Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Cali Khaliif Galeyr oo weerar ku qaaday Xukuumadda Somaliland (Daawo)
    Puntland

    Cali Khaliif Galeyr oo weerar ku qaaday Xukuumadda Somaliland (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    HARGEYSA (IDIL NEWS)-Cali Khaliif Galeyr oo soo noqday Madaxweynaha Maamulka la magac baxay Khaatuma State, ayaa shaaca ka qaaday in looga baxay heshiisyo dhowr ah oo uu la galay Xukuumadii Madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

    Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in uu hayo heshiis uu la galay Siilaanyo oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye, waxaana uu sheegay in aan weli laheyn cida heshiiskaas fulin laheyd, hayeeshee dhankooda ay diyaar yihiin.

    Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Dastuurka iyo shuruucda lagu tunto ay u baahan tahay cid qaada mas’uuliyadeed, isagoona sheegay in loo baahan yahay wadada loo marayo heshiiskaas in la saxo lana fuliyo.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.