Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka cusub ee midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya,…
Browsing: Puntland
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre ee Dowladda Puntland C/llaahi Maxamed Xasan, ayaa fariin adag u diray Madaxda Dowladda Federaalka…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay saddexda nin oo loo heystay weerarkii lagu…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Sheegay in Af-Soomaaligu uu ku dhow yahay inuu ka dhabar go’…
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdixakiin Axmed Maxamed Dhooba-daareed, ayaa si adag uga hadlay Xaalada Gobalada Sool iyo Sanaag. Guddoomiye…
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta u yeeray Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka cusub ee Xog-hayaha…
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta diidey inay ansxiyaan Xisaab xirkii Miisaaniyaddii Dowladda ee 2018-kii, taas oo ay hor-geysa…
Booliska Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa soo bandhigay gabar xirneyd dharka raga , kuna hubeysneyd bastoolad. Gabadhan oo magaceeda…
Hanti-dhowrka Guud ee Dowladda Puntland, ayaa lagu wadaa inuu maanta hor-taggo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, si su’aalo looga weydiiyo…
Waxaa dood adag ka taagan tahay xisaab xirka Miisaaniyada Xukuumada Puntland. Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo maanta kulan ku…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamed (Faratoon), oo kamid ah Waftiga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ee ku sugan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay saraakil ka tirsan Bangiga Adduunka ee Puntland, masuuliyiinta Wasaaraddaha…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa maanta Shir guddoomiyay Kulankii khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Shirka…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xariirka Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad, oo Goor-dhaweyd Shir Jaraa’id…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda & Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska qeybta Canshuuraha oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta booqday xarunta Ciidanka Daraawiish-ta Puntland ee 54-aad, ayaa kulan kula qaatay…
Boqolaal ka mid ah Shacabka iyo waxgaradka ku nool Magalada Cadaado ayaa Maanta waxa ay dhigeen dibadbax ay uga soo…
Ciidamadii ka tirsanaa Maamulkii Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 2/7/2019 waxaa lagu…
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 1-da Luulyo ee 59-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobolada…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaaliya, isagoona digniin u diray Madaxda Dowladda…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe kaga qeyb galay munaasabadda xuska 1-da Luulyo maalinta xorriyadda…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabadda xuska 59-aad ee maalinta xorriyadda goballada…
Guddiga uu Baarlamanka Dowladda Puntland u xil saaray soo uruurinta Talooyinkii guddiyada kala duwan ee Golaha wakiiladu ay ku soo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeyb galay maalinta caalamiga ah ee Yoogada oo ah jimicsi fudud…
Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa dil ku xukuntay 3’dii nin ee loo haystay kiiska Caasha ilyaas iyadoo ku raacday…
Maxkamada Gobolka Nugaal ayaa amartay in la xiro qareenkii u doodayay saddexda nin ee ku eedaysan Kiiska Caa’isha Ilyaas. Qareenka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ka qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyey…
Maxkamadda Racfaanka Gobalka Nugaal, ayaa maanta oo arbaco ah mar kale dib u dhigtay Dhageysiga dacwada la xariirta kiiskii Afduubka,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ku baaqayo in la dardargeliyo wadahadalladii Soomaaliya iyo Soomaaliland…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada ee Garoowe kusoo dhaweeyey Safiiradda Dalka Norway u Fadhida Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), ayaa daah-furay maanta Shirka Maalgashiga u adkeysiga Abaaraha ee Degaanada…
Wasiirka Wasaaradda amniga Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa ka hadlay sababta ka dambeysa in uu tagi waayo Magaalada Gaalkacyo…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur (Dabakariix), ayaa digniin adag u diray Ganacsatada iyo Shacabka Gobalka Mudug, taas oo ku aadan…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa ka hadlay Khilaafka sii xoogeystay ee ka dhex jira Dowladda Federaalka iyo…
Guddiga Gurmadka Degmada Caluula ee Gobalka Gardafuu ayaa Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland uga dhawaaqay in xaalada adag ay ku…
Wasiirka Wasaaradda Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, ayaa maanta Magaalada Garoowe ka daah-furay Shirka Qareenada…
Maxkamadda Racfaanka Gobalka Nugaal ayaa maanta u fariisatay Dhageysiga Racfaan laga qaatay Xukunkii dilka ahaa ee lagu riday Saddexda eedeysane…
Dowladda Puntland ayaa wajahaysa dhaqaalo xumo baahsan, wixii ka dambeeyay Doorashadii Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni, Iyadoona ay jirto in Gunooyinkii…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Gobaleedka…
Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar, ayaa shaaca ka qaaday in dagaal iyo loolan adag uu ka dhexeeyo…
Waxgaradka iyo Isimada dhaqanka Beelaha Habar-gidir ayaa Heshiis ku gaaray in laga hor-tago Doorashada ay qorsheynayso Dowladda Federaalka inay ka…
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Abgaal oo maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda…
Madaxweynaya Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda UNICEF oo uu…
Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa Ansixiyey maanta Sharciga maareeynta maaliyadda oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda,kaasoo horey laba Akhrin usoo maray.…
Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta ee Dowladda Puntland ayaa sheegtay In Puntland lagu soo gali doono dal ku gal (VISA) “ si…
Shir looga hadlayey Hormaarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Qorshaha dib loogu dhisayo Waddooyinka isku xira Gobolada Dalka, ayaa Magaalada Garoowe ee…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil Jeyte, ayaa ka hadlay Xaalada ammaanka Degaanada Puntland, isagoona…
Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto, ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex taagan Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka…
Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Sheegay in Xukuumadda uu Hoggaamiyo ay dardar-gelisay Heshiiskii Balaarinta Dekedda Magaalada Boosaaso…
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiika Wasaaradda Maaliyadda Puntland…