Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Bamgacmeed,ayaa lagu weeraray Guriga Wasiirka Deegaanka iyo Dalxiiiska Jubbaland Caydiid Saleebaan Xaashi. Bamgacmedka waxaa ku geeriyooday 3-ka mid ah Ilaalada Wasiirka. Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dadka kale. Jibril Qoobey.