Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Itoobiya ansixiyay heshiiska Shidaalka
    Somalia

    Baarlamaanka Itoobiya ansixiyay heshiiska Shidaalka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamaanka Itoobiya oo Ansixiyay Heshiiska Dhoofinta Shidaalka DDS Ee Djibouti.

    Kulan uu maanta yeeshay baarlamaanka fadaraalka Itoobiya,ayuu ku ansixiyay heshiiska ay dhawaan gaareen labada dal ee itoobiya iyo Djibouti,kaasoo ku saabsan dhismaha dhuumaha shidaalka qaada.

    Heshiiskan,ayaa qayb weyn ka ah soo saarista iyo iibgaynta shidaalka kasoo bixi doona DDS kaasoo la filayo in sanadaha soo socda guduhooda dibada loo iib geeyo.



    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.