Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo diiday in Xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil+VIDEO
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo diiday in Xasaanada laga qaado Xildhibaan Cawil+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2019Updated:November 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa u codeeyay iney sharci darro aheyd Warqaddii dhawaan ka soo baxday xafiiska Xeer ilaalinta ee Lagu dalbanayay in xanaasanadda laga qaado Xildhibaan Cawil Daad.

    39 Xildhibaan oo kamid ah Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa u codeeyey inay dacwadu tahay sharci daro halka 2 Xildhibaan ay u codeeyeen inay sharci tahay.

    Sidoo kale, Guddig Shuruucda ee Baarlamanka ayaa dalbaday in loo yeero Masuuliyiinta xeer ilaalinta laakiin baarlamanka ayaa markii danbe isku raacay inaan loo yeerin.

    Xildhibaan Cawil Xassan Daad, ayaa u mahadceliyay xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo laalay dacwad xildhibaanka laga gudbiyay


    https://www.facebook.com/puntlandpost/videos/468398507111466/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.