By:-Ismail Warsame. Puntland House of Representatives is currently holding its 55th Session. Among the dignitaries and guests in attendance are…
Browsing: Puntland
Weftigii Milleteri ee Maraykanka ahaa 1:40 Daqiiqo ayay ka duuleen Bosaso oo ay Xalay ku hoydeen. Booqashadooda oo ahayd mid…
Garowe: 26 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ku garab istaagayso Jubaland oo go’aansatay in ay Doorashadeeda u qabsato sida sharcigeedu…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cadullaahi Deni oo ka digey Khariidada (MAP)-ka ay faafisay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ah…
《WAR-SAXAAFADEED》. Garowe: 26 October 2024: Dowladda Puntland waxay si kulul u cambaaraynaysaa, nasiib darrana u aragtaa khariiradda cusub ee ay…
Map-ka ay shaacisay Wasaaradiisa Batroolka,wuxuu la mid yahay hadalkii Xasan ee ahaa “24-Cisho ayay PL ku burburaysaa”. Waa wax muujinaya…
Maanta Saacada Bosaso markay ahayd 12:40 Duhurnimo ayay yimaadeen weftigii Ciidamada Maraykanka ahaa. Waxay ka koobnaayeen Talyaha Africom,ku xigeenkiisa,3-Sarkaal,15-Askari iyo…
Beri foog,waxaa Bosaso kasoo degaya weftigii Milleteri ee Maraykanka oo la sugayay. Waxaa qaabilaya Lataliyaha Amniga Masaxweynaha PL Aamiin Xaaji…
Ugu danbayn MW Deni oo kusoo guulaystay Safarkiisii Imaaraadka,ayaa Caawa dib ugu soo laabtay Garowe. Shaqada ugu weyn ee MW…
Gudiga Maamula Shirkada Gacanta ku haysa Dekeda Garacad,ayaa diiday in ay saxiixaan heshiis Dekeda Saami looga iibin lahaa Shirkad Imaaraatiya.…
Ku: Xisbiyada Siyaasadda Dowladda Puntland Garowe Og: Madaxweynaha Dowladda Puntland Garowe UJeeddo: Soo gudbin Heshiiska Xisbiyada ee Dhismaha Golaha Degaanka…
Uyeerid ma’ahan ee waa cusumid ku saabsan ka mid noqoshada Martida goob jooga ka ahaanaysa furitaanka Kalfadhiga Golaha Wakiilada Puntland…
The ongoing political tug-of-war between the Somali Federal Government in Mogadishu and the Federal Member States (FMS) is intensifying, with…
Garoowe: 19 October 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qeybgalay…
Agaasimaha Guud ee Ciidamada PMPF Cabdirabbi Cabdisamad Maxamed oo tababar u furay Cutubyo ka tirsan ciidanka, kuwaas oo loo laylinayo…
Qormadan,waxay dul istaagtay xaalka Geeska Africa iyo khatartaha dul hoganaya. Itoobiya? Gobolka Tigreega kama taliyo Maamulka Abiy,kaliya Maamulka Tigreega Xubno…
Horumarinta Beeraha Puntland,waa Qodob aad muhiim u ah oo ubaahnaa in la dul istaago. Ugu yaraan,waxaa la gaarsiin karaa awooda…
Garoowe: 16 October 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyna Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa daahfuray shirka horumarinta…
Nidaam si fiican u abaabulan,ayaa noo dhisan. Horumarka Deegaan ee PL Somaliya meel sare,ayuu kaga jiraa. PL Amni ahaan,Siyaasad ahaan…
Maanta oo kale,waxaa mudnaanta leh in la xuso Maxamed Cawaale Liibaan rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo oo ahaa hindisihii Calanka.…
Talaabooyinkan lagu samaynayo Sadex Iskuul Technical-ah oo kala ah…. 1.Iskuul Beeraha ah. 2.Iskuul Xoolaha ah. 3.Iskuul Kalluumaysiga ah. Tani,waxay wax…
“James Swan si khaldan, ayuu u fahmay sawirka dhabta ah ee siyaasadda ee Soomaaliya, xog khaldan ayuuna siiyey Golaha Ammaanka,…
It is highly important to get the operations against Daish and Alshabab in Galgala mountains to take are approached with…
Waa muhiim in loo helo hawlgalka lagu qaadayo argagixisada Labada Buurood Agab kala duwan oo ay ku jiraan Diyaarado Drons…
Bosaso: 06 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Deeq Waxbarasho oo ay…
Bosaso: 05 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta dhexe…
PL Jaamacadaheeda iyo horumarkeeda,ayay ku mashquulsan tahay oo waa ka gudubtay wakhti ku lumintii Somali weyn Qaran ah. Badalka Dowlad…
Boosaaso: 03 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa xariga ka…
Boosaaso: 03 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda…
Taliska Afrcom oo imaanaya Bosaso,waxay Xarun ku meelgaar ah ka heli doonaan Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Xaruntaas,waxay ka hagi doonaan Duqaymaha…
Wada xaajood hoose oo socday,ayaa lagu dhameeyay intii badnayd khilaafka hogaanka PSF iyo Madaxtooyada. Waxa kaliya ee harsan,waa la kulanka…
Waa 6-Qodob ujeedka Safarka MW ee Xarunta Ganacsiga PL Bosaso….. 1.Abaabulka Ciidamada Dowladda iyo Dadka deegaanka si loogu midoobo hawlgalka…
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo,ayaa Duqa Cusub ee Magaalada Gaalkacyo u doortay Maxamed Cabdirisaaq Daacad. Duqa cusub,ayaa haatan ahaa Gudoomiyaha…
Boosaaso: 02 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray Bosaso ayaa lagu soo…
Israa’iil,ayaa Arbacada Maanta ah ku dhawaaqday in uusan soo geli karin Dalkeeda Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres “persona…
Mooshinka laga keenay Fiqi,waxaa ka danbeeya Xasan oo raba in uu isdhaafiyo,isla markaana eeda ay qaataan Baarlamaanka. Ujeedkiisu,waa in uu…
Madaxweyne Cadde Muuse rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo. Wuxuu ahaa mid ka mid ah hogaamiyayaashii qiimaha badnaa ee PL ay…
8The process of state-building in Somalia and the disputes between the central government and Puntland are not recent phenomena;the historical…
Hal Maalin gadaal uga degi mayno aragtida aan ka qabno Dowlad dhiska Wadanka. Sidoo kale wixii lagu heshiiyay ilaalintood,waa ku…
Waa jawaab khaldan oo uu ka bixinayo baaqii PL ee ahaa si Wadanka loo badbaadiyo in lawada hadlo,waase ubaahnayn jawaabtiisa…
Islaan Ciise,waxa uu ka yimid Jabuti,waxaana Xamar lasoo martay Diyaarada,kadibna Xoosh,ayaa la orday oo Villa-da geeyay si uu iskugu sawiro.…
Sideedadaba khayr kama filanayno Qofka Xasan meel umagacaabo oo PL kasoo jeeda,sababtoo ah,waxa lagu doorto,ayaa ah in uu yahay Qof…
Garoowe: 25 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo qaabilay Safiirka Dowladda Denmark ee Soomaaliya Danjire.Steen Sonne…
Badhan: Kooxda Kormeerka Wadajirka ah oo ka koobneyd Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Guddoomiye Avv. Siciid Cabdi Mumin iyo Guddiyada…
Garoowe: 24 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Ciidanka Madaxtooyada iyo Ciidanka PMPF…
Garoowe: 24 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta taliska Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland ee 54-aad…
MADAXWEYNAHA OO XARIGA KA JARAY ISBITAALKA WEYN EE GAROOWE OO DIB-U-DHIS IYO QALABEYN LAGU SAMEEYAY. Garoowe: 23 september 2024: Madaxweynaha…
” Xiligaan waxaa soo baxday in dadkii Soomaaliyeed qaarkood lagga saaro Soomaalinimadda, weliba masuuliyiin ay sidaas samaynayaan. Arintaas ma aha…
“Waxaan halkaan ka cadaynayaa in PL ay diyaar u tahay wada-hadal furan maaha mid qarsoodi ah. Doodeena Soomaali markhaati haka…
Shirkii Nabada ee kusoo gabagaboobay Xarunta PDRC Garowe,wuxuu ahaa mid Qiimo weyn leh. PL,waxa uu ahaa fursad ay ku samaysay…
Garoowe: 23 September 2024 : Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Caawa kulan Casho ah oo soo dhoweyn iyo boggaadin ah…
Garoowe: 23 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Safiirka Dowladda…
Waa dhab Xasan,isagaa siiyay Muuse maqaamka Dowlad la siman DFS oo sidii Laba Dowladood oo isu dhigma ula saxiixday heshiis,markii…
The Puntland Development Research Center (PDRC) has once again hosted a significant Peace Conference in Garowe, bringing together Puntlanders, Somali…
“Somaliya,waxay wada leedahay in la ilaaliyo oo aan Wadanka lagu celin Carta iyo 1991,ayaan usoo jeedinayaa MW Fadaraalka iyo MW…
PDRC,waxay qabatay Shir Nabadeed muhiim ah oo ay iskugu keentay Xulka Bulshada Somaliyed iyo BC. Shirkan macno,ayuu uleeyahay PL dhinacyo…
Garowe,waxaa Maanta oo ah Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda ka furmay Shirweynihi Labaad ee PDRC oo Sanadkan looga hadlayo doorka…
PL,waa Nidaam dhisan oo ka mid ah heerarka Dowladnimo ee Somaliya oo masuuliyada amni ee Wadanka Qayb ka haya. Hub iyo…
Cali Xoosh markaad hadalkiisa qiimaysid,waxaa kusoo baxaya in uusan fahansanayn,waxa uu ka hadlayo iyo khaladka uu ka galayo nidaamka iyo…