انا لله وانا اليه راجعون Allah haunaxariisto Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) oo mardhaw ku geeriyooday Istanbul Turkey. Dhammaan ehelka iyo…
Browsing: Puntland
Garowe: 02-Dec-2024: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar ayaa kulan…
Garoowe: 02 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay Shirweynaha deegaanka ee Puntland…
Laba wefti oo Sare kana kala yimid Maraykanka iyo Itoobiya,ayuu MW Deni ku qaabilay Carmo oo uu hada ku sugan…
Nin lagu Magacaabo C/risaaq Xuseyn Maxamuud Carcar oo mar ahaa Talye xigeenkii hore ee howlgalinta Ciidanka PMPF,ayaa Warqadan udiray Yemen.…
Garoowe, Diseembar 01, 2024: Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Cabdisalan Cali Faarax oo ay weheliyaan Agasimaha…
Damaca waalan ee Xasan Qabri-faagte iyo Doqonimada/Dadnimo la’aanta Marxuumka,waxay sababaysaa in Labada Nin isla degaan. Xasan isticmaalka xeerin la’aanta ah…
Dhulkii Awoowayaasha.!! Dhaadaar,waa halkii ay ku Dhasheen 7-da Ilmo Saleebaan Maxamed Ibraahim Jibraahiil. Sidoo kale,waxaa ku taal Buurta Qaniga ah…
Garowe (Idil News) – Puntland authorities are gearing up for a significant military operation aimed at eradicating ISIS-affiliated militants entrenched…
Garowe 10-ka Sano kadib,waxay noqonaysaa Caasimad ka hormarsan… 1.Amniga. 2.Bilicda. 3.Dhaqaalaha. 4.Dadka. 5.Adeega Bulshada. Waxaa la qiyaasaa in Dadka ku…
Waa aragtida aan difaacanaynay 50-kii Sano ee udanbeeyay mida MW Deni hada difaacayo,waana sababta Siyaasiyiinta ku mashquulsan Shaqo mudo gaaban…
Hawlgalka sifaynta argagixisada ee Labada Buurood,waxaa ka dhiman Laba arimood oo muhiim ah…. 1.Afhayeen Ciidanka uhadla. 2.Wariye TV-ga PL ah…
Shirka Todobaadkan ee Golaha Wasiirada Dowlada Puntland, ayaa looga hadlay…. 1.Amniga Guud. 2.Dhacdooyinka Todobaadka. 3.Daraasada Biyasaarka Gaalkacayo. 4.Tababarka Golayaasha Deegaanka.…
Waxaa maanta kulan gaar ah isugu yimid dhamaan 14-ka xubnood ee Guddiga Doorashooyinka Puntland, kulankan ayey ku doorteen Goddoomiyaha iyo…
Waraaq Furan Shalay Maanta u Ekaa Ujeedo: Nasteexayn iyo Tallo siin ku socota Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Dr Hassan Sh…
MAMNUUCIDA ADEEGYADA SHIRKADA 1xBET IYO JOOJINTA KAARARKA GAARKA AH (PRIVATE NUMBERS) .
25-ka Bisha December ayay PL Dhagaxdhigaysaa Tuulo Caafimaad oo uu ku dhexyaalo Isbitaal weyn oo dabooli doona baahida Caafimaad ee…
Maxkamadda darajada kowaad ee gobalka Bari ayaa saaka xukun Dil ah ku fulisay Maxamed Abshir Muuse oo horey dil ugu…
Baarlamaanka Puntland ayaa ku guda jira kulamo xasaasi ah oo kamid ah Kalfadhiga 55aad ee Golaha, kuwaas oo looga yeeray…
Puntland waxay galaysaa dagaal dhamaan Buuralayda Golis looga sifaynayo argagixisada. Magaca Hawl Galku,waa Duufaanta Sil-silada Golis. Saadkii iyo dhaqaalihi Hawlgalka,waa…
Maqaamka Caasimada ma samayn karaan…… 1.Hal koox. 2.Hal Beel. 3.Hal Deegaan. Caasimadu,waa Magaalo loo siman yahay oo lawada Boqraday,sidaa daraadeed…
Taliska ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa ku jira diyaargarowgii ugu dambeeyay ee la xiriira duullaan culus oo ka dhan ah kooxaha…
Dowladda hoose ee Garoowe ayaa bilaabaysa dib u dhis lagu sameynayo argada barxada caasimadda Puntland, oo ay caan ku tahay…
GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND AYAA U HAMBALYEEYAY XILDHIBAANNADA CUSUB EE DAWLADDA JUBBALAND. Halkan ka akhriso:-
Ilaa Sadex Mashruuc,ayaa qaybna ay ka hirgashay,qaybna laga hirgelinayaa Degmada Waaciye,waxaana Xarig jar iyo Dhagaxdhig ku sameeyay Madaxweyne Deni. Dhismaha…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa kormeeray Dugsiga farsamada gacanta ee degmada Waaciye, Kaasi oo halkii mar ay wax…
MW Deni,isagoon ka fiirsan,ayuu PL Gacantiisa ku kala jarayaa. Waxay ahayd khalad in Hanbalyada Cirro uu raaciyo SSC,kaliya,waxay ahayd in…
“Waxaan u hambalyeeynaynaa Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Aw-Cali Cabdi, waxaanu…
Garowe, Nofeembar 18, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad…
Waa su’aal muhiim ah oo la waydiiyay Wasiir Juxaa. “Gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn mustaqbalkooda iyo adeegii Bulshada maxaa PL uga…
Wasiir Juxaa maxaad ka duushay? Fiqi muxuu ba’ashay?? Markaad fiqi ku mucaaradayso ilaalinta Midnimada Dhuleed iyo Dadeed ee Somaliya? Ma…
Garowe, Nofembar 17, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad,…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray wejiga koowaad ee mashruuca maareeynta Daadka ee degmada Qardho, oo…
Garoowe : 14 November 2024: Shirka Golaha Wasiirada Puntland, ayaa Todobaadkan looga hadlay…. 1.Amniga, 2.Sida ay u socoto Fariisinta Goleyaasha…
Warshada Kalluunka Garacad,waxay maraysaa gabagabo dhismaheeda,waxaana yimid Qalabkii ugu danbeeyay. PL horay,waxaa uga jiray Warshada Kalluunka Xaabo iyo Warshada Kalluunka…
Waa dhab DFS ee fadhigeedu yahay Villa Somaliya,ayaa xirtay Baraha Bulshadaee ay leeyihiin Siyaasiyiin iyo Saxafiyiin ka aragti duwan. DFS,waxay…
Xildhiaanada PL kasoo jeeda ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa soo saaray War ay kaga soo horjeedaan qorshaha Xasan Shiikh. 6-Qodob ayay…
Garowe, Nofeembar 12, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddomiye Ku-xigeenka 1aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo…
Garowe: 11-Nov-2024: Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Mudane Maxamuud Maxamed Cumar oo…
“In Xaafiiska Siyaasada ee QM loo badalo Xaafiiska QM ee Somaliya,waxay PL u aragtaa mid loo baahnaa,halka Xaafiiska UNSOM ee…
Garowe: 10 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay daah-furka qorshaha horumarinta Dowladda Puntland ee…
Garoowe : 07 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas…
Guusha Ilhaan,waa umuhiim Sinjiga Somalida markii Afraad. Ilhaan,waxay samaysay mudadii ay ku jirtay Siyaasada Maraykanka Magac iyo waxqabad muuqda. Waxa…
Wasaaradda Arimaha gudaha Puntland oo shaacisay Musharaxiinta Gudoomiyayaasha Degmooyinka Garoowe, Godob-jiiraan iyo Dangorayo ee Puntland ka dib heshiis ay xisbiyadda…
Barlamaanka PL oo shaaciyey Ajandayaasha looga hadli doono kal-fadhiga 55-Aad.
Xildhibaanada iyo Seneterada Puntland ku matala Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka ah,waxay soo saareen kadib kulamadoodii Garowe,war Murtiyeed Caaqibo leh.…
Garoowe: 29 October 2024:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,…
Garoowe, Oktoobar 29, 2024 – Xubnaha labada Aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo ay weheliyaan Guddiga Golaha Wakiillada Dawladda…
Garoowe, Oktoobar 28, 2024 – Xubno ka tirsan Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Xubnaha…
By:-Ismail Warsame. Puntland House of Representatives is currently holding its 55th Session. Among the dignitaries and guests in attendance are…
Weftigii Milleteri ee Maraykanka ahaa 1:40 Daqiiqo ayay ka duuleen Bosaso oo ay Xalay ku hoydeen. Booqashadooda oo ahayd mid…
Garowe: 26 October 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ku garab istaagayso Jubaland oo go’aansatay in ay Doorashadeeda u qabsato sida sharcigeedu…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cadullaahi Deni oo ka digey Khariidada (MAP)-ka ay faafisay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ah…
《WAR-SAXAAFADEED》. Garowe: 26 October 2024: Dowladda Puntland waxay si kulul u cambaaraynaysaa, nasiib darrana u aragtaa khariiradda cusub ee ay…
Map-ka ay shaacisay Wasaaradiisa Batroolka,wuxuu la mid yahay hadalkii Xasan ee ahaa “24-Cisho ayay PL ku burburaysaa”. Waa wax muujinaya…
Maanta Saacada Bosaso markay ahayd 12:40 Duhurnimo ayay yimaadeen weftigii Ciidamada Maraykanka ahaa. Waxay ka koobnaayeen Talyaha Africom,ku xigeenkiisa,3-Sarkaal,15-Askari iyo…
Beri foog,waxaa Bosaso kasoo degaya weftigii Milleteri ee Maraykanka oo la sugayay. Waxaa qaabilaya Lataliyaha Amniga Masaxweynaha PL Aamiin Xaaji…