Warbaahinta dowladda Masar ayaa goordhow shaacisay in doorashadii Bishan ka socotay gudaha iyo dibadda Masar uu ku guuleystay madaxweynaha hadda talada haya ee C/Fataax Al siisi. 23 Milyan oo ka mid ah 60 milyan oo qof oo isu diiwaangeliyay doorashada ayaa dibadda u soo baxay si ay u codeeyaan,waxaana hadda warbaahinta ay leedahay dowladda oo xiganeysa Guddiga doorashooyinka ay sheegeysaa in Madaxweyne Sisi uu helay 92% codadkii la dhiibtay. Wargeysyada Al-Ahraam iyo Al-Akhbaar Al Yowm iyo wakaaladda wararka ee MENA ayaa baahiyay guusha C/Fitaax Al siisi,waxaana ay sheegeen in madaxweynaha mar labaad dib loo doortay. Muusa Mustafa…
Author: Jibril Qoobey.
Hay’adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ICRC ayaa sheegtay in mid ka mid ah shaqaalaheeda uu u dhintay dhaawac kasoo gaadhay qarax shalay ka dhacay Muqdishu. War saxaafadeed ay soo saartay ICRC ayey lagu sheegay in ninkaasi uu u dhintay dhaawacyo kasoo gaaraay qarax lagu xiray baabuur uu saarnaa. Sarkaalka geeriyooday oo lagu magacaabi jiray Cabdi Xaafid ayaa fiidkii hore ee xalay ugeeriyooday Dhaawac daran oo ka soo gaaray Qarax loogu xiray gaarigiisa, Waxa uu xiligaas marayay laami yaraha Zoobe ee Degmada Wadajir. Marxuumka ayaa gaarigiisa waxaa xiligaas la saarnaa laba qof oo kale kuwaas oo la…
Guddi ka tirsan Aqalka Sanatka oo loo xilsaaray dhexdhaxaadinta xiisadda siyaasadeed ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa sheegay inay is casileen. Guddigan oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdishu ayaanan faahfaahin ujeeddada is casilaaddooda hase yeeshee waxay sheegeen in Guddiga Joogtada ee Aqalka Sanatka uu aqbalay is casilaaddooda. Guddiga ayaa horey ugu taliyey in mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Baarlamanaka Maxamed Cusmaan Jawaari la qaado maanta oo Arbaca ah, hase yeeshee taasi ayaanan muuqan in ay dhaceyso maanta. Xildhibaannada doonaya inay xilka ka qaadaan Jawaari ayaa horey u sheegay inay codkaasi qaadi doonaan malainta Sabtida ah. Habeenkii xalay xildhibaano taabacsan Jawaari…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo galabta shir guddoomiyay kulankii Guddiyada joogta Golaha, ayaa waxaa looga wada hadlay sidii dib loogu bilaabi lahaa howlaha caadiga ahaa ee fadhiyada Baarlamaanka. Kulanka oo ahaa kii ugu horeeyay ee uu ka soo dhax muuqdo guddoomiye Jawaari tan iyo markii soo ifbaxay khilaafkan ayaa waxaa joogay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka. Laakiin waxaa kulanka ka maqnaa oo aan soo xaadirin guddoomiye ku-xigeenka koowaad mudane Cabdiwali Muudeey oo horay u sheegay in ajandaha ugu horeeya ee fadhiga Baarlamaanka uu noqon doono in cod la galiyo mooshinka laga keenay guddoomiye Jawaari. Kulanka…
Diyaaradan ayaa keenisteeda Boosaso waxa ka danbeyey Ganacsato Reer Puntland ah waxana ay isaga kala gooshi doonta qaar kamid ah dalalka soomaliya la dariska ah iyo magaalooyinka Jabuuti,Hargeysa Bosaso iyo Muqdisho. Maamulka Gobalka Bari, Ganacsato iyo qeybo ka mid ah buslahada Bosaso ayaa si balaaran ugu soo dhaweyey garoonka diyaaradaha Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo hogaaminayey waftiga diyaarada la socdaya Masuuliyiinta shirkada duulumaadka ee Air Djibouti iyo qeyb ka mid ah shaqaaleheeda oo diyaarada Air Djibouti la socday,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/WA96TaAf9-k
Qatar will carry out a $4 billion project for the rehabilitation and management of the Suakin Port in east Sudanese state of Red Sea, its Minister of Transport, Roads and Bridges Makkawi Mohammed Awad has said. In remarks following a meeting with Qatar’s Minister of Transport and Communications HE Jassim bin Saif al Sulaiti, who is currently visiting Khartoum, the Sudanese minister said Qatar and Sudan have agreed to a new partnership for the Suakin project. The two countries were set to sign the agreement on Monday on implementing the project, which is expected to be completed in 2020 with…
The Saudi-funded spread of Wahhabism began as a result of Western countries asking Riyadh to help counter the Soviet Union during the Cold War, Crown Prince Mohammed bin Salman told the Washington Post. Speaking to the paper, bin Salman said that Saudi Arabia’s Western allies urged the country to invest in mosques and madrassas overseas during the Cold War, in an effort to prevent encroachment in Muslim countries by the Soviet Union. Read more US President Donald Trump holds a chart of military hardware sales as he welcomes Saudi Arabia’s Crown Prince Mohammed bin Salman, March 20, 2018 /…
At least six people were killed and two others injured in a suspected ethnic attack in Kenya’s northeastern Mandera province near the Ethiopian border on Wednesday, according to local media. Mandera’s Banisa district police officer Mathias Chisambo confirmed that most of the victims come from Degodia clan which has been having disputes with Garre community, reports say. “There is fight between the Garre and Degodia communities in the area for many years,” he said. Degodia and Garre clans in northern Kenya have been fighting for supremacy and control of the county something that has degenerated into clashes over the years.…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya QM Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Amaanka QM ka horsheegay in Xafiiska Soomaaliya ee QM uu san daacad kahayn Shaqaddda uu soomaaliya ka hayo. Qudbad uu ka hor jeediyay Golaha amaanka ee QM ayuu Abuukar ku sheegay in Soomaaliya ay ka walaacsantahay Warbixino Qaladan oo uu sheegay in Saraakisa Sare ee UNSOM ay Soomaaliya ka gudbiyaan Marka la joogo fagaaare yaasha Caalamiga ah ee looga Doodo arrimaha Siyaasada. Waxaa nooga sii daray ayuu yiri saameeynta Xun ee Warbixinadaasi ay ka Abuuraaan Soomaliya iyo Golaha Amaanka ee QM dhexdiisa. “Waxaan ka walaaacsanahay Saraaakiisha Sare ee UNSOM oo…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Mohamed Morsi is held in solitary confinement for 23 hours a day, sleeps on a cement floor, and has been permitted to see his family once in the past three years, a panel of British parliamentarians and international lawyers has found. The former Egyptian president may die prematurely as a result of inadequate medical treatment, and Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi could be held liable for his treatment under international law, according to the panel. ‘If the Egyptian authorities want to avoid the undoubted difficulties of him dying in custody . . . then it’s an opportunity for…
Seddex ruux ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhashay miino la sheegey in lagu xiray gaari noocyada yar yar ee sida gaarka ah ay dadku adeegsadaan, gudaha Muqdisho, maanta. Warka ay idilNews heleyso, ayaa sheegaya in gaariga qarxay uu la socday nin magaciisa lagu soo koobay Cabdixafiid, oo la shaqeeya mid ka mid ah hay’adaha gar-gaarka. Xaaladda Cabdixafiid, ayaa la sheegey in ay liidato, iyadoo ay dhaqaatiirtu hadda la tacaalayaan. Weerarka, ayaa ka dhacay gelinkii dambe ee maanta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Taliyaha qaybta Booliska ee Gobolka bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu Awaamiir ku soo rogay gaadiidka dadweynaha ee ka dhex shaqeeya Gudaha magaalada Bosaaso . waxa uu Taliyaha sheegay in Tagaasida ka shaqaysa gudaha Magaalada Bosaaso ay maalinta biri ah isgu tagaan barxada Wayn ee Magaalada Bosaaso si loo diiwaan galiyo. Waxa uu sheegay C/xakiin gaari aan liiska kujirin in uusan Magaalada soo gali karin kana bixi karin ,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uF_4nXEd-g4
Shirkii golaha dhexe ee xisbiga EPRDF ee maalmahanba kasocday xarunta dalka ee magaalada ADIS ABABA oo lagaga hadlayay ajandayaal dhawr ah oo ay kamid tahay doorashada Gudoomiyaha cusub ee xisbiga EPRDF oo noqonaya Raisal-wasaaraha dalka uu xisbiga EPRDF kudoortay Dr. Abiyu Ahmed oo kuguulaystay 108 cod iyadoo codka guud ee Goluhu uu ahaa 170 cod oo uu hal cod gubtay meesha mudane Shiferaw Shigute uu helay 59 cod, Dr. Debretsiona uu helay 2 cod. Sidaasna uu codka aqlabiyada uu kuhelay Dr. Abiyu Ahmed. Hadaba gudoomiyahan cusub ee xisbiga EPRDF oo si bilaa shuruud ah wakhti xaadirkan ku ah raisal-wasaaraha…
Maalmo ka hor waxaa dacwad ka dhan ah dowlada imaaraadka carabta ugudbisay qaramada midoobey dowlada fadaraalka Somaliya. Safiirka Somaliya ee qaramada midoobey oo ka hor akhriyay dacwadas golaha loo dhan yahay ayaa sheegay in heshiiska saldhiga milatari iyo kan Dekeda Berbera ee ay dowlada imaaraadka carabta la gashay Somaliland labo sano ka hor ay yihiin sharcidaro ka hor imaanaya midnimada iyo qaranimada Somaliya. Dhanka kale Wasiirka arimaha dibada ee dowlada fadaraalka Somaliya ayaa isna sheegay in ay yihiin dhamaan heshiisyadaas kuwo sharcidaro ah oo baalmarsan nidaamka caalamiga ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
A confident and articulate Noordin Haji took his time highlighting his qualifications when he was vetted for the DPP position on Monday. Haji, the son of Garissa Senator Yusuf Haji, told the Justice and Legal Affairs Committee that his father had nothing to do with his nomination and went on to details his qualifications. He has had a career spanning many years as National Intelligence Service Deputy Director. The candidate noted that he has studied opportunities and challenges in the criminal justice system so he has the vital perspectives the position requires. “My collaboration with law…
Xildhibaanad Ruqiyo Abshir oo ka mid ahayd baarlamaanka maamul goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa caawa 8dii fiidnimo waxay dabley ku dileen degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Wasiirka warfaafinta ee maamulka Koofur galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa xaqiijiayy geerida Xildhibaanada. “Ruqiyo waxaa meel u dhow gurigeeda oo ku yaalla degmada Shibis ku dilay rag bastoolado ku hubaysan, ka dibna way baxsadeen” ayuu yiri wasiirku. Xildhibaannadda ayaa ahayd qof siyaasadda ku cusub, wuxuuna dilkeeda u muuqdaa inuu yahay mid qorshaysan. Ma jirto ilaa hadda cid loo qabtay dilka xildhibaanad Ruqiyo Abshir oo isla goobta ku naf baxday.
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ayaa sheegaya in halkaas ay kulan ku yeesheen mas’uuliyiin ka socotay maamulka gobolka Gedo iyo madaxda amniga Kenya ee gobolka. Kulanka ayey labada dhinac kaga xaajoodeen arrinta ku saabsan darbiga ay Kenya ka dhisayso xudduudda labada dal u dhaxaysa, kaasoo todobaadyadii u dambeeyey sababtay in banaabaxyo ay ka dhacaan dhanka Beledxaawo. Kulankaas ka dib ayaa waxaa si wadajir ah saxaafadda ula hadlay madaxa amniga eegobolka wqooyi bari Kenya Maxamuud Saalax iyo guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Muxumad. Weriye madax banaan oo BBCda u warramay wuxuu sheegay in labada mas’uul ay sheegeen in la joojiyey dhismihii darbiga…
Dawladda fadaraalka Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Cuthmana Al-Xamadi, oo Muqdishu kusoo laabtay Axaddii, waxayna dawladdu sheegtay inay u gudbisay dareenkeeda ku aaddan heshiiskii dekedda Beberba,hoso ak dhagayso codka. Halkan hoose ka dhagayso codka Wasiirka
Dowladda Fadaraalka Soomaaliya, ayaa golaha ammaanka ee Q.M. u gudbiyay ashtako ka dhan ah Imaaraadka Carabta. Waxay dowladda ku eedeysay dowladda Imaaraadka oo saldhig ciidan ka sameyneysa magaalada Berbera mid xadgudub ku ah madax-bannaanida iyo shuruucda caalamiga ah. Waxay dowladda Soomaaliya ka dalbatay golaha ammaanka ah ee Q.M. in uu qaado tallaabooyin wax looga qabanayo xad-gudub ay ku sheegtay inay Imaaradka Carabta ku sameeyeen shuruucda caalamiga ah, madaxbannaanida Soomaaliya iyo cuna-qabateyntii hubka ee saarnedy Soomaaliya. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo koobaya warbixintaasi,hoos ka dhagayso codka. Halkan hoose ka dhagayso codka Safiirka
Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay in ay dalalkooda ka eryayaan boqolaal dublomaasi oo Ruush ah, sababtuna tahay weerarkii sunta habdhiska dareen wadka disha loo adeegsaday ee ka dhacay Ingiriiska. Madaxweyne Trump ayaa amar ku bixiyey in lixdan ka tirsan shaqaalaha safaraadda Ruushka oo lagu eedeeyey basaasnimo dalka laga saaro. Ukraine iyadna waxay eryaysaa saddex iyo toban, halka dhawr dal oo kale oo ay ku jiraan Faransiiska iyo Jarmalku ay iyaguna midkiiba afar dublamaasi eryay. Wasiirka arimaha dibadda Jarmalka, Heiko Maas, ayaa sheegay in…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka fadaraalka Maxamed Cismaan Jawaari in uu xiriir la leeyahay sharcigii baarlamaanku ansixiyey ee mamnuucayey shirkadda DP World,hoos ka dhagayso codka Cawad. Halkan hoose ka dhagayso codka Cawad
Urur goboleedka IGAD ayaa Isniintan maanta ah sheegay inuu mar kale ku celinayo qaddarinta uu u hayo madaxbannaanida, xudduudaha dhulka, madax-bannaanida siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya, sidaasina waxaa lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay ururka IGAD. IGAD ayaa sheegtay inay ka walwalsan tahay oo ay si dhow ula socoto xiisadda siyaasadeed ee cusub ee Soomaaliya oo halis gelinaysa horumarka wayn ee la sameeyay sannadkii la soo dhaafay, gaar ahaana is mariwaaga siyaasadeed ee ka dhex aloosan xubnaha sharci dajiyaasha dalka taasoo halis dib u dhac ku keeneysa dadaalada ay waddo dowladda hadda jirta ee la xiriirta dib u…
Musharaxa Duqa Degmada Bosaaso Maxamed Faarax Xaaji Mire ayaa kulan la qaatay Haweenka Puntland gaar ahaan kuwa Mgaaalada Bosaso oo iskugu jira qurba joog iyo dal jood. Murasaxa ayaa Haweenka kaga mahad celiyay martiqaadka ay u sameeyeen wuxuuna usharaxay sababta ku dhalisay in uu isku soo taago xilka duqa Bosaaso. Dhankooda Haweenka kulanka la qaatay Musharaxa ayaa waxa ay kula dar daarmeen Musharax Maxamed Faarax Xaaji Mire,hadii uu ku guulaysto doorashada in uu wax badan ka badalo muuqaalka Magaalada Bosaaso oo ah xarunta ganacsiga Puntland,taasoo hada ay ka muuqato dib u dhacyo fara badan,hoos ka daawo muuqaalka. …
Suuqyada ganacsiga dunida ayaa ku dhawaaday inay sara kacaan, balse waxa ay Isniinta maanta aheyd mid aan xasilooneyn, kadib cabsida laga qabo in ganacsi dagaal uu dhex maro labada dowladood ee leh awood dhaqaale, ee Mareykanka iyo Shiinaha. Madaxweyne Trump ayaa isbuucii la soo dhaafay ku dhawaaqay canshuur culus oo la saarayo biraha iyo alamuniyamta Shiinaha laga keeno. Laakiin, wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha, Hua Chunying ayaa maanta sheegtey in ay rajeynayso inay la kulanto madaxda Mareykan ah si labada dowladood ay uga wada shaqeeyaan arrimaha la xiriira ganacsiga labada dal. Shiinaha, ayaa ku doodaya in Mareykanka uu…
Shacabka Somaliyed oo si adag uga hor yimid darbiga Kenya ka dhisayso Xuduud beenaadka Beledxaawo. Shacabka ayaa sidoo kale fariin adag udiray dowlada fadaraalka ah gaar ahaan Madaxa ugu sareeya ee Madaxweyne Farmaajo. ”Farmaajooow naf isgali cudurkan afbuurka ah ee kugu dhacay muxuu ahaa,wax walba oo dalka ka dhaca waa ka aamusaysaa”sidaa waxaa yiri mid kamid ah shacabka Somaliyed. Sidoo kale muwaadin kale ayaa yiri”Madaxweynihii aan dooranay udacaynay u madahaaraadnay lama hayo ma joogaa mise waa maqan yahay,cajiib,madaxweyne hadal oo hogaamintaada qaado ,yaa meel kugu xirtay kumeee”’ Hoos ka daawo muuqaalka shacabkaas oo dhamaystiran. Halkan ka daawo…
Qarax ayaa hada waxa uu ka dhacay isgoyska Saydka meel ay ciidamadu ku baaaraan Gawaarida,waxana jira qasaaro ka dhashay Qaraxa inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin. Qaraxa ayaa ahaa mid xoogan oo laga maqlay dhawaqiisa qeybo ka mid ah Magaladda Muqdisho waxanaa haatan socda Gurmad loo fidanayo dadka ay wax yeeladda ka soo gaartay Qaraxa. Gawaarida gurmadka Deg dega ah ayaa haatan ka jawaab celinaya sidii wax loogu qaban lahaa dadka waxyeeladu ay soo gaartay. inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku geeriyootay oo mid ka mid ah uu yahay Askari halka tiro intaa ka badana ay ku…
Guddiga Aqalka Sare oo maanta soo saaray Baaqoodii labaad ee xalinta khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaaday in ay lama huraan tahay in la qabto codeynta mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6e_palPuxX8
Axmed madoobe ayaa waxaa uu sheegay in arinka ku saabsan xuduuda ay tahay mid muddo dheer soo soctay soona martay heerar kala duwan , mudadii dowladeena bur bursaneynna uu dhacay is badal ku yimid deegaanka balse la wada sugayo in madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ka wada hadlaan,hoos ka dhagayso codka. Halkan hoose ka dhagayso codka Axmed Madoobe
Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen waxay Gudi baara weerarkii lagu qaaday Guriga uu Muqdisho ka dagan yahay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid u saareen, Gudigaas oo baaridoona sababta ka dambeysa weerarkaasi. Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa waxa ay sheegeen in Guddigaan ay heystaan Muddo gaaban, islamarkaana maalmo kooban ka dib ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Baaristooda ka soo baxda. Guddigan oo ka kooban shan xubnood ayaa kala ah:- -Maxamed Amiin Shiikh Cisman-Gudoomiye. -Axmed Xaashi Maxamuud,-G.Xigeen. -Cabdirisaaq Axmed Cali -xubin. -Cabdulaahi Shiikh ismaaciil Fartaag-xubin. -Cabdulaahi Cabdi Garuun-xubin. Guriga Cabdiqaybdiid…
War-saxaafadeed ay soo saarayn qaar ka mid ah Bankiyada Soomaaliya ayaa faah faahin looga bixiyay dib u habeyn lagu sameeyay Hay’ad ay ku midoobeyn Bankiyada Dalka, waxaana Warsaxaafadeedka lagu xusay ama lagu cadeeyay qorshaha fog ee Bankiyada Soomaaliya. War-saxaafadeedka oo ku taariikheysan 5-tii Bishaan ayaa waxaa si wadajir ah usoo saaray Bankiyada kala ah:- Amal Bank LTD Dahabshil Bank International International Bank of Somalia (IBS), Premier Bank LTD, Salaam Somali Bank, Maamulada Bankiyada ayaa sheegay in ay hiigsanayaan horumar iyo wadashaqayn ku aadan horumarinta Adeegyada Bankiyada ee Soomaaliya.
Kulan dhexmaray Xildhibaanada Daarood iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa la kula tegey ka dib markii la isku fahmi waayey mooshinka Gudoomiye Jawaari. Farmaajo ayaa Xildhibaanada ka codsaday in ay taageeraan mooshinka, isagoo sabab uga dhigay in Jawaari uu caqab ku yahay hawlaha xukuumada, isla markaana uu hawl kasta isbaaro u dhigtay. Farmaajo ayaa ku dheeraday in ay laga maarmaan tahay in dawladu wada shaqayso, Jawaarina ay ka quusteen in uu aqbalo wada shaqaynta . Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi ayaa Madaxweyne Farmaajo waydiiyey in uu bilawgii mooshinka wax ka ogaa iyo in uu dhexda kaga soo dhacay. Farmaajo ayaa isku deyey in…
Maalmo mudaaharaadyo ah iyo deganaansho la’aan ayay u tahay dadka ku dhaqan magaalada Xuduuda ku taala ee Baledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasoo ciidamada Kenya ay ka dhisayaan derbi dheer oo xuduudda labada magaalo ee Baladxaawo, Somaliya iyo Mandheera, Kenya kala xiraya,hoos ka daawo muuqaalka Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/0gYGcH_xy3M
Chinese company strikes oil, additional gas reserve Poly-GCL, the Chinese company engaged in oil and gas exploration and development project in the Ethio-Somali Regional State, Ogaden basin, has discovered oil and gas deposits. Poly-GCL, which signed petroleum exploration and development agreement with the then Ministry of Mines in November 2013, has been prospecting for oil and gas reserve in a vast exploration area in the Ogaden basin. The company is also trying to develop the Calub and Hilala gas fields which was found in the Ogaden basin many years ago. Koang Tutlam (MD), state minister of the Ministry of…
John Bolton, waa nin mayal adag oo soo caanbaxay xilligii dowladda George W Bush, waxa uuna imika noqonayaa la taliyaha dhanka ammaanka ee madaxwayne Donald Trump. Waa nin ku adadag difaaca awoodda Mareykanka una ololeeya dagaal iyo in awoodaasi loo isticmaalo dibadda, Mr Bolton waligii kama gabban in fikirkiisaas adag la ogaado. Bal aan eegno 5 arrin oo uu aaminsan yahay. 1.Weerar lagu qaado Kuuriyada Waqooyi waa mid qiil loo heli karo. Fikirka Mr Bolton ee Kuuriya Waqooyi ayaa la darsi doonaa xilli uu ku biirayo aqalka cad, islamarkana lagu wado in bisha May uu kulan dhexmaro…
Booliska dalka Faransiiska ayaa toogasho ku dilay nin hubeysnaa oo dhowr qof xoog ku heystay dukaan weyn oo ku yaala magaalada magaalada Trèbes, ee koofurta Faransiiska. Ninkaasi ayaa ka hor inta aanu dadka ku qabsan xarrunta lagu dukaameysto, ayaa waxa uu weeraro ka geystay meelo kale. Ninkan, oo lagu sheegay 26-jir lagu magacaabo Redouane Lakdim, ayaa sheegtay inuu ka tirsan yahay kooxda isku magacawday Dowladda Islaamiga ah. Waxaa la rumeysan yahay inuu saddex meelood ku dilay kuna dhaawacay dad. Waxaa la sheegay inuu aad u hubeysnaa uuna dalbanayay sii deynta Salah Abdeslam, oo ah nin looga…
Markazi refugee camp, Djibouti – Waking up to the Fajr, pre-dawn Muslim call for prayer, Ahmed Quraini begins every day with hope, as he has done for years. With his eyes widening at every verse crackling through a broken loudspeaker, he then staggers to his feet, before brushing off from his hair and face a thick layer of dust that swept in through large holes and cracks in his dilapidated tent. Trying to make as little noise as possible as not to wake his children sleeping just inches away, he looks for his flip-flops before heading to the…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa beddalay la taliyihiisii dhanka ammaanka qaranka oo noqonaya kii ugu danbeeyey saraakiil sar sare oo ka mid ha maamulkiisa oo shaqada ka tegay muddada 14kii bil ee uu xilka hayo ah. Habeenkii Khamiista ayuu bartiisa Tweeterka ku qorey Trump, in Jeneral HR McMaster uu xilka ku wareejin doono John Bolton oo ahaa safiirkii hore ee Mareykanka ee Q.M., oo haddana u ah Tv-ga Fox New falan qeeye siyasadeed. Saraakiil ka tirsan Aqalka Cad ayaa sheegtey in in Trump iyo McMaster ay isku raaceen in sarkaalkan sare ee muddada ku soo jirey ciidamada uu shaqada ka…
Tirada dhimashada ee qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdishu ayaa korodhay. Wasaaradda amniga ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhimashada haatan ay marayso 17 qof halka 8 kalena ay u dhaawacmeen. Wararkii hore ee soo baxay ayaa sheegayay in qaraxaasi uu sababay baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, balse xalay ayaa Af-hayeenka wasaaradda amniga uu sheegay in qaraxa uu ahaa mid lagu soo xiray mootooyinka loo yaqaan bajaajka. Ururka Al-Shabab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarka,
The Command Post implementing a state of emergency in Ethiopia has said that majority of Ethiopians who fled the country following the army’s killing of civilians in Moyale town have returned to their villages from Kenya. Over 8,000 civilians crossed into Kenya from Moyale, seeking asylum after a botched military operation left nine citizens dead. A military team ostensibly dispatched to intercept a banned armed group, the Oromo Liberation Front (OLF) members ended up acting on wrong intelligence leading to the incident. Activists, however, held that it was a deliberate government effort to sow insecurity. NGOs &…
The African Continental Free Trade Area (AfCFTA) has been signed by 44 African countries at a summit of the African Union in Kigali, Rwanda. 10 of the African Union’s (AU) 55 member states did not sign the agreement. The summit was a step forward for the AU’s 2063 project for closer African integration, with 27 member states also signing a commitment for the free movement of persons. The AfCFTA has the potential to bring over 1.2bn people together into the same market. The bloc of 55 nations would be the largest in the world by member states.…
Ethiopia will have a Muslim Prime Minister by close of this week according to a pro-government blogger, Daniel Berhane. The 180-member Council of the ruling Ethiopia Peoples Revolutionary Democratic Front (EPRDF) is currently meeting to review its activities and to elect a new Prime Minister. Berhane said in a tweet, “By the end of the week, Ethiopia will have her first Muslim Prime Minister and a deputy from SNNPR. That is to say, Demeke Mekonen and Shiferaw Shigute.” Per his prediction, the current deputy Prime Minister, Demeke Mekonen of the Amhara National Democratic Movement (ANDM) will fill…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la hadlay dhigiisa dalka Ruushka Vladimir Putin si uu ugu hambalyeeyo guushii uu doorashada ka gaaray maalmo ka hor. Wuxuu sheegay in ay kulmi doonaan si ay isula soo qaadaan tartanka dhanka hubka, xaaladda Ukraine iyo Suuriya. Putin ayaa si wayn ugu guulaystay doorashada isaga oo helay in kabadan 76% codadkii la dhiibtay, waana markii afraad ee uu guulaysto isaga oo lix sano oo horleh sii hogaamin doona Ruushka. Laakiin mucaarad xoog badan ma jirin maadaama oo doorashada laga hor istaagay Alexei Navalny oo ahaa hogaamiye mucaarad. Trump ayaa sheegay in…
Maxamed Nuur oo ahaa sarkaal booliiska ah oo ka mid ahaa ciidanka booliiska ee magaalada Minneapolis ayaa Talaadadii shalay lagu soo oogey inuu ula kac u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, nin saaxiib ahaayeenna kula nooleyd magaalada Minneapolis. Dacwadda sarkaalka ayaa isla Arbacada maanta ah bilaabaneysa. Dilku waxa uu dhacay 15kii bishii July ee sanadkii hore, 2017 Haddaba eedahan iyo sharaxaadooda Maxamuud Mascadde oo ka tirsan idaacada Afka Somaliga ee VOA,waxuu ka wareystay Qareen Cabdiwaaxid Shiikh Cismaan Qalinle oo ka hawlgala gobolka MN.,hoos ka dhagayso codka. Halkan hoose ka dhagayso codka gar…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Masar u fadhiya Soomaaliya Danjire Mowliid Ismaaciil iyo madax ka socotay Bangiyada dalkaas oo Soomaaliya u soo gaaray sidii ay maalgashi ugu sameyn lahaayeen. Duqa Muqdisho iyo wafti ka socday dalka Masar ayaa kulankooda diiradda ku saaray goobaha Caasimadda ee u baahan in maalgashi lagu sameeyo, si dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abuuro shaqo. Guddoomiyuhu waxuu uga mahad celiyay xiriirka wanaagsan ee u dhexeeya labada dal, iyo sida ay diyaar ugu yihiin xoojinta xiriirkaas. Isagoo xusay muhiimadda ay dalka u leedahay…
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad ayaa maanta soo magacaabay Safiir sare oo magaciisa la yiraahdo Xasan Xamse Asad Haashim,ka hor inta aynaan u galin fallanqaynta waxa arinkani ka dhiganyahay,aan aqristayaasha la wadaago Waa maxay ergay sare ” Ambassador Extraordinary?. Ergay sare waa safiir leh awood dheer safiirada caadiga ah ee diblumaasiyadda,wuxuu qaadan karaa go’aanno qarankiisa dan u ah,wuxuu kala taliyaa madaxda dalkiisa danaha dalka loo diray,wuxuu leeyahay xasaanad buuxda. Sannadii 1815 ayaa shir ka dhacay dalka Austria gaar ahaan caasimadiisa Vienna lagu kala saaray darajooyinka diblumaasiyadeed,la go’aamiyana in la sameeyo Safiir Sare oo ka mug weyn kan caadiga…
Rag hubeysan ayaa caawa degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Macalin Nuur waxa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Millitariga Soomaaliya, Sida ay noo xaqiijiyeen Hay’adaha ammaanka Dowladda Federaalka,waxaa kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ay ku dileen Sarkaalkan ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka oo ku sugnaa meel aan sidaas uga fogeyn gurigiisa, isla goobta ayuuna ku geeryooday. Durba goobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray Maamulka degmada iyo Ciidamada ammaanka, balse ma aanay suuragelin in gacanta lagu dhigo Dableydii dilka geystay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, marxuum Barkat Gourad Hamadou oo Raiisul Wasaare kasoo noqday dalkaas intii u dhaxeysay 1978 – 2001dii. Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuumka, oo muddo 23 sano ah soo hayey xilkaas, uu dadaal dheer ku bixiyey horumarka iyo midnimada shacabka Jabuuti. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa tilmaamay kaalintii muhiimka ahayd ee marxuumku uu ka soo qaatay howlaha dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed iyo sida uu ugu qeyb qaatay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya. “Innaa Lillaahi wa…
Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa loo sii qaaday saldhig booliis si su’aalo looga waydiiyo eedaymo sheegaya in uu dhaqaale uu ku ol’olaystay ka qaatay madaxweynihii hore ee Liibiya Mucammar Qaddafi. Booliisku waxay baarayaan nidaam darro ka jirtay dhaqaalihii uu madaxweynenimada ugu ol’olaystay sannadkii 2007dii. Booliiska ayaa horay su’aalo u waydiiyay. Alexandre Djouhri oo kaaliye u ahaana dhawaan ayaa lagu xiray magaalada London. Sarkozy ayaa ku guuldarraystay in uu awoodda ku soo laabto sannadkii 2012kii. Ilo waaxda caddaaladda ka tirsan ayaa sheegay in su’aalo lagu waydiiyay deegaanka Nanterre, oo ka tirsan magaalada Paris. Sannadkii…
CAIRO — Sudan’s President Omar al-Bashir met his Egyptian counterpart in Cairo on Monday, as the two countries look to repair ties that were recently frayed over an upstream Nile dam being built by Ethiopia. At a joint press conference, al-Bashir and Egyptian President Abdel-Fattah el-Sissi vowed to cooperate in managing the effects of the dam, which Egypt fears will cut into its share of the river. The Nile provides virtually all of Egypt’s freshwater, serving as a lifeline for the country’s 100 million people. Tensions had risen in recent months, when Sudan appeared to take Ethiopia’s side…
Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa baarlamaanka dalkiisa u sheegay in ay waajib tahay in Shiinuhu uusan is cajabinin marka uu fiiriyo horumarka uu ku tallaabsaday. Isaga oo khudbad ka jeedinaya gabogabada shirka sannadlaha ah ee baarlamaanka ayuu Xi sheegay in Shiinuhu uu marayo marxalad adag marka taariikhdiisa la fiiriyo waxa kali ah ee badbaadin karana uu yahay habka hantiwadaagga. Waxaa kale oo uu ka digay gooni ugoosashada Taiwan iyo iskudayga lagu soo doonayo in Shiinaha lagu kala qaybiyo. Xi ayaa hadda loo diyaariyay in uu xilka hayo inta cimrigiisa ka dhiman ka dib markii baarlamaanku ay…
Inta la og-yahay Labo Ruux oo ka mid ahaa 16 shaqaale ayaa ku dhaawacmay Doon maanta ku gubatay meel u dhow Dekeda Magaalada Boosaaso. Shaqaalaha ku dhaawacmay dabka ayaa la dhigay Isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso si loola tacaalo xaaladooda sida uu warbaahinta u sheegay Wasiir- ku -xigeenka Wasaaradda Dekadaha Puntland. Doonta ayaa sidoo kale waxaa ku gubtay dhamaan hantidii saarnayd oo isugu jirtay Bagaash,Gawaari, Shidaal, Gaaska Cuntada iyo Badeecooyin kale sida uu warbaahinta u sheegay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha Puntland. Waxaa soconaya dadaal xoogan oo la doonayo in lagu damiyo Doonta oo ay ku basbeelleen dhamaanba…
Inta la og-yahay Labo Ruux oo ka mid ahaa 16 shaqaale ayaa ku dhaawacmay Doon maanta ku gubatay meel u dhow Dekeda Magaalada Boosaaso. Shaqaalaha ku dhaawacmay dabka ayaa la dhigay Isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso si loola tacaalo xaaladooda sida uu warbaahinta u sheegay Wasiir- ku -xigeenka Wasaaradda Dekadaha Puntland. Doonta ayaa sidoo kale waxaa ku gubtay dhamaan hantidii saarnayd oo isugu jirtay Bagaash,Gawaari, Shidaal, Gaaska Cuntada iyo Badeecooyin kale sida uu warbaahinta u sheegay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha Puntland. Waxaa soconaya dadaal xoogan oo la doonayo in lagu damiyo Doonta oo ay ku basbeelleen dhamaanba…
Ugu yaraan 7 qof oo isku qoys ah aya aku dhintay dab xalay ka kacay guri ku yaalla degmada Yaaqshid. Guriga,ayaa ka samaysnaa jiingad,waxaana ku dhintay hooyo iyo shan carruur iyo qof kale oo ehelka ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdishu.hoos ka dhagayso codka. Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan
Ethiopia has accused neighbouring Eritrea of attempting to destabilise its security by supporting “destructive” groups while the country continues to be under a state of emergency. According to Ethiopian state television, the country’s emergency council managed to capture weapons from “destructive” groups trying to smuggle the arms into the country from across the border. Asmara and Addis Ababa have had two bloody wars over border disputes in the past. This was the first accusation made at Eritrea since Ethiopia declared a state of emergency on February 18, following the resignation of its prime minister, Hailemariam Desalegn. In February, Desalegn abruptly announced he would step down…
Madaxweynaha dowlada fadaraalka Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aamusnaan ka galay mooshinada iska soo horjeeda ee ka dhex taagan hay’adihii dowliga ahaa ee dalka. Dad bbadan oo ay ku jiraan Xildhibaano,aqoonyahano iyo sidoo kale qaybaha bulshada ayaa ku dhaliilay Madaxweynaha aamusnaantiisa aan dowga ahayn. Waxaa loo arkay aamasunaantiisa mid muujinaysa jileec iyo saamayn la’aan hogaamineed,madaama uu yahay madaxii dalka ugu sareeyay ee u garniqi lahaa garabyada ishaya ee dowladiisa. Goobaha lagu qaxweeyo baraha bulshada ay kuwada xiriiraan iyo saxaafada falanqaynaysay Mooshinada iyo xaalada taagan ayaa is waydiinya doorkii Madaxweynaha. ”Waxay ahayd in uu muujiyo doorkiisa la…
Madaxwayne Vladimir Putin ayaa 6 sano oo kale xafiiska sii hayn doona ka dib markii uu si wayn ugu guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday. Khudbadda guusha oo uu ka jeediyay magaaladda Moscow ayaa waxa uu sheegay in natiijada doorashada uu u arko in ay tahay kalsooni la siiyay waxqabadkiisa. Madaxwayne Putin ayaa sidoo kale ku baaqay midnimo iyo isku duubnaan. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay guusha uu ka gaaray doorashada madaxtinimda Ruushka, waxaa uuna sheegay in arrintani ay ku timid waxqabadkiisa. Mar u ka hadlayay isu soo bax balaaran oo lagu qabtay bartamaha cassimada Moscow ayaa madaxwayne Putin waxaa uu sheegay in…
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mar kale ku celiyey inuu oggol yahay in la dhagaysto codna loo qaado mooshinka isaga ka dhanka ah ee ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah xildhibananada Baarlamaanka. Guddoomiye Jawaari ayaa goor dhowayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishu, waxaana uu sheegay in muranka siyaasadeed uu curyaamiyey hawlihii dawladda, waxaana uu Wasiirrada iyo Xildhibaannadaba ugu baaqay inay hawlahooda dib ugu laabtaan. Maxamed Cusmana Jawaari ayaa sheegay in Dhismaha Baarlamaanka uu amnigiisu gacanta ugu jiro laanta fulinta, waxaana uu ku baaqay in ciidamadaas laga dulqaado Baarlamaanka. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in muddadii uu…
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa bilowday dejinta Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2017-2018,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaraddda. Lixdan iyo lix macallin ayaa loo qorsheeyay in ay muddo 5 maalmood ah soo dejiyaan, Imtixaankan Shahaadiga ah oo ay u fariisan doonaan ardayda fasalka 8 aad ee dugsiyada dhexe iyo fasalka 4 aad ee dugsiyada sare dhammaan degaannada Puntland. Macallimiinta soo diyaarinaya Imtixaanka sannadkan ayaa ka kooban 42 macallin deJiyaal ah,lix macallin turjumayaal ah,iyo 24 macallin oo hubiyaal ah,waxaana qoraalka lagu sheegay in dejiyaasha Imtixaanka sannadkaan ay ka yar yihiin sannadihii la soo dhaafay,kadib markii…
Aan ku bilaabo tixo ka mida sugaantii samataliska ahayd ee halgamaagii hal buurka somalida Xaaji Aadam Afqalooc uu ku tibaaxayay miisaanka dhalinyaradu iyo mudnaanta ay bulshada ku leeyihiin. Umaddaan shabaabkeedu hanan waa u ayaan xuma Inamiyo hablahaba waxaad tihiin aarankii kacaye Itaal gabe dadkiinii hore waydin aragtaane Idinkaa amaanada xilkii eeggan qaabilaye Iskaa wax u qabsada noloshu waa udub dhexaadkiiye Hagar laawe Xaaji aadan wuxu qarni ka hor u qareemay qiimaha da’yarta iyo qaybtooda bulsho,dhiiri gelin iyo dhawaaq xoogan ayuu meertada bulsho ugu tiraabay sida suugaantiisa ka muuqata. Dhalinyarada waa halbawlaha iyo hanaqaadka…