Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Barnaamij looga hadlayo Dimuquradiyada Waarta oo lagu qabtay Boosaaso+Sawirro
    Puntland

    Barnaamij looga hadlayo Dimuquradiyada Waarta oo lagu qabtay Boosaaso+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa Magaalada Boossaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ku qabatay Tababar ku saabsan “Dib-u Heshiisiinta Bulshada iyo Dimuquradiyada Waarta”.

    Tababarkan oo loo qabtay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magalaada Boossaaso, sidoo kalena ahaa wajigii labaad ee Shir looga dooday hanaankda Dimuquradiyeynta Puntland, ayaa waxaa daahfuray Duqa Degmada Boossaaso C/salaan Bashiir C/salaam.

    Tababarkan ayaa inta uu socday diirada lagu saarayay Hanaanka doorashada qof iyo cod iyo sidii Dadka reer Puntland uga gudbi la’hayeen Hanaanka Qabaliga ah ee hada la isku doorto.

    Ujeedka Tababarka ayaa aheyd in dadka lagu wacyigaliyo Hanaanka doorashada qof iyo cod, si dadka reer Boossaaso uga qayb-qaataan inay codkooda ku doortaan Hogaamiyayaasha Dalka.

    Ugu dambeyntii, Duqa Degmada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari C/salaam Bashiir C/salaan ayaa kula dardaarmay ka qayb-galaayaasha inay casharadan ay halkaan ka bartaan inay kula Laabtaan bulshada ay ka yimaaden.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.