Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dalka Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ku Wargaliyay Madaxweynaha Galmudug in Maalinta Bari ah uu imaan doono Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.