Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Burcadda Internet-ka Iran oo u dhacday ololaha doorashadda Maraykanka.
    Somalia

    Burcadda Internet-ka Iran oo u dhacday ololaha doorashadda Maraykanka.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Burcadda internet-ka oo u muuqda in ay ku xiranyihiin Dowladda Iran ayaa u dhacay doorashadda Maraykanka ee 2020, sida ay sheegtay shirkadda Microsoft.

    Kooxdu waxay weerareen in ka badan 200 email kuwaas oo qaarkood ay leeyihiin dad ka shaqaynaya ololaha doorashadda Madaxweynaha, ayey shirkaddu ku sheegtay war ay soo saartay.

    Wakaaladda Wararka Reuters oo xiganeysa ilo wareedyo ayaa sheegtay in la beegsaday ololaha dib usoo doorashadda Madaxweyne Donald Trump. Afayeen u hadlay ololaha Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in aysan jirin wax cadeynaya in ololaha la beegsaday.  Dowladda Iran dhankeeda weli kama aysan hadlin eedaha loo jeediyay.

    “Maanta waaan aragnay dhaq-dhaqaaq weerar internet ah oo ay wadaan koox lagu magacaabo Phosphorus, kwaas oo ku sugan Iran xiriirna la leh Dowladda Iran” ayey Microsoft ku sheegtay Warkeeda.

    Kooxdaan ayaa la sheegaya in ay sameeyeen in ka badan 2,700 oo isku day si ay u aqoonsaan email-ladda muddo 30 maalmood ah ee bilihii August iyo September. Kadibna waxaa ay ku guuleeysteen 241 akoon.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.