Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo loo gudbiyay Cabasho ka dhan ah duqeymo ka dhacay Gobalka Bari+VIDEO
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo loo gudbiyay Cabasho ka dhan ah duqeymo ka dhacay Gobalka Bari+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 5, 2019Updated:November 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cuqaasha iyo Nabaddoonada Gobalka Bari ayaa Golaha Wakiilada Dowladda Puntland u gudbiyay cabasho ka dhan ah duqeymo bishii hore ka dhacay Degaano katirsan Gobalka Bari oo lagu laayay dad rayid ah.

    Qoraalka cabashada ah ee ka soo baxday in ka badan 20 xubnood oo kamid ah Cuqaasha iyo Nabaddoonada Gobalka Bari, ayaa manta la horgeeyay Baarlamanka ,waxaana mudanayaasha u akhriyay Xoghayah Golaha Wakiilada Puntland Cabdirisaaq Xiddig Warsame.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/761246437635844/

    Qoraalka waxaa lagu sheegay in 25-October ee sannadkan ay diyaarado duqeeyeen dad rayid ah oo ku sugnaa togga Cameyra ee Degmada Isku-shuban oo ka tirsan Gobalka bari , halkaasina lagu dilay laba qof oo shacab ah mid kalena lagu dhaawacay.

    Ugu dambeyntii, Cuqaasha iyo Nabaddoonada ku saxiixan warqadda oo ay weheliyaan ehelada dadka la sheegay in la laayay, ayaa Dowladda Puntland ka dalbaday in la caddeeyo cidda ka dambaysay falkaasi, islamarkaana lagula xisaabtamo dhibki ay gaysatay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.