Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi ayaa u sheegay Jariidad kaso baxda dalka Imaaradka Carabta in dowladda Qatar ay carqaladeynayso heshiiska Somaliland ay la gashay shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaradka. Mr Bixi ayaa u waramay Jariidada Alceyn waxana uu u sheegay in dowladda Qatar ay ka shaqeenayso sidii meesha looga saari lahaa heshiiska maalgashi ay la saxiixdeen shirkadda DP world. Waxa uu tilmaamay inaysan jirin wax xiriir maalgashi ah oo kala dhaxeeya dowladda Qatar marka loo eego Sacuudiga iyo Imaaradka oo xiriir dhow ah ay leeyihiin. Madaxweynaha Somaliland ayaa uga digay Qatar inay joojiso faragalinta toos ah uu sheegay…
Author: Jibril Qoobey.
Waxuu amray in ay Ciidamada Puntland ay weerarku ku qaadi karaan fariisimada Ciidamada Somaliland ee bil ka hor qabasaday deegaanka Tukaraq Madaxweyne Gaas sida ay noo xaqiijiyeen ilo ku dhaw-dhaw madaxtooyada Puntland oo lagu kasloonaan karo. Tukaraq waxay sanadihii udanbeeyay u ahayd maamulka Gobolka Sool ee Puntland xarun ay kusii shaqeeyaan. Amarka Madaxweyne Gaas,ayaa yimid bil kadib diyaar garow xoog leh oo ay Puntland samaysay,iyadoo xoguhu ay sheegayaan in Ciidamada Puntland si weyn loo diyaariyay looguna dhamaystiray guud ahaan agabkii ay ubaahnaayeen. Shacabka Puntland ayaan markan xiiso u ahayn weerar lagu qaado maamulka Somaliland waxaana muuqata niyad…
Agaasime ku xigeenkii hore ee laanta dembi barista FBI-da Mareykanka, Andrew McCabe ayaa soo bandhigay warqad sir ah oo ku saabsan wadahadal dhexmaray isaga iyo Madaxweyne Donald Trump, taaso ku saabsan faragelinta la sheegay in Ruushka uu ku sameeyay doorashadii ka dhacday Mareykanka sannadkii 2016-ka. Warbaahinta Mareykanka ayaa kusoo warantay in warqadani sirta ah ay sii xoojin karto wararka sheegaya in madaxweyne Truymp uu baal maray sharciga. Mr McCabe ayaa shaqada FBI-da laga eryay maalintii jimcaha, waxaana madaxweyne Donald Truymp uu ku eedeyay ninkani inuu dhinac u janjeero. Baaritaanada ku aadan faragelinta Ruushka ayaa waxaa hogaaminaya Robert…
Madaxweynaha Jamhuuriyada oo ugu anba bixi lahaa Magalaada Doha ee dalka Qadar booqasho rasmi ah oo qaadan lahayd sadex cisho ayaa baaqday. baaqashada Madaxweynaha waxaa sababay xaalka Xamar ee meesha aag maraya. Waxaa jira wada xaajood usocda Madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiye Jawaari wali wax cad oo kasoo baxay majiraan. Wararka qaar ee laga helayo muqdisho,ayaa sheegaya in ay ubadan tahay in wada xaajood lagu dhameeyo xaalada kacsan,halka warar kalena ay sheegayaan in Gudoomiye jawaari lagu cadaadinayo in uu iscasilo oo uu kursiga baneeyo ka hor intaan laysla gaarin in cod lagu kala baxo. dhamaan xogahan mahan kuwo…
Maanta waxaa magalada Muqdisho shir Ja’raaid ku qabtay Xubo Xildhibaana ah oo u badan kuwo ku jira Golaha Wasiirada Xukumadda Ra’isul Wasaare Xassan Cali Kheyre oo ugu baaqay Gudoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Dowladda Federalka Somaliya, Maxamed Cusmaan Jawaari, inuu is casillo. Arintan ayaa imaaneysa iyadoo qaar ka mid ah xildhibaanada iyo Gudoomiye Jawaari ay ku eedeeyeen xukumadda inay iyada ka dambeyso moshinkan Muranka siyaasadeed dhaliyay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqalka
The Cuban Embassy in Ethiopia paid homage to the 163 Cuban fighters killed in the battle of Ogaden, the victory of which occurred 40 years ago marking the end of the Somalian invasion into this neighboring country. A wreath was placed at the memorial-monument located in the capital city’s downtown dedicated to the Cuban fighters killed in that battle. The wreath was laid down by Cuban Ambassador in Ethiopia Vilma Thomas and hundreds of Ethiopians that studied in Cuba. During the ceremony, Thomas said that Cubans in Ethiopia not only left a legacy in the history of this country, but…
Puntland’s Failure under Gaas Leadership Puntland is a semi-antimouse region in Somalia that control more comprehensive and large part of the country. This region is located in northeast Somalia. On Jan 8.2014, Puntland parliament elected Abdiwali Gaas as the new president and the leader of Puntland. Many scholars and Somali intellectuals welcomed him, and their expectation was too high since he has a Ph.D. in economics and development, educated from the world’s best schools. His slogan was to fight corruption and unemployment, fight extremism, build government institutions, reconciliation between Puntland clan elders and tribes, bring back all territories of Puntland…
The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom and the United States are extremely concerned by recent political and security developments in Mogadishu that risk derailing hard-earned political, economic, and security achievements and tarnishing the reputation of Somalia. The international community urges all Somali leaders and politicians to respect the rule of law and the Provisional Federal Constitution in resolving political differences. This needs to include preservation of democratic space. Activities that increase tensions leading to possible violence should be avoided at all costs. The international community urges leaders in Parliament…
Ciidanka Amniga Puntland ee “PSF” ayaa waxay soo Geba-gebeeyeen hawlgallo dagaal oo ka socda deegaano ku yaala duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ee Puntland. Saraakiisha amaanka Puntland ayaa sheegay in howlgalkii socday (14-16 March 2018) islamarkaana ay ka wadeen deegaanada buuraleyda Dhagax-dhaabur,Madarshoon,Karin Xagarood iyo Diindigle ee Buuraha Cal Madow. Saraakiisha Puntland ayaa sheegay in hawlgalladan ay ku dileen 18 xubnood oo ka tirsan Al Shabaab,sidoo kalane ay bur buriyeen Saldhigyo ay shabaab daganaayeen. Ciidanka Puntland ayaa waxaa la sheegay in Maalin kasta ay howlgalo ka sameeyaan Qeybo ka mid ah gobalka Barri oo ku badan…
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in dalkeeda ka ceyrinayso 23 diblomaasi oo u dhashay dalka Britain, xilli ay cirka isku sii shareereyso xiisadda ka dhalatay weerar loo adeegsaday sun oo lagu qaaday nin ka tirsanaan jiray sirdoonka Ruushka balse markii dambe iska dhiibay dalka UK. Wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka ayaa sheegtay in diblomaasiyiinta ka hawlgala safaaradda Britain ee Moscow dalka laga musaafurin doono muddo toddobaad gudihiis ah. Tallaabadan ayaa jawaab u ah go’aanka Britain ay dalkeeda uga eriday 23 diblomaasi oo u dhashay dalka Ruushka. Diblomaasiyiinta Ruushka ayaa lagu amray in ay Britain ka baxaan kaddib murankii diblomaasiyadeed ee ka dhashay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa go’aansaday in uu lataliyihiisa dhanka amniga qaranka, Herbert Raymond McMaster uu ka baddalo xilkaasi, sida uu baahiyey Wargeyska Washington Post, Khamiisti. Wargeyska yaa sheegey in uusan madaxweynuhu dooneyn in uu ku deg dego ku dhawaaqista arrintaasi. Xil ka qaadista McMaster, ayaa qeyb ka noqon doontaa is baddalo waaweyn oo lagu sameeynaayo waaxyaha sare ee Aqalka Cad ee maamulka Trump. Trump, ayaa sheegey Khamiistii in uu markaste jiri doono is baddalo, waxana uu wariyayaasha u sheegey in uu jecel yahay in uu arko afkaar kala geddisan. Donald Trump, ayaa isbuucan shaqada ka eryay xog-yahisa arrimaha dibbadda,…
Madaxda Beesha Caalamka ayaa walaac xooggan ka muujisay Khilaafka xooggan ee u dhaxeeya Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya. Qoraal kasoo baxay Beesha caalamka ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in si deg deg ah Khilaafka loo dhameeyo si loo amba qaado howlaha horyaalla Baarlamaanka Soomaaliya. Madaxda Dowladda waxa ay usoo jeediyeen in ay dhowraan Shuruucda dalka u taalla, sidoo kalane ay ka shaqeeyaan Xasilooni siyaasadeed in dalka lagu wajaho in aanan u dhabarka ugu jabin Hormarka Soomaaliya. “Bulshada caalamku waxay ku boorineysaa hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta in ay ixtiraamaan xukunka sharciga iyo Dastuurka Federaalka Ku-meelgaarka ah ee xalinta khilaafaadka siyaasadeed. Tani…
He supplies coffee to Starbucks. He owns much of Ethiopia. And he is known as “Sheikh Mo” in the Clintons’ circle. But the gilded life of Sheikh Mohammed Hussein Al Amoudi took a sharp turn in November. Sheikh Amoudi, the gregarious 71-year-old son of a Yemeni businessman and his Ethiopian wife, was swept up with hundreds of billionaires, princes and other well-connected figures in what the Saudi government says is an anti-corruption campaign that has seized more than $100 billion in assets. Many other detainees, who were initially kept at a Ritz-Carlton hotel in Riyadh, have been released,…
PARIS — A French judge has issued an arrest warrant for a Saudi princess related to suspicions that she ordered her bodyguard to hit a plumber working in her Paris apartment, a person close to the investigation said on Thursday. The princess, Hassa bint Salman, is the daughter of King Salman, the Saudi monarch, and the half sister of Crown Prince Mohammed bin Salman. The arrest warrant was issued in December but reported in the French media only this week. Like a number of members of the Saudi royal family, the princess owns property in France. The…
Arrimaha laga dheehan karo dooda iyo dhegaysiga kongreeska Maraykanka ay ka yeesheen arrimaha amniga iyo siyaasadda Soomaaliya ee hoos ku lifaaqan, waxaa kamida : 1- Kongreeska waxa uu Soomaaliya wali uarkaa dawlad faashil ah oo nugul , walina dalku waa mid khatar ugu jira gaajo, colaad iyo abaaro. 2. Tartanka iyo lagdanka dawladaha shisheeye oo khatar ku haya dawladda taagta daran iyo xasiloonida dalka (khubarada Soomaalida ee la dhegaystay iyo xubnaha Kongreesku waa wada muujiyeen walwalkaas). 3. Shabaab wali waa awood xoogan oo waliba hadda aan ka fogayn caasimadda , walina AMISOM dalka lagama saari karo. 4- Ciidan Soomaaliyeed oo…
Djibouti’s government will embrace greater Chinese involvement in the nation’s ports and sees no reasons for U.S. concern that its strategic interests may be threatened, Finance Minister Ilyas Dawaleh said. Situated on a global shipping choke-point that links the Red Sea and Suez Canal, Djibouti has become increasingly important to regional and world powers. Smaller than the state of Massachusetts, it hosts the largest U.S. military base in Africa and China’s first such overseas facility, which was inaugurated in August, also in the Doraleh area. The Horn of Africa country is embroiled in a dispute with DP World Ltd. over the running…
Washington, DC— Today U.S. Senator Cory Booker (D-NJ) served as Ranking Member on a Senate Foreign Relations Subcommittee on Africa and Global Health Policy hearing on Somalia’s current security and stability status. During the hearing, Booker highlighted the continued threats to Somalia’s stability, including terrorism perpetrated by al-Shabab, the Somali al-Qaeda affiliate; the impact of climate change on Somalia’s refugee crisis; the role external actors, and in particular the Gulf states, are playing in destabilizing Somalia’s fragile government; and the importance of investing in anti-corruption and good governance policies as a part of U.S. foreign policy. Booker also called for…
153 – Toasts of the President and Emperor Haile Selassie of Ethiopia. May 15, 1973 Your Imperial Majesty and our very distinguished guests: As I sat here in this room tonight thinking of this very distinguished company, I thought how fortunate all of us are. This Nation is 195 years old, this house is about 185 years old, and in the whole long history of this Nation, no chief of state, no head of government has been received more often, honored more often, than is the man we honor tonight. Many of us remember him, of course, from those days when…
When Iman arrived in New York, in the fall of 1975, the photographer Peter Beard hosted a press conference introducing her at his friend’s apartment. The crowd was surprised to hear she could speak English. Beard, who had discovered the 20-year-old college student in Nairobi, had returned to the States with his roll of film and slightly dubious stories about an otherworldly African beauty the likes of whom no one had ever seen. As it turns out, Iman, the daughter of a Somali diplomat, spoke five languages and was as intelligent and self-possessed as she was beautiful. While she went on…
Muuse calan la’aan baa lagu qaabilay iyo Muuse calanka Somaliyaa la ag dhigay miyaan ka dhiganaa guul. Ninkii aabihii la dilay ee irbada xaday yirina ”Rag is gurahayee” miyuu xaalkeenu kusoo ururay. Somali waxaa ugu liita maanta kuwa kasoo jeeda Puntland ee wali ku nool waxii Awoowayaashood utabceen magac iyo hantiba,balse aan iyagu waxba kusii kordhin. Wiilka Isaaq waxuu gucle iyo orod ugu jiraa in uu beeshiisa danteeda ku ilaalsado Jamhuuriyad la yiraahdo Somaliland oo beeshiisu ay ka tahay Dadka ugu badan ee ku nool jamhuuriyadaas,caasimadeeduna ay tahay meel ay beshiisu leedahay,sidoo kale isheeda dhaqaale ay tahay…
Magaaladda Boosaaso waxaa galabta lagu qabtay kulan lagu taageerayo go’aankii Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ay dekedaha Soomaaliya kaga mamnuuceen shirkadda DP World Kullankan ayaa waxaa ka soo qayb galay nabadoono, siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxagard, waxayna fariin ugu direen maamulka iyo baarlamaanka Puntland inay ayidaan oo aysan ka aamusin go’aanka baarlamaanka Soomaaliya uu ka gaaray shrikadda DP World. Kulankan oo ay ka soo qayb gleen in ka badan 100 qof ayaa wuxuu ku soo beegmayaa maalin ka dib go’aankii baarlamaanka Soomaaliya uu ku mamnuucay shirkadda DP World iyadoo maamulka Puntland ayaan weli wax war ah ka soo saarin…
Musharax Maxamed Faarax Mire Oo bixiyay waraysi uu ku faahfaahinayo musharaxnimadiisa iyo hawlaha u diyaarsan haduu xilkaas ku guulaysto in uu ka qabto magaalada Bosaso. Maxamed Faarax Mire oo waraysi siinayay Idil Tv ,ayaa sheegay in uu wax ka qaband oono arimaha ay ugu horeeyaan, -Bilicda magaalada. -Amaanka. -Dhismaha wadooyinka -Dhismaha goobo dalxiis Hadaba hoos ka daawo waraysiag oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uhNjmys8Kj8
Jasiiradda Sawaakin waa shax siyaasadeed oo Turkigu cayaaray, taas oo u dhiganta dhagaxii dhowrka shimirood lala beegsaday. Cubtan siyaasadeed ee kala dhexeeya dowladaha xulufada ayuu kafaddii kale ee miisaanka ka cousleeyey. Dowladahaasi oo ah xulufada carbeed ee doonayay in ay badda Cas ka taliyaan si ay ugu gacan sareeyaan waddadaas ahmiyadda u leh ganacsiga adduunka. Sacuudiga wuxuu xeebta badda Cas ku leeyahay 2,400 oo km. Masaariduna waqooyiga ayay ka fadhidaa, iyada oo haysata marinka madiiqa Suweys. Imaraatka ayaa iyana degaano istraateeji ah ka fariisatay baddan. Turkiga oo saddexdaas dal ay ka dhexeyso xarig-jiid siyaasadeed, ayaa jasiiradda Sawaakin waxay u noqotay…
Stephen Hawking oo u dhashay dalka UK ayaa ahaa saynisyahan caalamka oo dhan laga yaqaan isla markaana ku takhasusay culuumta Astronomy iyo Physics. Hawking ayaa wax badan ka qoraycilmiga falaga, waxaana kamid ahaa buugaagtiisa sida weyn loo akhristo buug uu qoray sanadkii 1988 oo uu ciwaan uga dhigay; A Brief History of Time. Wuxuuna bare ka ahaa jaamacada University of Cambridge ee dalka UK.Wuxuu dhawaan ku biiray aqoonyahanada soo dhaweeyey dhaq dhaqaaqa loo yaqaan (BDS) The Boycott, Divestment, Sanctions ee doonaya inay cadaadiska saaraan Israel inay xuquuqdooda siiso shacabka Falastiin, wuxuuna sanadkii 2013 diiday inuu booqdo Israel oo lagu casumay,…
Kantaroolka Magaalada Bosaso waxay saaka ku gubeen ciidanka amaanka dhawr iyo toban jawaan oo Qaad ah,kaasoo si sharci daro ah kusoo galay Puntland. Qaadkan ayaa kantaroolka Magaalada waxaa ku qabtay ciidanka ilaalada canshuuraha Puntland qaybtooda Gobolka Bari. Qaadkan ayaa ahaa mid aan wax fasaxa ka haysan Puntland,isla markaana la qorshaynayay in si qarsoodi ah lagu galiyo gudaha Magaalada Bosaso.
Guddiga joogtadda ah ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kulan deg deg ah ka yeelan doona Saacaddaha soo socdo Mooshinkii laga soo gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaa lagu wadda in ay ka hadlaan sida loo waji doono Xaaladda Mooshinka, islamarkaana loo xaqiijin lahaa tiradda Xildhibaanada Mooshinka soo gudbiyay. Waxaa sidoo kale jira Xildhibaano kulamo kala duwan la leh Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Guddiga joogtadda ah ayaa lagu waddaa in ay sidoo kale ka hadlaan xilliga uu Mooshinkaasi la meelmarin doono, iyo in uu soo maray hanaanka Sharciga. Qaar ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Mooshin ka…
Dad reer Sierra Leone ayaa muddo laba todobaad gudahood ah u dareeri doona doorasho labaad oo ku celis ah, kadib marki ay 16 musharax oo u tartamay wareegi koowaad ee doorashadi madaxtinimada uu midkoona heli waayay tiradi la rabay ee boqolkiiba 55. Gudoomiyaha Guddiga Doorashada, Mohammed Nfa’ali Conteh ayaa xalay ku dhawaaqay in wareega labaad ay ku tartami doonaan Dr. Samura Matthew Wilson Kamara oo ka socda xisbiga All People’s Congress iyo Julius Maada Bio oo ka sharraxan xisbiga Sierra Leone People’s Party. Madaxweynaha hadda talada haya Ernest Bai Koroma ayaa ku khasban inuu xilka ka dago dhamaadka sannadkan, kadib…
Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanno boqol kor u dhaafaya oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo mooshin ka keenay guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusman Jawaari. Sida uu ku soo waramaya weriyaha BBC-da Cali Nuur Salaad qaban-qaabada mooshinkan ayaa xalay oo dhan waxa uu ka socday gudaha magaalada Muqdisho. Sida ku cad qoraalka mooshinka ay xildhibaanada u gudbiyeen guddoonka baarlamaanka, guddoomiye Jawaari ayay xildhibaanadani ku eedeeyeen arrimo ay ka mid yihiin in uu hareer maray dastuurka dalka, taa oo ay sheegeen in ay waxyeeli karta qarannimada Soomaaliya. Waxaa kale oo ay ku…
Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has moved temporarily his daily work to the Ministry of Defense, according to the National New Agency SONNA. The President has been working few days per week at the Ministry of Defense to monitor the activities of the Ministry, and the ongoing reforms of armed forces. According to sources, the President spends an entire day at the Ministry for some time although, he doesn’t stay overnight. The president regularly meets with the military officials to discuss with them about the status of the army. During his stay in the Ministry, the President heard complaints about…
President Uhuru Kenyatta has nominated National Intelligence Service Deputy Director Noordin Mohamed Haji as the next director of public prosecutions (DPP). The selection panel submitted three names to the president last Friday. The finalists included, Senior Counsel Lucy Kambuni, deputy chief public prosecutor Jacob Ondari and Mr Haji. CANDIDATES At least 10 candidates were interviewed by the panel chaired by University of Nairobi’s law don Elizabeth Muli. The team conducted the interviews on Thursday and Friday before forwarding the three nominees to State House. The DPP office had Mr Ondari, fellow Deputy DPP Dorcas…
Siyaasadi caadifad,caro,cuqdad iyo cassabiyad ku dhisan ma waarto, miro buurana ma dhasho. Marka ay tahay masiir iyo heeshiis sanado badan ahna, kabasii xun. Heeshiis konton sano ahi, uma baahna deg-deg iyo in looga faa’idaysto meel heblaa diidan, iyada oo majaraha laga duwaayo doodii iyo wax iska waydiintii gudaha. Heeshiisyada masiiriga ah ee kuwan la midka ah, muddo dheer ayaa wadda xaajoodkooda la wadaa, isha iyo baalkana si cilmiyeysan oo wadaniyadaysan looga guraa, sir iyo heer dibloomasiyadeedna waa lagu wadaa intuu bislaanayo si looga ilaaaliyo majaro habaw iyo in kooxi siyaasado gaar ah u adeegsato, maadaama wakhti dheer bulsho…
Nin horey u ahaan jirey basaas labo kaarle ah oo u shaqayn jirey sirdoonka Ruushka, laguna eedeeyay in uu la shaqaynayay Ingiriiska ayaa la qaadsiiyay maaddo halis ah oo sun ah, taas oo neerfaha hawlgab ka dhigta, waxaa sidoo kale suntan ay saaqday gabadh uu dhalay. Sergei Skripal iyo gabadhiisa Yulia ayaa aad ula il daran sunta saaqday 4-tii bishan Maarso iyaga oo ku sugan magaalada yar ee Salisbury, UK. Ra’isulwasaaraha Britain Theresa ayaa maaddadan ku sheegtay nooc lagu magacaabo Novichok oo ah magaca wadareed loo yaqaano noocyo kala duwan oo kiimiko ah. Haddaba maxaa laga ogyahay…
Dalka Itoobiya waxaa weli laga sugayaa in lagu dhowaaqo Ra’iisul Wasaare Cusub. Mas’uuliyiinta waddankaasi ayaa sheegay toddobaadkii hore in 11-ka bishan lagu dhowaaqayo qofka loo doortay Ra’iisul Wasaaraha taasi oo ana weli dhicin. Haddaba, siyaasadda dalka Itoobiya eee xilligan iyo cidda noqon karta hoggaamiyaha cusub ee waddankaasi,ayaa idaacada laanta afka Somaliga waxa ay ka waraystaya Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika,hoos ka dhagayso codka. Halkan hoose ka dhagayso codka
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/eYK8av3q4SA
Two American energy firms, Greencomm and Innovative Clear Choice Technologies (ICCT), have proposed to the Ethiopian government to build a natural gas refinery plant that can process gas to liquid petroleum at a cost of two billion dollars, according to the Ethiopian Reporter. Ethiopia has proven natural gas reserves in the Ogaden basin. Greencomm and ICCT have proposed to the state-owned Ethiopian Minerals, Petroleum and Bio-Fuel Development Corporation to establish a public private partnership that would build a Gas-To-Liquid (GTL) plant in the Ogaden basin. Andargie Bekele, petroleum exploration and development director with the Ethiopian Minerals, Petroleum and Bio Fuel…
Two American energy firms, Greencomm and Innovative Clear Choice Technologies (ICCT), have proposed to the Ethiopian government to build a natural gas refinery plant that can process gas to liquid petroleum at a cost of two billion dollars. Ethiopia has proven natural gas reserves in the Ogaden basin. Greencomm and ICCT have proposed to the state-owned Ethiopian Minerals, Petroleum and Bio-Fuel Development Corporation to establish a public private partnership that would build a Gas-To-Liquid (GTL) plant in the Ogaden basin. Andargie Bekele, petroleum exploration and development director with the Ethiopian Minerals, Petroleum and Bio Fuel Development Corporation, told The Reporter that Greencomm…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/WpXDA0vWRH4
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/1d0M2wdB4DQ
Halkan ka daawo muuqalka
“The secretary is not feeling well after a long couple days working on major issues back home such as North Korea and has canceled his events for the day,” spokesman Steve Goldstein told reporters traveling with Tillerson. “Some events will go ahead without him, while they are looking at the possibility of rescheduling others,” said Goldstein, under-secretary of state for public diplomacy and public affairs at the State Department. Goldstein later said the secretary’s health had improved. “The Secretary is feeling better and will resume his normal schedule tomorrow,” he said. Tillerson, 65, is four days into his first diplomatic…
Russia’s Foreign Minister Sergei Lavrov on Thursday met with Zimbabwe’s new President Emmerson Mnangagwa and discussed possible military co-operation as well as plans to boost economic ties. Lavrov, who is on a tour of Africa, is the first high-profile Russian official to visit Zimbabwe since veteran ruler Robert Mugabe’s resignation in November last year. “We talked about the tasks that we have to pursue in order to develop these trade and economic ties between our countries,” Lavrov told journalists after meeting Mnangagwa at his office in the capital Harare. “We emphasised the implementation of the joint project of exploring the…
Ethiopia and Russia agreed on Friday to boost cooperation in nuclear energy during a visit by Russian Foreign Minister Sergey Lavrov. Speaking to local and international media, Lavrov said Russia will assist Ethiopia’s nuclear energy ambitions as part of efforts to strengthen political, economic and cultural ties between the two nations. “Right now, talks are ongoing on establishing a nuclear research center based on already existing Russian-designed research reactors,” he said. “The work is progressing in a good pace and there are no significant delays,” Lavrov said. “It’s also going to be accelerated even further once the necessary intergovernmental agreements…
Addis Ababa – The top American and Russian diplomats have circled each other warily in the Ethiopian capital. Both US Secretary of State Rex Tillerson and Russian Foreign Minister Sergey Lavrov paid official visits this week to Addis Ababa, but don’t appear to have met. As their two countries trade accusations over Syria, Ukraine and even the Oscars, their governments are trolling each other on social media, even trading barbs over who’s to blame for the lack of a sit-down in Addis Ababa. At least publicly, Moscow has been calling for a meeting, and insisting that it…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimiha Waaxda Farsamada iyo farsamo yaqaanno ka tirsan waaxdaas oo si sharci darro ah dhul waddo ah ugu cabiray dad rayid ah. Dhulkan oo ahaa waddo muhiim u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka ee degmada Dharkiinleey, waxa ay laamaha baarista dhulka ee gobolka Benaadir ay soo xaqiijiyeen in si sharci darro ah ay dhulkan u soo cabireen shaqaalaha shaqada laga joojiyey. Guddoomiyaha Gobolka ayaa markii uu xilka la wareegey digreeto ku joojiyey dhismayaal dhulkan ah, iyadoona baaritaanka lagu ogaaday in Agaasimaha Waaxda…
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guulleed Khadar ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Hindiya Ram Nath Kovind, Ku-xigeenkiisa Venkaiah Naidu iyo ra’iisal wasaaraha dalka Narendra Modi Soomaaliya ayaa ayaa qeyb ka noqoneysa dalalka ka qeybgalaya shir caalami ah oo dalkaasi ka furmaya oo lagu falanqeynayo sidii quwadda cadceeda looga faa’ideysan lahaa, waxaana lagu wadaa in shirkaasi uu khudbad ka jeediyo, Ra’isul wasaare xigeenka Soomaaliya. Waxaa Ra’isul wasaare ku-xigeenka safarkiisa ku wehliya Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya Mudane Saalim Caliyow Ibroow. Madaxda ugu saraysa dalka Hindiya ayaa wadajir u soo dhaweeyay Ra’iisal wasaare xigeenka Soomaaliya iyo wafdigiisa waxaana uu kala qayb…
Isaga oo ka qeyb galay kalfadhigii baarlamaanka Somalia oo maanta furmay ayaa madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu sheegay in uu ka digayo in shirkad ka mid kuwa caalamku ay maalgashi sameyso iyada oo aan ogolaansho ka haysan hay’adaha dastuuriga ah ee Somalia. Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbadaas uu ka jeediyey baarlamaanka waxyaabo kale oo bixinta cashuurtu ay ka mid tahay. Warbaahinta caalamka ayaa hadalkaas uu Madaxweynuhu baarlamaanka ka horjeediyay si kala duwna uga hadashay. Hadaba waxaan soo qaadanaynaa warbaahinada ku hadla afka Carabiga,gaar ahaan mida ka hawlgasha dalka imaaraadka carabta ee ah xiligan doolwada uu hadalka Farmaajo toos ugu socdo…
Kumannaan ah ergada xisbiga Shuuciga ah ee haya talada Shiinaha ayaa lagu wadaa in ay maanta ansixiyaan isbadal lagu sameeyo dastuurkaa dalkaasi. Isbadalkani ayaa u ogolaanaya madaxwayne Xi Jingping in uu xafiiska sii joogo waqti aan la cayimin. Dadka ka soo horjeeda arrintan ayaa waxa ay ka digeen khatarta ay yeelan karto in meesha laga saaro xaddidaada muddada uu madaxwaynaha xilka hayn karo oo ahayd fikir uu keenay asaasihii kacaanka Shiinaha Deng Xiaoping sanaddii 1982. Mid ka mid ah tafaftirayaashii hore ee wargayska dowladda Shiinaha ayaa sheegay in go’aankani uu qalalaaso horseedi doono. Codeynta maanta lagu…
The president of Mauritius, who was accused of using a credit card issued by a charity to buy clothes and jewelry worth tens of thousands of dollars, will step down, the prime minister announced on Friday. Prime Minister Pravind Jugnauth told reporters that Ameenah Gurib-Fakim, the first female president of the island nation off the east coast of Africa, would resign after Monday, when the country marks its 50th anniversary. “The president of the republic told me that she would resign from office and we agreed on the date of her departure,” Mr. Jugnauth said in Port Louis,…
Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn, has received the UAE’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.H. Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan, in the Ethiopian capital, Addis Ababa. During the meeting, Sheikh Abdullah bin Zayed conveyed the greetings of His Highness Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, Vice President, Prime Minister and Ruler of Dubai, and His Highness Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, Crown Prince of Abu Dhabi and Deputy Supreme Commander of the UAE Armed Forces, and their wishes for Ethiopia further progress and prosperity. The Ethiopian Prime Minister, in turn, reciprocated his greetings to His Highness…
Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa toddobaadkan u gudbisey fadhiga golaha wasiirada ee Jaamacadda Carabta waraaq ay ashtako uga tahay Emirat Carabta oo shirkad laga leeyahay heshiis saddex geesood ah dekeda Berbaro lagashey Somaliland iyo Itoobiya. Haddaba waraaqdaas dacwada ah maxay ahaayeen waxii ku qornaa gollahana muxuu uga jawabay, su’aashaas waxaa ka jawaabay Wasiirka arimaha dibada ee Somaliya Axmed Cawad,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/c8gCtdxKqBc
Wafti Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi,ayaa maanta u nab baxay caasimada dalka ee Muqdisho. Gudoomiyaha iyo Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa kaga qaybgali doona Muqdisho furitaanka kala fadhiyada labada aqal ee baarlamaanka fadaraalka,kuwaasoo furmi doona maalmaha nagu soo aadan,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/UI_RskFk-UA
President Kenyatta on Friday morning held a surprise meeting with his political arch-rival and National Super Alliance (Nasa) leader Raila Odinga at Harambee House in Nairobi. It was the first time the two were meeting face-to-face since their fallout following the hotly contested August 8, 2017 General Election and October 26, 2017 repeat presidential poll that Mr Odinga boycotted. ABYSS The agenda of the meeting centred on how to unite and heal Kenya following a divisive General Election in 2017. In a joint statement, Mr Kenyatta and Mr Odinga promised to work together to halt the…
Madaxwaynaha dalka Kenya iyo hogaamiyaha mucaaradka ayaa balanqaaday in ay bilaabayaan geedi socod dib u heshiisiin ka dib doorashadii sida kulul loogu tartamay sanaddii aanu soo dhaafnay. Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga ayaa warbaahinta si wadajir ah ula hadlay ka dib markii ay yeesheen kulankoodii ugu horreeyay tan iyo doorashadii. Ugu yaraan 150 qof ayaa ku dhamitay ka dib muran ka dhashay doorashadii dalkaasi ka dhacday. Horraantii sanadkan, Mr Odinga ayaa isu dhaariyay “madaxwaynaha shacabka ” waxa uuna diiday in uu Mr Kenyatta u aqoonsado in uu doorashada ku guulaystay oo uu madaxwayne yahay. Horey waxa…
Puntland Focus Group ??? Puntland Focus Group ?? Puntland Focus Group ? Puntland Focus Group [PFG] sida magucuba ka tarjumayo haddaan qeexo wuxuu noqonayaa urur isu xilsaaray in ay falanqeyn iyo baaris ku sameeyaan arrin markaa taagan oo loo baahan yahay in wax laga qabto. Falanqeyntaas oo noqon karta mid baaris ama ukuurgalis ku sameyneysa arrimo xal u baahan iyagoo kala munaaqashoonaya dadka ay arrimahaasi khuseeyaan. Dabcan sida muuqata kooxdan Puntland Focus Group waa political focus group oo u taagan in ay diiradda saaraan si ay xal uga keenaan arrimaha siyaasadeed ee Puntand ka jira waqtigan…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee shirkadda DP World, Somaliland iyo Itoobiya u dhaxeeyay, kaasi oo ay dawladda Soomaaliya ku tilmaamtay mid sharci darro ah, oo aanan waxba ka jirin. Biixi, ayaa haddaba, hadalka dowladda Soomaaliya ka soo yeerey ku tilmaamay dagaal ka dhan ah Somaliland. Madaxweynaha Somaliland, ayaa sheegay in heshiiskaas iyo heshiisyo badan oo kaleba lagu gelayo dekedda Berbera. Muuse Biixi ayaa ka hadlayay marka uu hadalkan jeedinayo xuskii 8-da maarso ee maalinta Haweenka ee qyab ahaan lagu qabtay magaalada Hargaysa. Dad badan ayaa aad ula yaabay…
Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan https://youtu.be/-WkEjQCWR08
Waxaa xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho loo taxaabey Maxamed Nuur Yalaxow “Xiis” oo ahaa madaxii ugu sareeyey hey’ada samafalka UNICEF Somaaliya isagoo lagu soo eedeeyey dhul uu mudo ka badan 20s-anno sifo sharci daro ah ku heystay.. Mr Yalaxow ayaa xarunta dhexe ee Dambi Baarista Qaranka CID ku xirnaa 48-sacadood ee la soo dhaafey ka dib markii lagu helay documents been abuur ah oo banaanada laga soo sameeyey. Sarkaalkan sarre ee ka tirsan UNICEF ayaa shalay oo taariikhda aheyd 7-da Maarso waxaa la horkeenay Xaafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka & Maxkamada Sarre ee Gobolka Banaadir kuwaas oo isku raacey in…
U.S. Secretary of State Rex Tillerson said on Thursday the answer to political turmoil in Ethiopia was greater freedoms, and that the country’s state of emergency should be lifted as quickly as possible. “We share and recognize concerns over incidents of violence,” he told a news conference in Addis Ababa after meeting Ethiopia’s foreign minister. “We do firmly believe that the answer is greater freedom.” “While we appreciate the government’s responsibility to maintain control …it is important that country moves on past the state of emergency as quickly as possible.”
Maxamed Bin Salmaan Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga,ayaa booqasho ku maraya dalka Boqortooyada Ingiriiska. Booqashadan ayaa ah tii ugu horaysay ee uu Maxamed Bin Salmaan ku yimaado dalka dibadiisa tan iyo intii uu Xaafiiska la wareegay. Booqashadan ayaa ah mid si weyn loo agaasimay dowlada Uk waxay u samaysay soo dhaweyn aad u saraysa. Dad aad u fara badan oo kasoo horjeeda booqashada Maxamed Bin Salmaan ayaa ku hor mudaaharaaday afaafka hore ee albaabka xaafiiska looga arimiyo dalka Uk. Hogaamiyaha mucaaradka Uk ayaa sheegay in ay danbiga dagaal ee ka dhacay Yemen ay qayb ka yihiin lataliyayaasha Milatari…
Mohammed bin Salman is just 32 years old. He is Saudi Arabia’s crown prince – not its head of state – and he has only been in his post for nine months. Yet when this relative novice on the world stage arrives in London on his first global tour since taking office, he will be granted the reddest of red carpets. There’ll be lunch with the Queen at Buckingham Palace, and dinner with the Prince of Wales and Duke of Cambridge at Clarence House. There will be meetings with the prime minister at Chequers and Downing Street. And…