Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Boosaaso: Weerar Bam-gacmeed ah oo lagu qaaday Guriga Wasiir Dhado
    Somalia

    Boosaaso: Weerar Bam-gacmeed ah oo lagu qaaday Guriga Wasiir Dhado

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 7, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka la imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari ayaa sheegay in weerar Bam-gacmeed ah lagu qaaday guriga Wasiiru-dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda  Puntland Yuusuf Maxamed Waceys Dhado.

    Wararka ayaa sheegaya in hal askari uu ku dhaawacmay bam-gacmeedkan lagu tuuray guriga Wasiir dhadho.

    Ciidanka amniga Dowladda  Puntland ayaa gaaray Guriga Wasiirka ee Bamka lagu weeraray, iyagoona haatan ka wada howlgallo agagaarkiisa.

    Wasiiru-dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda  Puntland Yuusuf Maxamed Waceys Dhado, ayaa horey u soo noqday Guddoomiyaha Gobalka Bari, isagoona sidoo kale kamid ganacsatada waa weyn ee Magaalada Boosaaso.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.