Gaalkacyo: 07 August 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdiga la socda oo ay qeyb ka yihiin…
Browsing: Puntland
Daarusalaam: 06 August 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay deegaanka…
Su’aalihii Bulshada iyo Jawaabihii MW Deni? 1.Dekeda Garacad & Abudhabi Port 2.Shilin Somaligii. 3.Pl iyo wax la qabsiga caalamka 4.Itoobiya…
Itoobiya iyo Imaaraad ma’ahan cadow. Sideedaba aduunku,waxa uu marayaa wax wada qabsi iyo kala faa’idayso. Hadaan reer PL nahay,waxaan ubaahanahay…
Shilin Somaliga sababta ay PL ujoojisay,ayuu MW Deni si faahfaahsan oo waaqiciya ahna wax lagu qanci karo udul istaagay. Halkan…
Xogta Mashruucan? Baanka horumarinta Africa,ayaa bixiyay Mashruucan oo siiyay PL. Mashruucan,waa dhismaha Wadada Gaalkacyo-Xarfo. Kadib Xasan Shiikh iyo kooxdiisa,ayaa damcay…
Buurtinle, 05 Agoosto, 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa Kulan is-xogwareysi ah la qaatay maamulka degmada…
Waa wax lagu farxo xaqiiqdii dhismaha socda ee Dekeda iyo Wadada Garacad. Waa Mashruuc balaaran oo aan lasoo koobi karin…
Waxaa loosoo dhaweeyay si sare oo uu mudnaa. Reer Mudug,gaar ahaan Beesha Cumar Maxamuud taageerada ay uhayaan Deni Shacab iyo…
Garaad Jaamac,waa filayay in uu leeyahay aragti wax qiimayn karta,isla markaana ku dhac leeyahay. Garaadka iyo Beeshiisa hoose ee Bah-ararsame…
Waxay ahayd in Madaxweyne Deni Sida uu hadlay si ka adag uga hadlo xasuuqa Shacabka ee argagixisada. Waxaan kula talin…
Kuraasta hore,waa 7-Kursi oo loo kala fariisto… Midka dhexda,waxaa fariista Madaxweynaha D.PL. Geeska,waxaa fariista M.ku xigeenka D.PL. 2-da Kursi ee…
Khudbada Madaxweyne Deni Sanadguurada 26-Aad ee Puntland,hoos ka daawo muuqaalka… Halkan ka daawo muuqaalka
Garoowe : 01 August 2024. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Ilyaas…
Puntland, an autonomous state, was officially established following a constitutional conference in Garowe. This conference brought together Issims (traditional elders)…
Dad badan,ayaa qaba PL in ay ubaahan tahay tixgelin gaar ah oo ka Madaxbanaan Xamar,sababtoo ah Maamulada Koonfurta iyo PL…
Dad badan oo reer Puntland ah,gaar ahaan Mustafe oo ka mid ah Dhalinyarada Qurba joogta,ayaa qaba in PL ku dhaqaaqdo…
Ciidanka Amniga Puntland oo kaashanaya odayaasha beesha eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo Magaalada Boosaaso horay ugu dilay 29-July-2024 Alle ha…
Guud ahaan Puntland,waxaa Caawa looga dabaaldegay Sanadguurada 26-Aad ee Aas-aaska Puntland. Caasimada Garowe,ayay ka dhacday Xafladii ugu waynayd ee lagu…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland Mudane Axmed Maxamuud Cumar oo u weheliyo Xoghayaha guud ee PEC Mudane Asad Axmed,ayaa ku wareejiyay…
Imtixaanka PL oo qaadistiisu soo bilaabatay in 2003 xilli aysanba dhisnayn DFS ee soo mara habraacyo loo jideeyay oo ku…
Mid ka mid ah Xildhibaanada PL ee ku matala Fadaraalka,ayaa soo gudbiyay xog ku saabsan Mashaariicda,Deeqaha Waxbarasho iyo Dhaqaalaha Wasiir…
Xildhibaano kasoo jeeda Beesha Daarood,ayaa la kulmay MW Xasan Shiikh,waxayna kala hadleen dhawr Qodob oo kala ah… In ay aqoonsi…
Xogta iyo Jaantuska Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad Dugsiyada Puntland. Ardayda dhacday aad ayay uyar yihiin,wayna baaseen intooda…
Cali Xoosh,waa mid ka mid ah tilmaamaha lasoo qaadan karo ee Waayeelka Siyaasada ku jira oo raba in ay ku…
10-ka Arday ee igu sareeya Imtixaanka Fasalka 8-Aad ee Dugsiyada Dhexe Puntland 2024. Halkan ka akhriso:-
Hubka Bosaso lagu qabtay mahan sida loo dhigay ee waxaa iska leh Nin la yaqaan oo ka Ganacsada Hubka laguna…
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafti uu hoggaaminayo,ayaa Maanta si weyn loogu soo Dhaweeyey Deegaanka Xasbahalle ee…
Waa ehelladii Macallinkii lagu dilay Seemade oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo. Si wanaagsan oo waxgaradnimo ah,ayaa loo maamulay dhacdadaas,iyadoo Aaska…
Masuuliyiin katirsan Dowlada Puntland,ayaa Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Ehelada Marxuum Macalin Xamse Muuse Ducaale oo Jimcihii lasoo dhaafey lagu diley Deegaanka…
Ciidanka Booliska Puntland Qaybta gobolka Bari ayaa wada hawlgalka soo qabashada ninkii ku eedaysnaa dilka Alle ha u naxariistee guddoomiye…
Khaalid Cali rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo,waxuu ahaa Madaxa Maamulka iyo Maaliyada Jaamacada Bariga Afrika ee Puntland. Khaalid Maanta,ayaa lagu…
Garoowe: Luuliyo 29, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baari…
Cabdinuur Sh.Maxamed Isxaaq oo ahaa Saxafi soo jireen ah markale,ayuu ka mid noqday Gudiga Doorashada PL ee PEC. Horay,waxa uu…
Booliska Puntland,waxay Gacanta ku dhigeen Dadkii ka danbeeyay Labadii dhacdo ee ugu danbeeyay ee ka dhacay Bosaso….. 1.Gudoomiye ku xigeenkii…
Laba dhacdo,ayaa 10 Daqiiqo gudahood ka dhacay Bosaso oo amnigeedu aad usareeyay waayahan danbe… 1.Gudoomiye ku xigeenkii Jaamacada EA Khaalid,isagoo…
Axmed Maxamuud Maxamed oo dilayΒ Xamse Muuse Ducaale oo ahaa Macallin iyo Imaan Deegaanka Seemade ka hawlgeli jiray. Dilaaga,ayaa la…
Boqortooyada Ingiriiska,ayaa iyaduna kusoo biirtay bogaadinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Qof iyo Codka ku hirgashay ee Puntland. Tani waa taariikh,waxayna kusoo…
Maanta,waxaa dib loo furay Saamiga Dekeda Garacad oo horay loo xiray,wuxuuna furnaanayaa ilaa Bisha Nov ee Sanadkan. Codsi ka yimid…
In Dekeda Garacad lagu wareejiyo Shirkad imaaraatiya,ayay isku raaceen Mulkiilayaasha Dekeda Garacad. Sidoo kale,waxay markale mudo xileed siiyeen Gudigii hayay…
Garoowe: Luuliyo 28, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud…
Dowlada Maraykanka,ayaa bogaadisay Doorashada Qof iyo Cod ee Puntland. PL,waxay utahay dhiirigelin iyo garab istaag bogaadinta Maraykanka hormuudka u ah…
Godobjiiraan: 27 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu…
Garoowe: Luuliyo 27, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baari…
Fiqi in uu yiraahdo Dastuurkii uu ku dhaartay,waxaa noosoo samaysay Itoobiya? Sidoo kale yiraahdo Dowlada uu Wasiirka ka yahay,waxaa noo…
Ninka dilay,waxaa layiraahdaa Axmed Maxamuud Maxamed Jaamac,Naynaasta Aabihii waxaa la dhahaa Ina Sharibood. Ninka wax dilay,waa Jiri Dad hore dhaawacay,waxa…
Guddiga Doorashooyinka Puntland,ayaa caawa ansixiyay Liiska xlXildhibaanada Golaha Deegaanka Sadexda Degmo eeΒ kala ah…. 1.Garowe. 2.Dangoranyo. 3.Godobjiiraan. Halkan ka…
Tababar ay iska kaashadeen Dugsiga Tababarada Ciidamada PMPF iyo EUCAP Somaliya,ayaa loo soo xiray Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Cutubyada…
Shirkad Somaliyed oo ay maalgashteen Dad Somaliyed oo gaaraya 700-Qof,ayay noqotay Shirkada Wadaagsin. Wadaagsin kaliya mahan Shirkad Somaliyed ee waa…
Dhaliishii ka jirtay gudaha Ciidanka Badda Puntland wax la taaban karo,ayaa laga qabtay. 1.Adeegii Caafimaadka,wax la taaban karo,ayaa laga qabtay…
Garoowe : 25 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E…
Shir weynaha Sannad laha ah ee Hantiilayaasha Shirkadda Wadaagsan,ayaa maanta ka furmay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,isagoo soconaya Muddo…
“QM waxay bogaadisay Doorashada Golayaasha Deegaanka ee sida xasiloonida iyo fufnaanta leh ku dhacday ee Degmooyinka 3-da ah PL”. Fariinta…
Doorashada Sadexda Degmo majirto Xisbi kaligii soo dhisi kara Duq Magaalo oo helay Cod ku filan. Garowe oo Caasimada Puntland…
Dimuqraadiyada Puntland in ay miro dhal tahay,waxaa kuu tilmaamaya,iyadoo bilow ah in Golaha Deegaanka Caasimada Garowe ay Xubno ka heleen…
Natiijada Hordhaca Garowe.? KAAH-12 Xildhibaan. HORSEED-6 Xildhibaan. SINCAD 5-Xildhibaan. MIDEEYE – 2 Xildhibaan. SHAQAALAHA 2-Xildhibaan. RUNCAD 2-Xildhibaan. IFIYE- 2 Xildhibaan.…
Jaaliayada Puntland ee UK,ayaa dooratay hogaan cusub oo ay yeelanayso Jaaliyadaas. Gudoomiyaha Jaaliyada,ayaa loo doortay Marwo. Jawaahir C.qaadir Carabay,waxayna xilka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa soo booqday Xarunta la socodka Doorashooyinka Sadexda Degmo, halkaas oo u kuur…
Waxaa soo xirmay Goobaha Codbixinta Doorashooyinka Sadexda Degmo ee Garowe,Dangoronyo iyo Godobjiraan. “Haddii lagaaro Lixda Maqribnimo Ciidamada amaanku safka waxa…
Madaxweyne Deni,ayaa Bulshada Puntland iyo Sonaliya,ayaa la hadlay Doorashada kadib;hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka