Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Biden oo ku dhawaaqay in uu markale musharax yahay
    Somalia

    Biden oo ku dhawaaqay in uu markale musharax yahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii ku dhawaaqay inuu u tartamayo mar kale doorashada 2024, waxaana uu sheegay inuu doonayo ‘inuu dhammeystiro shaqo qabyo ah’ sida uu ku sheegay muuqaal uu soo dhigay Twitter-kiisa.

    “Jiil kastaa wuxuu leeyahay waqti ay u istaagaan dimuqraadiyadda, si ay ugu istaagaan xorriyaddooda aasaasiga ah, waxaan u maleynayaa inay taasi tahay annaga, waana sababta aan ugu tartamayo inaan mar kale noqdo madaxweynaha Mareykanka. nagu soo biir. Aan dhammeystirno shaqada,” ayuu Biden ku yiri muuqaal uu baahiyay.

     

    #UPDATE President Joe Biden announced Tuesday he is running for re-election in 2024, plunging at the record age of 80 into a ferocious new White House campaign "to finish the job."https://t.co/UPlBvBpzBm pic.twitter.com/5uvCBUH6OU

    — AFP News Agency (@AFP) April 25, 2023

    AFP.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.