Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Boosaaso: Ciidanka Puntland oo qabtay Hub fara-badan+VIDEO
    Puntland

    Boosaaso: Ciidanka Puntland oo qabtay Hub fara-badan+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ay Wehliyeen Ciidanka Birmadka Booliska Puntland ayaa Magalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa ay ka Sameeyeen howlgal qatay mudo Sideed Saacadood ah.

    Howlgalkaas ayaa saraakiisha hoggaamineysa waxaa ay sheegeen in  Ciidamada kusoo Qabteen Hub sharci-darro ah, tahriibayaal iyo Khamri, iyada oo saraakiishu sheegeen in uu u dhacay howlgalka sidii ay ugu talo galeen.

    Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay In Howlgalkaan uu sii socon doono, isaga oo uga mahadceliyay qeybaha Bulshada Gobalka Bari,waxaana kula dardaarmay in ay Gacansiyaan Ciidamada Puntland si loo xaqiijiyo Amniga Guud ahaan Magaalada Boosaaso.

    https://www.facebook.com/321429915179202/videos/551063552308698/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.