Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Boosaaso: Golaha Wasiirada Puntland oo amaro soo saaray (Daawo)
    Puntland

    Boosaaso: Golaha Wasiirada Puntland oo amaro soo saaray (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir gudoomiyey shirka golaha Xukumadda Puntland oo maanta markii ugu horaysay ka qabsoomay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

    Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Xaalada ammaan ee dalka iyo Socdaaladii Madaxweyne Deni uu ku maray Degaano kamid ah Gobalka Nugaal, Karkaar iyo Bari, kuwaas oo uu kulamo kula qaatay Maamulada, Waxgaradka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

    Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Cawil Shiikh Xaamud ayaa ka warbixyey waxyaabihii looga hadlay maanta iyo amarro laga soo saaray shirka.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/433956193814621/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.