Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Axmed Karaash oo weerar afka ah ku qaaday Aaran-jaan (Daawo)
    Puntland

    Axmed Karaash oo weerar afka ah ku qaaday Aaran-jaan (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiika Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal iyo Madaxda kale ee Wasaaradda.

    Axmed Karaash ayaa Sheegay in Madaxdii hore ee soo martay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadii Madaxweyne Gaas, ay wax wanaagsan ka qabteen Wasaaradda, isagoona sheegay in uusan garaneyn inay macquul tahay inay raad ka tagi doonaan Madaxda hada oo uu ugu horeeyo Wasiir Xasan Shire Abgaal.

    Madaxweyne Karaash oo maanta Daah-furay Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda. ayaa yiri “Waxaana gaar ahaan u sii mahadcelinayaa Wasiirkii hore ee Maaliyadda ee ka tagay raadkaan wanaagsan Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed, waxaana ka codsanayaa ama ku boorinayaa wasaarada Maaliyadda ama madaxda hadda joogta iyaga qudhooda in laga arko raad ay ka taagan HADAY KA TAGAAN BA”

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa katirsan Kooxda Aaran-jaan oo gacan weyn ku laheyd soo bixitaankii Madaxweyne Deni, waxaana dadka aqoonta u leh ay ku tilmaamaan ruux Musuq-maasuq badan oo xilka loogu dhiibay rabitaanka Kooxda ay isku siyaasadda yihiin.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/mahdi.y.ali.3/videos/10156849988763941/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.