Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Boosaaso: Puntland oo ugu baaqday Shacabka inay u hoggaansamaan Olalaha Bilicda Magaalada
    Puntland

    Boosaaso: Puntland oo ugu baaqday Shacabka inay u hoggaansamaan Olalaha Bilicda Magaalada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guruyeynta Dowladda Puntland Axmed Bashiir Muuse Ciro, ayaa ugu baaqay Shacabka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland inay u hoggaansamaan Olalaha kor u qaadista Bilicda Boosaaso oo dhowaan bilaabanaya.

    Wasiir Ciro ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu bilaabanayo olale lagu nidaaminayo Waddooyinka Magaalada Boosaaso, looguna sameynayo balaarin.

    Waxaa uu sheegtay in Dowladda Puntland aysan cidna ugu aabayeeli doonin olalaha lagu muujinayo bilicda Boosaaso oo xudun u ah jiritaanka Dowladda Puntland, ayna burburin doonaan Guri iyo Goob kasta oo ay soo galaan fidinta waddooyinka Magaalada.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.