Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Boosaaso: Madaxweyne Deni oo kulan deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada
    Somalia

    Boosaaso: Madaxweyne Deni oo kulan deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 3, 2019Updated:October 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Saciid C/llaahi Deni, oo ku sugan Magalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa la filayaa in maanta oo khamiis ah kulan deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada.

    Kulanka oo ah midaan la qorsheeynay ayaa Madaxweyne Deni shalay isugu yeeray Golihiisa Wasiirada, waxaana uu la qaadan doonaa kulan xasaasi ah oo looga hadli doono arrimo muhiim ah.

    Wararka ayaa sheegaya in shirkaasi looga hadli doono qodobo ay kamid yihiin, Arrimaha Shirka Madasha Caalamka & Soomaaliya ee shalay lagu soo xiray Muqdisho iyo khilaafka xoogeystay ee ka dhaxeeya Dowladda Puntland iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa horay u diiday ka qeyb-galka Shirka Madasha Soomaaliya iyo Caalamka, waxaana lagu waddaa in Puntland ay ku dhawaaqdo maanta  go’aamo cusub oo ka dhan ah Dowladda Federaalka .

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.