Arimaha ugu waa weyn ee looga fadhiyo Bangiga,waa bulshada qaybaheeda danyarta in uu taageero.
Tusaale?
Sanad walba hadii Bangigu siiyo 100-Qof Lacag dayn ah oo dhan $300-kun…..
$3000×100=$300-kun.
Lacagtaas,waxaa dadka la siiyo laga saxiixayaa in ay kusoo ceshaan 10-Sano oo udhiganta……
$25 ×12-bilood=$300.
$300×10-Sano=$3000.
Si gaar ah,waxaa tixgelin loo siinayaa Hooyooyinka Caruuraha korinaya ee aan haysan Aabe ku garab taagan.
Shaqo wanaagsan,ayaan urajaynayaa Bangiga oo aan weli la gaarin himiladii laga lahaa,balse meel fiican lasoo gaarsiiyay.
