Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Beesha Caalamka oo fariin udirtay Xasan Shiikh?
    Puntland

    Beesha Caalamka oo fariin udirtay Xasan Shiikh?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 24, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakhtigu intuusan kaa dhamaan oo weedhaada weli loo hakanayo ku dhawoow wada xaajoodka,waa macnaha fariimaha kasoo dhacayay ilaa Shalay BC.

    Dhawr Bilood kadib,waxaad la mid tahay siyaasiyiinta caadiga ah ee Dalka,waxaana la maqaam noqonaysa Madaxweynayaashii hore oo waxaa laguugu yeerayaa ( Former President Of Somalia).

    Sideedaba Xasan ma’ahan hogaamiye Dad dumi kara oo jihayn kara ee waa siyaasi ku fiican maaraynta siyaasada Maalinlaha ah.

    Tusaale?

    Qofna ma filayn xiligan in Xasan Dastuur waxkabadalkii isku dayayo,iyadoo uu Gogol dhigay,isla markaana arimaha Miiska saaran ay ugu mudan yihiin kusoo laabashada Dastuurkii saxda ahaa.

    Waa cadayn cad uu ku tusaysa Laba Qodob oo kala ah……..

    1. In uusan ahayn hogaamiye aragti leh.
    2. In uusan haysan Dad wax kabadali kara oo leh caqli kiisa dhaama ama fahan kale oo kaliya ay la joogaan kuwo u Camiri kara.

    Xasan Shiikh,waa la duntay Dowladnimadii xaqiiqiyan,wax uu hayana maleh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.