wasiirada Dawlad Gobaledka jubbaland inay gebi ahaanba hakiyaan wada shaqeyntii u dhaxeysay hey’adaha dowladda Federaalka, taasoo ka dambeysay war murtiyeedkii shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska…
Gudiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho,ayay uga hadleen sababta ay ugu qeyb gali waayeen furitaanka kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka fadaraalka Soomaaliiya,waxaa ayna ku tilmaameen mid nasiibdaro ah iyo khalad ka yimid dhanka Gudoonka Golaha shacabka . Seneterada Aqalka-sare,ayaa ka carooday fariimo iska hor imaanayay oo loo soo diray,kuwaasoo qaarna ku wargalinayeen in uu furitaanka kalfadhiga 4aad ee labada Aqal ee baarlamaanka fadaraalka Somaliya. uu beri furmi doono,halka fariin kalena ay ku wargalinaysay in uu dib udhacay furitaankii kalfadhiga labada Aqal ee baarlamaanka. Fariinta loo diray Seneterada Aqalka sare ayaa uqornayd sidatan:-…
Jeneraal Cabdalla Cabdalla oo soo noqday taliye ku xigeenka NISA ayaa maanta waxaa garoonka Muqdisho muddo ku xayiray ciidamo ka tirsan Nabad sugidda Soomaaliya. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xanibaadan uu amray taliye xigeenka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, balse arintan waxaa soo faragaliyay masuuliyiin ka tirsan dawladda taa oo keentay in akhirkii uu sii wato safarkiisa Jeneraal Cabdalla Cabdalla. Cabdalla Cabdalla ayaa dhawr maalmood ka hor wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Fadaraalka,waxaa looga xayuubiyay garaadihiisii ciidan, iyo kamid ahaanshihiisa hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Mas’uulkan muddo dhowr sano ah ayuu u shaqeynayay NISA.,waxaana lagu…
Booliska Faransiiska ayaa xiray nin la sheegay inuu magaalada Paris ku dhaawcay 7 qof oo ay ku jiraan laba ruux oo dalxiisayaal British ah. Weerarka ayaa Axadi ka dhacay meel u dhaw Shaleemo ku taalla daanta kannaalka dhaca waqooyibari ee magaalada Paris. Goob-joogayaal ayaa sheegay in ninka weerarka geystay uu watay toorreey iyo bir. Ninkan ayaa la rumeysanyahay inuu kasoo jeedo dalka Afghanstan. Warbaahinta Faransiiskana waxay ku warrantay in boolisku aysan aaminsaneyn in weerarkan uu yahay mid xiriir la leh argagixiso. Wakaaladda wararka AFP ayaa sheegtay in afar ka mid ah dadka dhaawaca ah ay ku jiraan xaalad khatar ah,hoos…
Tirada dadka ku dhintay qaraxii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa korodhay iyadoo la xaqiijiyey dhimashada 11 qof, halka 22 kalena ay ku dhaawacmeen, soda ay sheegeen mas’uuliyiinta amniga. Tirada dhimashada ayey goor hore oo saaka mas’uuliyiintu ku sheegeen 6 qof, taasi oo haatan korodhay. Qaraxan ayaa loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo qof ismiidaamiyey uu ku dhuftay dhismaha degmada Hodan. Goobjoogayaasha ayaa sheegay in burbur ballaadhan uu soo gaadhay dhismaha. Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi. Waa markii labaad ee qaraxyo baabuur ismiidaamin ah lagu weeraro xarun degmo ka tirsan Muqdisho. 2-dii September ayaa qarax noocan…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kalfadhigii afraad ee golaha shacabka, oo lagu qabtay dugsiga tababarka booliiska ee Janaraal Kaahiye ama School Polizo. Madaxweynaha Jamhuuriyada Dowlada Fadaraalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ku dheeraaday guulo uu sheegay in dowladdiisa ay gaartay mudaddii ay shaqeyneysay,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ROKocxBs0GI