Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»B.Cawlyahan Cali iyo Daacish oo heshiis wada gaaray
    Somalia

    B.Cawlyahan Cali iyo Daacish oo heshiis wada gaaray

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 15, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caawa shir,ayaa ka dhacay tuulada Canjeel ee Gobolka Bari.

    Shirkan,ayaa udhexeeya beesha Cawlyan Cali Saleebaan iyo kooxda argagixisada ah ee Daacish.

    Shirka waxaa soo agaasimay Nabadoono beeshaas ah,iyadoo hadafkiisu ahaa laba qodob…

    1.In kooxda Daacish ay beesha ka yarayso weerarada ay ku hayso.

    2.In lacagta Sakawaadka ee kooxda Daacish laga khafiifiyo beesha Cawlyahan Cali Saleebaan.

    3.In beeshu si joogta ah ubixiso Canshuurta kooxdaas.

    Sida xoguhu sheegayaan dhamaan qodobadaas waa laysku afgartay,waxuuna Shirku kusoo gabagaboobay is afgarad.

    Shirka dhanka Daacish,waxaa uga qaybgalay 14-xubnood oo ay ka mid ahaayeen..

    1.Khasnajigi.hore ee Golis Bashiir.
    2 Maxamed Khuurshe
    3.Ina Faahiye
    4.Macoow

    Beesha Cawlyahan Cali Saleebaan waxay kala kulmaysay bilihii lasoo dhaafay weeraro joogta ah kooxda Daacish.

    Mahan wax lala yaabo in beel ka mid ah beelaha Puntland ay heshiis la gasho kooxaha argagixisada ah maadaama Dowladu ilaa iyo hada ay wax la taaban karo ka qaban wayday kooxahaas.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.