Hubka,waxaa lahayd Dowlada Puntland,waxaana galbinayay Ciidamo Liyuu Booliska DDSI ah,kuwaasoo keenay Degmada Bookh. Waxaa weeraray,Dhalinyaro Tuulooyinka iska soo urursaday oo…
Browsing: Puntland
Garoowe: 19 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo Todobaadkan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay bandhigga Buugga Jiilkii Daraawiishta oo laga qoray halgankii Daraawiishta,…
Sweden: 18 September 2024: Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran…
#Buraan, Sep 18, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo wefti ballaaran oo ka kooban…
Xingalool , Sep 17,2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Ahlxmed Siciid iyo wefti ballaaran oo ka kooban Xildhibaanno,…
Sida loola dhaqmayo KG,waa yasmo iyo quursi qaawan. 1.Gudoomiyihii Baarlamaanka, waxaa loogu hanjabay isoo raac ama Cadowgaygaad tahay. 2 .MW…
“Swan,ayaa bogaadiyay hindisaha Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, oo uu weheliyo Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor, ee lagu daah-furay Shirweynaha Nabadda ee Galkacyo,…
Sanduuq lagu taageerayo horumarinta Degmada Dhahar…. 1. Xildhibaannada Golaha Wakiillada: $6,600 2. Golaha Wasiirada: $5,700 3. Ciidanka Booliska: $3,000 4.Gudoomiyaha…
Garoowe: 16 September 2024: Guddiga Doorashooyinka Puntland,ayaa Xarunta dhexe ee Guddiga ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs.…
Todobaadka soo socda,waxaa imaanaya Puntland,Safiiradda France iyo Germany. Qodobada ugu waa weyn ee imaanshaha,Safiirada waxaa ka mid ah……. 1.Welwelka Xuutiyiinta…
Waxaan xaqiijanaynaa in Amiga Garoonka Diyaaradaha Bosaso yahay mid sugan oo ay diyaaraduhu koodkoodii ama Route-koodii si caadiya hawlahoodii ugu…
Waxay ku salaysnayd booqashada Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya ay ku timid Garowe….. 1.Kahortaga burcad badeeda iyo la dagaalanka argagaxisada.…
Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya,ayaa iyaduna ukeentay MW Deni casuumada ku saabsan Shir BC iyo Madaxda Somalida ku dhexmaraya Xalane.…
Laba Qodob,ayuu daarnaa imaanshihii Garowe ee Wakiilka Xoghayaha Guud ee Somaliya Swan… 1.In uu PL uxaqiijiyo BC in ay isla…
Waxay xaqiijinayaan Saraakiil muhiim ah oo ka mid ah Ciidamada in aysan jirin wax duulaan ah oo Maamulka Deni ku…
Mudug Shaqo la taaban karo,ayuu ka qabtay Maamulka Madaxweyne Deni………. 1.Ciidamada Gobolka ka jooga Dowlada Mileteri iyo Boolis oo dhan…
Sadex dhaliilood,ayuu lahaa Maamulka Deni,kuwaasoo kala ahaa…. 1.Albaabada Madaxtooyada oo xirnaa. 2.Xiriirka Caalamiga ah iyo Qurba joogta oo la dayacay.…
Waxaa si caadiya ushaqaynaya Garoonka Diyaaradaha Bosaso kadib isku day Dowlada Xamar ay rabtay in ay ku xirto,iyadoo adeegsanaysa Gacmaha…
Dareenka Dadku marka uu kaa hor yimaado,waad jabaysaa sidii ku dhacday hogaamiyayaal caalamka ah oo awood badnaa. Haatan dareenka Shacabka…
Tirada rasmiga ah Ciidanka kasoo baxay Xerada Ilmo Diyaano ee kusoo biiray Ciidamadii hore ee PSF oo haatan lagu daray…
Doonta BLUE STAR,ayaa ku gubatey Xeebaha Jasiiradaha Kuuriya Muuriya ee dalka Cumaan Doraad Galab. Doonta,ayaa kasoo goosatay Dekedda Dubai ee…
Waa loo baahnaa in la muujiyo awooda iyo saamaynta PL ee Sanaag oo loo diro masuuliyiinta kasoo jeeda. Waliba in…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Qodobo waxtar ah oo loo baahnaa ayay ku heshiiyeen Labada Dowladood ee Galmudug iyo Puntland. Shirka uu kasoo baxay heshiiska,ayaa…
Kulanka Labada MW iyo wafuudooda ee PL iyo Galmudug,wuxuu daaran yahay Sadex Qodob oo kala ah…. 1.Isku dhicii Beelaha Sacad…
Madaxweyna ku xigeenka Puntland, Wasiirka Beeraha,Wasiir ku xigeenka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah,waxaa lagu soo dhaweeyay Wadanka Jarmalka. Si gaar…
Pl Macnaha,Miisaanka iyo Maqaamka ay ku fadhido Qof og Gorgortan ma geliyo ilaalinteeda. Qabiilku ma noqon karo Boolis? Qabiilku ma…
Warshad Kalluumaysi oo noqonaysa mida ugu weyn Geeska Afrika,ayaa dhismaheedu ka socdaa Garacad. Waa maalgashi lagu Farxo oo bogaadin mudan…
“Qasa,waxay noqonaysaa Muqdisho oo kale,(Muqdishadii Maritereeniyanka)”Ayuu yiri Xoghayaha Arimaha Dibada Midowga Yurub. Magaalo aysan ka jirin amar iyo kala danbayn…
Ciidamo aad utababaran,ayaa PL uga soo baxay Dugsiga Tababaraka Xorgoble Qardho. Ciidankan,ayaa gaaraya Hal Urur oo buuxa. Shaqada ugu weyn…
Agaasimaha Duulista Hawada Puntland oo ka hadlay xaalada Garoonka Diyaaradaha Bosaso iyo saamaynta Warqada kasoo baxday Ilmo Diyaano. Halkan…
Maqaamkii ugu sareeyay,ayay Dowlada Maraykanku ku qaabishay wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland. Ku xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada…
Puntland oo toos uhelaysa Deeqaha Beesha Caalamka uga yimaada Sanadkan,wixii ka danbeeya. Waxaa meeshan laga saaray nidaamkii Halka Wadan ee…
Garoowe, September 10, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid,ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 1-aad ee Guddiga Joogtada ah.…
Garowe: September 10, 2024: Ku simaha Wasiirka ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane…
GAROWE- Madaxada Wasaaradda Maaliyadda,ayaa warbixin ka dhegaystay Hantidowrka Gudaha Wasaaradda oo safaro shaqo ku tagey Goboladda dalka. Shirkan waxaa ka…
Wasiirka Warfaafinta Dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir,ayaa soo dhaweeyey mawqifka Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ka qaatay arimaha Federalka Soomaaliya,hoos ka…
Agaasimaha Qorsheynta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Maxamed Cabdicasiis Qaalib ayaa saxiixay Liiska Ardayda ku…
GAROWE, (Idilnews) β A fuel tank truck caught fire at the 3CCC Petrol Station in Garowe, Puntland. On Saturday evening,…
W/Q: Maxamed Axmed Xasan(Mucaarad) Todobaadkii hore waxan faallo Cinwaankeedu ahaa: ISBEDELLO ISBARKADAY AYAA SABABAY DHAQAALA XUMIDA SOOMAALIYA, oo ku eegnay…
Mudug Shaqo la taaban karo,ayuu ka qabtay Madaxweyne Deni iyo weftigiisa Shaqada ujooga… 1.Ciidanka waa la abaabulay oo la dhiirigeliyay…
Galkacyo : 05 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa warbixinta shaqooyinka laga qabtay Gobolka Mudug…
Siyaasada PL,waa intaas MW Deni sheegay balse ubaahan mar walba in ay la jaanqaado waaqiciga jira. Xiliga haatan lagu jiro…
Maraykanku,waxay PL usheegeen Sadex Qodob oo kala ah…. 1.In casuumada uga timid Abiy aysan ka jawaab celin oo aysan aadin…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug in la badalo,waxaa kaga haboonaan lahaa Madaxa Maaliyada Gobolka hadii laga eegayo awood qaybsiga. Gudoomite Faysal kuma…
Itoobiya markii Labaad ayay casuumad usoo dirtay Madaxweyne Deni Todobaad gudihiis. Nayrobi,isaga oo ku sugan ayay casumeen,waase ka cudur daartay.…
Gaalkacyo: 03 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xariga ka jaray Wadada laamiga ah ee…
Brussels: 02 September 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ku sugan dalka Belgium, ayaa ka qayb…
Ciidanka Booliska Puntland ee qaybta Gobolka Raasaβcasayr ayaa gacanta ku dhigay rag Burcad badeed ah,hub iyo gaadiid badeed oo ay…
Ciidamada Badda Puntland,waa awood lagu faani karo oo uqalma PL-ta 26-jirsatay. Halkan ka daawo warbixinta
VILLA SOMALIA IS PUSHING A DANGEROUS SECTARIAN AGENDA AGAINST PUNTLAND: THE ENTIRE NATION MAY BE IN PERIL Prof. Hassan KeynanAt…
Puntland khatar kuma ahan Masaarida kusoo biirtay loolanka caalamka ee Somaliya ka jira… 1.Masaarida,waxa ugu weyn ee ay keeni karaan…
Galkaio is a city of great potential, strategically located at the heart of Somalia. At the centre of this dynamic…
Dhibtu waa balwada!! Askari Qayilaya oo ku daraya Khamri ama Xashiish? Sarkaal Qayilaya oo ku daraya Xashiish iyo Khamri? 100%…
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland sareeyo guuto Mumin Abdi Shire, ayaa ka hadlaay Dhagax dhiga Dhul loogu Talagay In laga Dhiso…
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland waxa ay dhammaan ogaysiinaysaa ardayda soo xaraystay Deeqda Waxbarashada ee heerka labaad…
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland sareeyo guuto Mumin Abdi Shire ayaa shir gudoomiyey shirka saraakiisha booliska Gobalka Mudug oo looga hadlayey…
Garoowe: 28 August, 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa qaabilay Wefti Ka Socda…