Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Mooshin laga keenay
    Somalia

    Video:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Mooshin laga keenay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 11, 2018Updated:September 11, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa sheegaya in maanta xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay mooshin ka gudbiyeen  Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug  Cali Gacal Casir.

    Xildhibaanada maanta kulanka yeeshay ayaa waxaa ay gaarayaan  140- Xildhibaan ,waxaana 89-xildhibaan oo ka mid ah ay  u Codeeyeen  in Mooshinka  la qabto,iyadoona mooshinkaasi uu qabtay gudoomiye xigeenka koowaad  ee Baarlamaaanka galmudug Xareed Cali Xareed.

    Gudoomiyaha baarlamaanka  ayaa waxaa lagu eedeeyay xil gudasho la”aan, taasina waxaa ay keentay in mooshin laga gudbiyo.

    Maalinta Berri ayaa lagu wadaa in la dhageysto  Doodda Mooshinka,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.