Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bandowgii lagu soo rogay Jubada Hoose oo xalay dhaqan galay
    Somalia

    Bandowgii lagu soo rogay Jubada Hoose oo xalay dhaqan galay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Qaar ka mid ah Tuulooyinkii shalay xaaladda Bandowga la giliyay ee gobalka Jubada Hoose ayaa lagu soo waramaya in uu ka dhaqan galay oo ay dadka xaroodeen waqti hore.
    Goob joogayaal ku sugan deegaanka Lugloow oo ku dhaw Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa ka mid ah meelaha uu ka dhaqan galay.
     
    Saraakiisha amaanka ee Jubbaland ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay kula wareegayaan Tuulooyinka iyo degmooyinka ay maamulaan Al-shabaab.
     
    Degmooyinka iyo Tuulooyinka Bandowga lagu soo rogay ayaa ku dhaw Magaalada Kismaayo waana meelo Al-shabaab ka soo weerar tagaan waxaana dhowr jeer weerar looga soo qaaday Fariisamo Jubbaland ay ku leeyihiin Kismaayo.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.